Koox waayeel ah oo haya qalab dijitaal ah oona dhoola cadaynaya.

Isu diiwan geli Hoose-Hawleedka Medicare

Nagula soo biir aqoon isweydaarsi, shakhsi ahaaneed bilaasha ah ama onlayn ah oo Medicare ah si aad wax uga barato Medicare iyo qorshayaasha la heli karo. 

Booska wuu kooban yahay - Isdiiwaangeli ama wac:
1-844-897-3294, TTY 711, 8 subaxnimo illaa 8 galabnimo Wakhtiga Dhexe, maalin kasta
 

Dulmar

Waxa aad baran doonto

99% oo ka qaybgalayaal ayaa sheegay in ay si fiican u fahmaan sida Medicare u shaqeeyso ka dib markii ay ka qayb galeen aqoon isweydaarsi Medicare oo Blue Cross ah.*

Original Medicare

Baro Part A iyo Part B, goorta iyo sida la isku diwaangeliyo, sida looga fogaado ciqaabaha, iyo waxa Medicare daboosho (iyo waxa aysan) daboolin.

Qorshayaasha Medicare Blue Cross

Fahm fursadaha qorshaha ee laga heli karo gobolkaaga, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo Kaabayaasha si aad u doorato caymiska kuugu habboon.

"caymiska caafimaadka iyo Medicare ayaa noqon karaa dibanno, waxaan u faana jiheynta xubnahayga ku xeeran dibannada iyo inaan ka caawiyo inay helaan doorashooyinka qorshaha ugu wanaagsan."
- John Derbis, Blue Cross Advisor

La kulan La Taliyaasheena Blue Cross

Lataliyaasheena ayaa halkan kuu joogo.

Kulan walba waxaa marti gelinaaya mid ka mida la taliyaasheena khibrada leh ee Blue Croos. La taliye aqoon leh ee aagaaga ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasha Medicare oo hel mid kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshaha, la taliyahaaga ayaa kula kulmaysa.

Ilaha iyo Taageerada

SVG

Codso agabyada boostada laguugu soo dirayo

Dalbo dhukumentiyada qorshaha Medicare iyo agabka is-qorista si boostada laguugu soo diro.

SVG

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658
(TTY wac 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

*Sahanku wuxuu u jawaabaa 2021 hooso-hawleedyada Medicare ee ay soo ban dhigtay Blue Cross bishii Labiyo Tobnaad 2021.

S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_ N01_M