
Qorshayaasha ilkaha Blue Cross
Caafimaadka afka waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadkaaga guud, caymiska ilkahana wuxuu ka dhigaa mid la awoodi karo.
Caafimaadka afka waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadkaaga guud, caymiska ilkahana wuxuu ka dhigaa mid la awoodi karo.
Qorshaha ilkaha ee Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota, waxaad heleysaa daryeelka ka hortagga ah iyo adeegyo caadi ah taasoo qayb ka ah booqashadaada joogtada ah ee ilkaha.
Ka faa'iidayso Minnesota wayn, koraysa iyo shabakad qaran. Waxaad sidoo kale qiimo dhimis ka heleysaa dhakhaatiirta ilkaha intooda badan.
Haddii aad tahay loo-shaqeeye doonaya inuu kor u qaado caafimaadka shaqaalaha ama aad u raadinayso qorshaha ilkaha qoyskaaga, waxaanu haynaa qorshe ku habboon baahiyahaaga iyo miisaaniyaddaada.
Raadi bixiyayaasha ku jira shabakadda qorshaha ilkahaaga.
Qorshayaashayada daryeelka ilkaha waxaa loogu talagalay dhamaan dadka da' kasta ah oo u baahan fursado kala duwan oo caymiska ah.
Haddii aad rabto qorshe jaban, dhaqameed ama caymiska dhammaystiran, waxaad ka heli doontaa Blue Cross.
Kooxaha leh 2-50 shaqaale. Sii shaqaalahaaga xulashooyinka caymiska ilkaha ee u shaqeeya iyaga iyo adiga.
Kooxaha leh 51 ama shaqaale ka badan. Ka dooro noocyo kala duwan oo ah doorashooyinka caymiska ilkaha.
Wakiil wuxuu ku hagi karaa habka go'aan qaadashada oo dhan, isagoo kaa caawinaya inaad hesho qorshaha ugu fiican ee baahiyahaaga.
Qorsheyaasha caafimaadka qofka iyo qoyska ee reer Minnesota waxay ku saleysan yihiin meesha aad ku nooshahay. Qorsho walba wuxuu leeyahay shabakadd daboosha adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka ee aagaaga.
Haddii aad raadinayso naqshad qorshaha dhaqameed ama xulashooyin kor u qaadaya kaydka adiga oo isticmaalaya kharash wadaagis ama shabakado diiradda saaraya, waxaan bixinaa qorshayaal caafimaad oo kala duwan oo aad ka dooran karto.
Qorshayaasha aragtida Blue Cross waxay bixiyaan kaydinta muraayadaha indhaha iyo qaar cayminaya baaritaanka indhaha.