Nin da' weyn oo dhoolla-caddaynaya oo ku fadhiya kursiyada.

2026 Qorshayaasha Medicare Supplement (Medigab)

#1 Qorshaha Medicare Supplement waxaa doortay dadka reer Minnesota1

Baadh qorshayaasha aan ku heli karno aaggaaga.

  • Isbarbar dhig kharashka & caymiska.
  • Hubi haddii dhakhaatiirta iyo farmashiye ay ku jiraan shabakad.
  • Eeg haddii daroogadu la daboolayo.
  • Diiwaan galiya markaad diyaar tahay.
     
SVG

Gelitaanka xubinta

Soo qaado Kaarkaaga aqoonsiga, qorshaha macluumaadka, raadi dhakhaatiirta ku jirta shabakadda iyo wax badan.

Dulmarka qorshaha

Waa maxay sababta aad u dooranayso qorshaha Blue Cross Medicare Supplement?

Qorshayaasheena Kaabida Medicare waxay bixiyaan caymiska caafimaadka-kaliya oo leh faa'iidooyinka damanaad qaadaya dib u cusbooneysiinta inta aad bixineyso khidmada caymiska.

Waxaad isku lamaanin kartaa qorshaha Kaabista Medicare ee leh qorshaha daawada dhakhtar qoray ee gooni u taaga ah.

Wax badan ka baro sida ay u shaqaaeyso Qorshaha Medicare Supplement

shuruudaha u-qalmitaanka Medicare Supplement:

  • Waa inaad u qalantaa Medicare Part A oo aad ku qoran tahay Part B.
SVG

Caafimaadka

Waxaad dooran kartaa dhakhtarkaaga iyadda oo aysan jirin wax xadidaada shabakadda 2 oo arag adeeg bixiye walba kaas oo aqbalaya shaqda Medicare.

SVG

Safarka

Ku noolshaha iyo u safriad meel walba oo Mareykanka iyo helida faa'iidooyinka shabakadda marka aad aragto adeeg bixiyaha wuxuu aqbalay shaqada Medicare

SVG

Taleefanka Kalkaalka

Kalkaalisada diiwaangashan waxaa la helaya 24 saacadaha maalintii, toddobo maalmood toddobaadkii si looga jawaabo su'aalahaaga

SVG

Joojinta tubaakada iyo khadka taageerada ee uumiga

Hagitaanka shakhsi ahaaneed ee horumarinta qorshaha joojinta iyo taageerada joogtada ah ee aTababaraha fayoqabka.

Koox waayeel ah oo jimicsi sameynaya.

Barnaamijka jimicisga SilverSneakers

SilverSneakers® waa fursad kor loogu qaadayo caafimaadkaaga, helida kalsoonida iyo isk xirka bulshadaada.

Hel marinka kumaankunka ee goobahah jimicsiga wadanka oo dhan, fiidooyinka jimicsiga ee aad looga baahan yahay iyo fasalada onlaynka ah

Qof waayeel ah oo kujiro wicitaan muuqaal ah oo la leeyahay dhakhtar gudaha qolka jiifka.

Daryeelka khadka

Ka arag dhakhtar barta teleefoonkaaga casiraga ah, tablet​​​​​​​-kaaga ama kombiyuutarkaaga bixiyeyaasha bixiya adeegyada caafimaadka ee telehealth​​​​​​​ iyo daryeelka onleenka adoo u marayo Doctor On Demand.

xulashooyinka qorshaha

Dooro heerkaaga caymiska

Qorshayaasheena kaabida waxay bixiyaan caymiska kala duwan ee afarta heer iyo wadaagista kharashka. Qorshe walba wuxuu bixiya qaddar kala duwan oo ku saabsan caymiska caafimaadka.

Qorshaha saxda ee adiga kugu haboon wuxuu ku xiran yahay inta jeer aad booqto dhakhtarka iyo inta aad rabto inaad bixiso bil walba marka aad hesho daryeelka.

Qorshaha Sare ee laga jari karo F

Dookha wanaagsan haddii haddii aad aadi wayso dhakhtarka inta badan.

  • Hoos u dig khidmada caymiska
  • Wada-bixinta ugu yar ama wadaaga lacag bixinta caymiska ka dib marka lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo la buuxiyo.
  • Arag takhtar kasta oo yeelaya meelaynta Medicare

Qorshaha N

Dookha wanaagsan haddii aanad hubin inta jeer ee aad aadi doonto dhakhtarka.

  • Hoos u dig khidmada caymiska
  • Adeegyada Lacagta lawada bixinayo ee Part B (Caafimaadka)
  • Arag takhtar kasta oo yeelaya meelaynta Medicare

Medicare Blue-ga Aasaaska

Dookha wanaagsan haddii aad u baahan tahay caymiska badan iyo aadista dhakhtarka.

  • Kor u qaad khidmada caymiska ee bil kasta
  • Copays ugu yar ama wadaaga lacag bixinta caymiska marka dhammaan fuushan la doorto.
  • Arag takhtar kasta oo yeelaya meelaynta Medicare

Taageero iyo agabyo

SVG

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658
(TTY wac 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

SVG

Dalabka xirmadada isdiiwaangelinta Medicare Supplement

Waxaad isticmaali kartaa warqadda baakadan ee ku jirta qorshaha boostada si aad iskula barbardhigo doorashooyinka qorshaha, faa'iidooyinka, kharashaadka, iyo caymiska.

Isbarbardhiga qorshayaasha

1Ku saleysan NAIC Oktober 25, 2023, Warixinta Waayo Aragnimada Caymiska Kaabida Medicare.

2Senior GoldSMqorshaheena wuxuu isticmaalka the Aware® Network -shabakadda ugu weyn Blue Cross network. Adeeg bixiye kasta oo ah daryeelka caafimaadka waa qandarasle madaxbanaan mana ahaan wakiilkeena. Waxay ku xiran tahay xubinta si uu u xaqiijiyo ka qaybgalka bixiyaha mashruucooda ka hor intaysan helin adeegyada.

Waxtarrada kor lagu muujiyay waxaa la helayaa marka dhammaan xulashooyinka daboolitaanka la gato. Qiimayaashu way kala duwanaan doonaan oo waxaa suurtogal ah inay sarreeyaan haddaan xulashooyinka daboolitaanka la gadan.

Daboolkaan xagga safarka wuxuu ku kooban gudaha Maraykanka kaliya. Kaliya waxaa la daboolay adeegyada degdegta marka adduun-weynaha loo safraayo.

Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbannan oo bixisa adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid. Blue Cross Medicare Advantage, Platinum Blue, Senior Gold iyo kuwa kale Kaabayaasha Medicare ah iyo qorshayaasha SecureBlue waa qalmaan.

S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M