Sideen ku ogaan karaa haddii habraac ama daaweyn la daboolay?
Ku gal koontadaada xubin si aad u aragto akhbaar kooban oo ku saabsan caymiskaaga iyo faa'iidooyinkaaga.
Waxaad sidoo kale caawin ka heli kartaa adeegga macmiilka iyadda la isticmaalayo lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta
Sideen ku ogaan karaa inay daawadeyda dhakhtar qoray ee tahay mid daboolan?
Ku gal koontadaada xubin si aad u aragto macluumaad ku saabsan caymiska daawada dhakhtar qoray.
Waxaad sidoo kale geli kartaa app-kaaga xubin si aad u hubiso caymiska warqadaha dawada ee dhakhtar qoray iyo kharashka. Qiyaasaha Qiimaha Dawooyinka ayaa diyaar u ah xubnaha leh faa'iidooyinka daawada ee ay maamusho Prime Therapeutics.
Hel caawinaad si aad u fahamto caymiska dawooyinkaaga dhakhtar kuu qoray
waa maxay sharraxaadda dheefaha?
Sharraxaadda dheefaha (SHDH) waa dukumeenti tusinaya burburka adeegyada daryeelka caafimaadka ee aad heshay booqashadi ugu dambeysay ee dhakhtarkaaga. Waxay muujinaysaa waxa aad qorshaha caafimaadka uu bixiyay iyo inta aad ka mas'uul tahay bixinta.
Wax badan ka baro SHDH-yada
Waa maxay booqashada daryeelka ka hortagga? Ma bilaash baa?
Daryeelka ka hortagga waxaa ku jira imtixaano iyo baaritaanno kaa caawinaya inaad caafimaad qabtid intii suurtagal ah. Badanaaba waxa daboola qorshehaaga caafimaadkaaga. Daryeelka aad u baahan tahay waxay ku xiran tahay da'daada, jinsigaaga, taariikhda qoyska iyo arrimaha kale.
Baro waxa daryeelka ka-hortagga uu daboolo.
Eeg talooyinka daryeelka ka hortagga