Nin waayeel ah oo ku dhoola cadeynaya ciyaar

2026 Qorshaha Part D Dawooyinka dakhtarka soo Qoray ee Medicare

MedicareBlue-keenaSM Qorshaha Rx wuxuu ka caawiyaa bixinta daawooyinka aan lagu daboolin Orginal Medicare.

SVG

Baar qorshaha qorshahayaga daawada dhakhtar qoray.

Fiiri caymiska qorshaha, kharashka, iyo faa'iidooyinka.

SVG

Gelitaanka xubinta

Soo qaado Kaarkaaga aqoonsiga, qorshaha macluumaadka, raadi dhakhaatiirta ku jirta shabakadda iyo wax badan.

Dulmarka qorshaha

Maxaad u dooraneysa qorshaha Blue Cross iyo daawada dhakhtar qoray?

Waxaad badbaadsan kartaa kumaan kun oo ah lacagta shabakadda farmashiyaasha wadanka oo dhan. Ka hel kaydadka dheeraad farmashiyaasha la doorbiday ee ku jira shabakadaada.

Dookha wanaagsan haddii aad si maalinle ah u qaadaneyso daawooyinka si loogi maareyo xaalad

  • Khidmada caymiska bilaha ee Midrange
  • Lacagta la jari karo caymiska: kadib marka aad bixiso lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo 0 wadaaga lacag bixinta ee Heerka 1 daawooyinka laguu qoray marka isticmaalayso famrashiye aad doorbideyso. Waxaad bixin kartaa wadaaga lacag bixinta ama wadaaga lacag bixinta caymiska ee Heerka daawooyinka la caymiyey 25
  • Farmashiyeyaasha la doorbiday waxaa ka mid ah CVS, Hy-Vee, iyo Walmart1

Wax badan ka baro sida Medicare qorshaha Part D uu u shaqeeyo.

Arag 2025 qorshayaasha Part D.

SVG

Farmashiyaasha

Helitda kumanaanka ee farmasiyada shabakada ee wadanka oo dhan halkaas oo aad ka buuxsan karto warqaddaada rajeetada

SVG

Caymiska daawada

caymiska daawooyinka aan rasmiga aheyn, kuwa magacyada shirkadaha waaweyn iyo daawooyinka gaarka ah

Taageero iyo agabyo

SVG

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658
(TTY wac 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

SVG

Dalbo xirmada isdiiwaangelinta MedicareBlue

Waxaad isticmaali kartaa warqaddan baakada si aad isaga diiwaangeliso boosto ahan oo aad u aragto qorshaha faa'iidooyinka, kharashaadka iyo caymiska.

Isbarbardhiga qorshayaasha

1Laga bilaabo Luulyo 2025.

Blue Cross waxay soo ban dhigtaa Qiime, qorshe-yaasha PPO iyo PDP ay weheliyaan qandaraasyada Medicare. Ku-biiritaanka qorsha-yaashaan waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska.

MedicareBlueSM Rx (PDP) iyo Group MedicareBlue Rx waa qorshayaasha daawada dhakhtar qoray ee qandaraska Medicare. Diiwaangelinta MedicareBlue Rx waxay kuxirantahay cusboonaysiinta qandaraaska iyo diiwaangelinta kooxda MedicareBlue Rx waxay kuxirantahay cusboonaysiinta qandaraaska kafafiilka qorshaha ee Medicare.

Caymiska wuxuu diyaar u yahay deggana-yaasha aagga adeegga xubnaha loo-shaqeeyaha ama kooxda midowga iyo mid ay gooni ahan u soo saareen caymisyada soo socda midkood: Wellmark Blue Cross iyo Blue Shield ee Iowa*; Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota*; Blue Cross iyo Blue Shield ee Montana*, qeybta Iskaashatada Adeegga Caafimaadka, Shirkadda Keydka Sharci Wadaageedka; Blue Cross iyo Blue Shield ee Nebraska*; Blue Cross Blue Shield ee North Dakota*; Wellmark Blue Cross iyo Blue Shield ee South Dakota*; iyo Blue Cross Blue Shield ee Wyoming*. *Shatiyada madaxa-bannaan ee Blue Cross iyo Ururka Blue Shield.

S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M