Adeegga dirista warqada dawada ee dhakhtar qoray
Badbaadso safarka farmashiyaha marka sida joogtada ah lagu soo dirayo daawoyinka boostada adiga MedsYourWayTM Guri Keenida iyadda lagu soo marinayo Amazon Farmashiye.
Badbaadso safarka farmashiyaha marka sida joogtada ah lagu soo dirayo daawoyinka boostada adiga MedsYourWayTM Guri Keenida iyadda lagu soo marinayo Amazon Farmashiye.
MedsYourWay, waxaad yeelan doontaa badbaadinta ilaa 80boqolkiiba noocyada iyo daawooyinka jineeriga ah iyo waana muhiim in la dhismo waayo araganiamada Amazon Farmashiye.
Daawoyinka aar ayaa lagu heli karaa qiimo yar kaarka qiimo dhimista. Qiimaha kaarka qiimo dhimista MedsYourWay waxaa lagu dhisay waayo araganimada Amazon Farmashiye - ma loo baahna kaar. Lacag bixinta, haddii la helayo qiimaha kaarka qiimo dhimista, waxaad sidoo kale arki doontaa qiimaha kaarka qiimo dhimista vs qiimaha caymiska. Dooro qiimaha yar iyo lacag bixinta.
Qiimaha kaarka qiimo dhimista MedsYourWay ma ahaan caymis. Si kasta ahaate, dhammaan daawooyinka dhakhtar uu qoray iyo qiimaha iibsashada tooska ee dhanka xadiga lacagta jeebka laga bixinayo sanadle ah - haddii aad bixineyso wadaaga lacag bixinta ama isticmaalista qiimaha kaarka qiimo dhimista.
Si aad u aragto haddii aad u qalanto, fiiri macluumaadka qorshahaaga ama wac lambarka ku qoran dhabarka dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta.
Dalabkaagii ugu horreeyay ee dawada dakhtarka kuu qoray, waxaad samayn doontaa akoon si aad u isticmaasho adeega aad doorato.
MedsYourWay Home Delivery loo marinayo Amazon Farmashiye waxay gaar u tahayadeegyada guri keenida ee warqada dawada ee dhakhtar qoray.
Samee akoon farmashiye oo Amazon ah
Waxaad ka dalban kartaa website-ka, abb-ka mobilka ama telefoonka.
Wac MedsYourWay Home Delivery ee loo marayo xarunta daryeelka macluumaadka Amazon Farmashiye at 1-855-206-2430.
Waxaad sdioo kale isticmaali kartaa MedsYourWay marka aad gasho koontaada Blue Cross .
Soo gal si aad daawooyin uga hesho liiskaaga dawooyinka la daboolay iyo farmasiyada shabakadaada.
Fiiro gaar ah: Macluumaadkani ma khuseeyo qorshayaasha Medicare ama Minnesota Health Care Programs.