Oggolaanshaha hore dawooyinka dhakhtar qoray
Oggolaanshaha hore waa hanaanka lagu hubinayo daawada qorista iyo isticmaalista daawada ka hor inta aan la daboolin. Caymiska ayaa la ansixin karaa kadib shuuradaha qaar markii la buuxiyo.
Oggolaanshaha hore waa hanaanka lagu hubinayo daawada qorista iyo isticmaalista daawada ka hor inta aan la daboolin. Caymiska ayaa la ansixin karaa kadib shuuradaha qaar markii la buuxiyo.
Liisyadeena badan ee daawada la caymiyay waxay la shaqaysa oggolaanshaha hore oo ay ku jiraan dhammaan liisyada daawada GenRx iyo KeyRX. Haddii aad leedahay liiska daawada FlexRx iyo barnaamijyadda kala duwan oggolaanshaha hore waxay ku xiran tahay qorshahaaga caafimaadka.
Go'aamada daawada waxay u dhaxeyaan adiga iyo dhakhtarkaaga. Adiga iyo dhakhtarkaaga kaliya ayaa go'aamin kara daawada kugu haboon adiga. Ka hadal wixii su'aalo ah ama walacyo ah ee aad qabto ee ku saabsan daawoyinka aad qaadanayso ama daawada uu ku qoray dhakhtarkaaga.
Ka raadi daawooyinka liiska dawooyinka la caymiyay iyo farmashiyaasha ku jira shabakadda.
Dhammaan dawooyinka ku jira liiska lagama yaabo inay daboolaan qorshahaaga. Gal koontadaada wixii ah maluumaadkii ugu dambyey ee qorshahaaga iyo helida tooska ah liiska dawooyinka la caymiyay.
Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca liiskaaga dawada. Ka tixraaa macluumaadka qorshahaaga caafimaadka ama wac lambarka ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta wixii caawin ah.
Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca qorshahaaga Medicare.
Adiga ama dhakhtarkaagu waxad buuxin kartaan foomkan ka reebida ee onliynka ah si aad u codsataan caynsanaanta daawadaada markii hore laguu qoray.
Dhakhtarkaaga ayaa buuxin kara foomkan oo fakis ku diri kara ama waxa uu u diri karaa macluumaadka xidhiidhka ee foomka.
La hadal wakiilka Blue Cross
Wac 1-800-262-0823, TTY 711
Ku xiran La taliyaha Blue Cross
La xiriir wakiill ama ka hel mid kugu dhow