Wayeel ku dhoola cadeynaya bannaanka.

Baro Medicare wax ku saabsan

Helitaanka ilaha si aad u barato sida ay Medicare u shaqeyso.

Asaaska Medicare

Medicare waa barnaamijka caymiska caafimaadka dowladda oo loogu talo galay dadka Mareykanka oo jira da'da 65 ama ka weyn
iyo dhalinyarada naafonimooyin gaar ah oo qaata faa'iidooyinka Amniga Bulshada.

Baro sida Medicare u shaqeeyso.

Haddii aad diyaar u tahay inaad iska diiwaangeliso Medicare, waxaad fahmi doontaa aasaasyada. Fiidiyowgan waxaad ku baran doontaa sida Medicare u shaqeyso iyo waxa ay daboosho.

Ilaha badan ee waxbarashada

Dad waaweyn ka qeybgalaya aqoon is weedaarsii

Tababaro bilaash ah Medicare ah

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

La-taliye caawinaya lammaanaha waayeel ah

Ma aha in ay adkaato.

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha

SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid. Blue Cross Medicare Advantage, Platinum Blue, Senior Gold iyo kuwa kale Kaabayaasha Medicare ah iyo qorshayaasha SecureBlue waa qalmaan.

TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.

S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M