Qorshayaasha caafimaadka qofka iyo qoyska
Caymiska aad ku xisaabtami karto ee qorshaha caafimaadka #1 ee Minnesota*
Isdiiwaangelinta gaarka ah
Diiwaangelinta furan way dhammaatay.
Ma seegtay waqtiga is diiwaangelinta? Waxaa laga yaaba inaad u qalanto weli qorshaha iyadda oo lo marayo is diiwaangelinta gaar ah.
Raadi qorshahaaga
Isbarbardhig qorshayaasha Blue Plus oo eeg heerarkaaga.