
Tallaabada Madaxbanaanida
Adeegyada bulshada ee Lutheran ee Minnesota (LSS) waxay bixisa barnaamijyo iyo taageero si ay uga caawiso dadka dhalinyarada inay si wanaagsan ugu wareegaan qaangaarnimo.
Adeegyada bulshada ee Lutheran ee Minnesota (LSS) waxay bixisa barnaamijyo iyo taageero si ay uga caawiso dadka dhalinyarada inay si wanaagsan ugu wareegaan qaangaarnimo.
U diyarargarowga qaangaarnimada waxay noqon kartaa faraxad iyo waqti adag. Adeegyada Bulshada Lutheran ee Minnesota (LSS) waxay ka caawin kartaa sameeynta fudud ee u wareegida qaangaarnimada - dadka oo dhan waxay ku helayaan kharash la'aan.
LSS waa lagu kalsoon yahay waana haya'ad khibrad u leh inay siiso adeegyada kala duwan dadka dhalinyarada uu dhaxeya da'aada16 iyo 22.
Adeegyada ay bixiyaan waxaa ka mid ah:
Taageerada si loo abuuro qorshaha waxbarashada iyo helida yoolalka mustaqbalka.
Raadi iyo diyaarinta shaqada, waxaa ku jira tababarada iyo taageerada wareysiga.
Baro wax badan oo ku saabsan barnaamijyadda cuntada oo hel taageerada cunto cunista.
Qorshaha caafimaadka Blue Plus ilaha iyo macluumaadka sida loo joogteyo caymiskaaga.
Waxbarashada iyo taageerada la xiriira caafimaadka galmada iyo fayo qabka.
Ilaha ee caawinaya dhalinyarada inay helaan iyo xalisinta guriga.
Lutheran Social Service of Minnesota waa haya'ad gooni oo samofal oo bixisa adeegyada bulshada iyo barnaamijyada carruurta, dhalinyarada, qoysaska, iyo dadka wayeelada, iyo dadka qaba curyaanimada Minnesota.
HMO Minnesota, d.b.a. Blue Plus, waxay la xiriirta Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, waa shati bixiye madaxbanaan ee Blue Cross and Blue Shield Association.
DHS_100424_K01 ANSIXINTA DHS 11/19/2024