Baro Lifespark

Buuxi caafimaadka waayeelada-guriga wixii ah xubnaha Medicare Advantage ee metro

Lifespark waxay la shaqaysa Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota (Blue Cross) si ay kugu keento adeegyo ku haboon wicitaanka casriga​​​​​​​ ah ee guriga - oo aan wax kharash ah kugu fadhin. Kooxdaada Lifesparka waxay wakhti ku qaadada fahmida waxaa muhiimka u ah caafimaadkaaga iyo yoolalka nolosha. Kadib waxay si dhaw ula shaqayaan dhakhaatiirtaada kale khabiirada si ay u dhisaan oo ay u taageeraan qorshaha daryeelka la isku duba riday ee socda. Adeegyada Lifespark waxay xooga saaraan wax ka qabashada caafimaadkaaga, dareenkaaga iyo mudnaanta bulshada. 

Nooca-Qofka oo dhan ee Lifesparka waxaa loogu yeera Lifespark-ga DHAMAYSTIRANTM waxay ka caawisa xubnaha da'da ah mar walba oo ay soo wacaan guriga. Waxay u adeegan xubnaha Medicare Advantage ee aaga metro, oo ay ku jiraan Anoka, Carver, Dakota, Hennepin, Ramsey, Scott, iyo Ismaamulada Washington.

Sidee ayey ugu caawin kartaa Lifespark?

Lifespark waxay isku keentaa noocyada badan ee adeegyada caafimaadka ee loogu talo galay waayeelada ee aad iskugu xiran, waayo araganimada ku haboon si loo taageero caafimaadka socda, gaar ahan kuwa qaba baahiyaha adag ee caafimaadka.

  • Booqashooyinka ku haboon-guriga - Kula kulan meel ku haboon gurigaaga kooxda Lifespark ama muuqaal foogaan ah, mar walba oo kugu haboon adiga.
  • Dhakhatiir ku garaynaysa adiga - Ku takhasusay baahiyaha gaarka ah ee dadka waayeelada, Lifespark waxay walaca ka sareeysa kooxaha daryeelka badan iyada oo u doodaysa mudnaantaada caafimaadka oo horeyna ula sii xiriiri doonto dhakhatiirtaada kale iyo takhasusayaal.
  • Marka aad u baahan tahay iyaga - Dhakhtar shatiyeysan ayaa la helaya 24/7 si looga jawaabo su'aalaha ama in la bixiyo hagida degdeg ah ee telefoonka.
  • Waxaa daboolay Blue Cross - La-howlgalayaasha Lifespark ee Blue Cross ayaa kharash la'aan kugu keenaysa adeegyada tayada-sare. 

Janaayo 1, 2023, Lifespark waxay heshay Livio Health. Bukaanada Livio waxay sii wadyaan inay adeeg isku mid ah iyo taagerada Lifespark. Si aad wax badan ugu barato oo ku saabsan Lifespark, booqo lifespark.com.

Haddii aad tahay bukaanka hadda ee Livio Health, fadlan wac (952)345-8770 haddii aad taageero u baahan tahay. Livio Health hadda ma aqbalayso wax bukaano cusub ah. 

Barnaamijyada Caafimaadka

Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Eeg sida aan u caawin karno.

Eeg dhammaan barnaamijyada caafimaadka