Blue Cross Blue Shield Association iyo shirkaddaha Blue Cross iyo Blue Shield waxay ku faraxsan yihiin Amarka Maxkamadda ee Ansixinta heshiiska aan gaarnay si loo xalliyo sheegashooyinka kiiskan. Heshiiska la garaay ayaa dhaqan galay Sebtembar 19, 2025. Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota waxay rajeynayaan inay iskaashi la yeeshaan Blue Cross iyo Blue Shield Association iyo dhammaan shirkaddaha Blue Cross iyo Blue Shield si ay u hirgeliyaan gargaarka sida ku cad heshiiska. Waxaan diidnay sheegashooyinka lagu soo jeediyay dacwada. Si kastaba ha ahaate, si aan kiiskan uga gudubno, waxaan sameyn doonnaa isbeddello hawlgal ah oo aan bixin doonnaa lacagaha xubnaha kooxda. Iyadda oo loo marayo dejinta ansixinta hanaanka waxaan diiradda saareynaa hadafka aan haysanay in ka badan 90 sano: ka caawinta xubnaheena inay helaan daryeelka caafimaadka oo ammaan ah, wax ku ool ah, oo la awoodi karo.
Macluumaadka Dejinta
Shakhsiyaadka ama kooxaha qaba su'aalo ku saabsan dejinta waa inay isticmaalaan mid ka mid ah saddexda il si ay wax badan uga ogaadaan:
- Websaydhka Dejinta, oo ku yaal www.bcbsprovidersettlement.com
- Lambarka weydiimaha ee bilaashaka ah, kaas oo ah +1 (888) 452-3095
- Cinwaanka iimaylka, kaas oo ah Administrator@BCBSProviderSettlement.com
Khayraadkani waa ilaha ugu wanaagsan ee macluumaadka la xidhiidha dejinta waxqabadka fasalka.
Blue Cross and Blue Shield Association waa urur madax-banaan oo ka kooban qorshooyinka Blue Cross iyo Blue Shield.