Dibadda calanka Mareykanka

Qorshaha Medicare Advantage (PPO) ee Blue Freedom

0 ah khidmada caymiska qorshaha caafimaadka -kaliya ee Medicare ee loo dhisay Ciidaanka hawlgabka.

Baar qorshayaasha aan ku heli karno aaggaaga.

Xulo tabka qorsheyaasha caafimaadka kaliya ee ku yaal bogga internetka ee soo socda.
 

SVG

Gelitaanka xubinta

Soo qaado Kaarkaaga aqoonsiga, qorshaha macluumaadka, raadi dhakhaatiirta ku jirta shabakadda iyo wax badan.

Dulmarka Qorshaha

Ku saabsan Freedom Bulue

Qorshaheena Medicare Advantage ee caafimaadka oo kaliya Freedom BlueSM waa dookha fiican haddii aad horey u laheyd caynsanaanta daroogada la aamini karo iyadda oo loo marayo VA, TRICARe ama la mid ah.

Qorshaha wuxuu leeyahay faa'iidooyin dheeraad ah sida ogolaanshaha kaarka flex ee aan la iibin karin, ogolaanshaha ilkaha, ogolaanshaha muraayadaha-indhaha, faa'iidada qalabka maqalka, barnaamijka jimicsiga iyo toobinta.

Shuruudaha u qalmitas Freedom Blue:

  • Heyso Medicare Part A
  • Hayso Medicare Part B
  • Ma u nooshahay ismaamul halkaas oo qorshaha laga helayo

Gobolka Meadow
Anoka, Carver, Chisago, Dakota, Isanti, Ramsey, Scott, Sherburne, Washington, Wright

Lake Region
Hennepin

Gobolka Woodland
Becker, Benton, Big Stone, Cass, Clay, Clearwater, Douglas, Faribault, Grant, Houston, Hubbard, Kandiyohi, Kittson, Marshall, Morrison, Nicollet, Otter Tail, Renville, Roseau, Stearns, Swift, Todd, Wilkin, Winona

SVG

Caafimaadka

Geltiaanka shabbakadda ballaran ee dhakhaatiirta Minnesota

SVG

khidmada caymiska dib u bixinta

Illaa $145 bishiiba Medicare khidmada caymiska Part B dib u celinta

SVG

Ilkaha

Ka hortagga iyo caymiska ilkaha ee dhammeystiran 2000 faa'iidada qorshaha ugu badan

SVG

Safarka

Ku safar ilaa 9 bilooyin oo isku xiga gudaha Mareykanka oo hel faa'iidooyinka shabakadda ee adeeg bixiyaasha la doortay

Calaamadda Abaalmarinta Freedom iyo calaamadda Abaalmarinta Beyond the Yellow Ribbon.

Waxaan ku faana taageerida xubnaha adeega ciidanka

Blue Cross waa 2024 Xog heynta qaataha Abaalmarinta Xoriyada Taageerada Badrooniga Difaaca. Tani waa aqoonsiga ugu sareysa ee Dowladda Mareynka ee la siiyo badrooniga si ay loo taageero Ilaalintooda iyo Kadyinta shaqaalaha.1

Blue Cross waa qorshaha caafimaadka koowaad ee Minnesota ee loogo talo galay shirkadda Yellow Ribbon ee ay ugu talo gashay taageeradeeda xubnahaha adeega, ciidaanka hore iyo qoysaskooda..2

Faa'iidooyinka

SVG

Dhagaysiga

Baarista maqalka iyo qalabka faa'iidada (ilaa 2 qalab sanadkiiba) oo leh $0 kor u qaadista ikhtiyaarka batteriga dib loo soo celin karo ee qaababka qaarkood iyada oo loo marayo TruHearing®>

SVG

Aragtida

Ogolaanshaha muraayadaha indhaha muradayaha ama ookiyaalayaasha

SVG

Faa'iidada cuntada

Hel 2cuntooyin maalintiiba, ilaa14maalmood, kharash dheeri ah joogitaanka dheeriga ah ee bukaan jiifka

SVG

Daryeelka khadka

La kulmo dhakhtar si toos ah taleefankaaga casriga ah, tablet-kaaga ama kombiyuutarkaaga oo ka shaqeeya bixiyeyaasha bixiya telehealth iyo daryeel online ah iyada oo loo marayo Doctor On Demand

Farmashiistaha gacanta ku haya santuuqa dawada waayeelka.

Gunada dawada banaanka laga gadan karo (OTC)

Hel kaar flex seddex biloodle ah 3 si aad u iibsatid daawooyinka aad u qalanto ee banaanka laga iibsado iyo alaabaha caafimaadka la xidhiidha, si ay kaaga caawiyaan inaad ku noolaato hab nololeed caafimaad leh.

Koox waayeel ah oo jimicsi sameynaya.

Barnaamijka jimicisga SilverSneakers

SilverSneakers® waa fursad kor loogu qaadayo caafimaadkaaga, helida kalsoonida iyo isk xirka bulshadaada.

Hel marinka kumaankunka ee goobahah jimicsiga wadanka oo dhan, fiidooyinka jimicsiga ee aad looga baahan yahay iyo fasalada onlaynka ah

Taageero iyo agabyo

La-taliye caawinaya lammaanaha waayeel ah

Ma aha in ay adkaato.

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Ka caawinaya inaad baran karto wax ku saabsan aasaasda Medicare
  • Ka caawinaya inaad helayso helida qorshaha taas oo dhammaystiraysa faa'iidooyinka jira ee VA
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha
SVG

Codso qalabka diiwaangelinta

Waxaad isticmaali kartaa qalabka si isaga diiwaangeliso qorshaha boostada oo aad isku barbardhigtio xulashooyinka qorshaha, faa'iidooyinka, iyo qarashka iyo caymiska.

SVG

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658
(TTY wac 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

SVG

La shaqee wakiil

Wakiil ayaa kugu hagi kara dhammaan marxaladaha go'aan qaadashada, isagoo kaa caawinaya inaad qiimaha ugu wanaagsan ka hesho lacagta aad ku bixiso daryeelka caafimaadka.

Is barbardhig oo isdiiwaangeli

1https://www.esgr.mil/News-Events/Press-Releases/articleType/ArticleView/articleId/10533/ESGR-Announces-2024-Secretary-of-Defense-Freedom-Award-Recipients

2Blue Cross Blue Shield waxaa u aqoonsaday shirkadd Dhaafsan Yellow Ribbon, Axadii Toddobaadkan Janaayo 27, 2016 & 2023 Minnesota National Guard

3Haraadiga sadex bilaha ah bilaha kale kuma darsanto

Daboolkaan xagga safarka wuxuu ku kooban gudaha Maraykanka kaliya. Kaliya waxaa la daboolay adeegyada degdegta marka adduun-weynaha loo safraayo.

Blue Cross waxay haysaa qorshe-yaasha PPO oo leh qandaraasyada Medicare. Ku-biiritaanka qorsha-yaashaan waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska.

Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbannan oo bixisa adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.

SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid.

S5743_090926_P01_M
Y0138_090926_P01_M