Tillaabada baxnaaninta waa la qeexay
Baro sida loo isticmaalo step therapy si loo hubiyo inaad hesho daawada ugu qiimaha badan uguna waxtarka badan ee la heli karo.
Baro sida loo isticmaalo step therapy si loo hubiyo inaad hesho daawada ugu qiimaha badan uguna waxtarka badan ee la heli karo.
Tallaabada baxnaaninta waxay u egyahay waddo hagitaan ah oo lagu raadinayo daawada ugu waxtarka badan iyadoo laga bilaabayo daaweynta ku saleysan-caddeyn, si fiican loo-aasaasay, badqab, la awoodi karo, oo leh waxyeelo yar ka hor inta aan loo gudbin beddelaad qaali ah.
Haddii daawada ugu horreysa aysan kuu shaqeynin, dhakhtarkaagu wuxuu kaa caawin karaa inaad u guurto tallaabada xigta si loo hubiyo inaad hesho waxa ugu fiican baahiyahaaga gaarka ah
Dhakhtarkaaga ayaa kuu qoray daawo oo waxaad ogaatay inay uga baahan tahay tallaabada daawaynta barta farmashiye, midkiin adiga ama farmashistahaaga waa inuu sheega dakhtarkaaga. Waa suurtogal inay jirto daawo laguu qori karo oo aan u baahnayn baxnaaninta tillaabo.
Haddii aysan sidaas xulasho ahayn, wuxuu takhtarkaagu kaa la shaqayn karaa sidii loo abaabuli lahaa baxnaaninta tillaabo. "Haddii daawada heerka labaad ama baddalladeeda kale si fiican kuugu shaqeeyaan, kaas wuxuu noqonayaa war wanaagsan sababtoo ah sidya u badan tahay waxaad daawadaadii ka bixinaysaa lacag ka yar intaad jeebkaaga ka bixin jirtay. Haddii tani dookh aheyn, dhakhtarkaaga wuxuu soo gudbin karaa codsiga qorshaha caafimaadka Blue Cross wixi ah ka reebida, taas oo loogu yeero "go'aaminta caymiska". Haddii la ansixiyo, dawaynta la codsaday waxaa lagu daboolaya caymiska sii socodka.
Haddii aad jaceshahay inaad hesho fikrad daawooyinka lagu qoray ee u baahan tallaabada baxnaaninta, waxaad ka heli kartaa daawadaada caymisan bogga dukumentiyada Medicare. Ka raadi ST tiirka Shuruudaha/Xaddidyada gudaha daawada caymisan.
Eeg liiska Medicare Advantage eedaawooyinka Qaybta B ee u baahan step therapy.
"Haddii daawada heerka labaad ama baddalladeeda kale si fiican kuugu shaqeeyaan, kaas wuxuu noqonayaa war wanaagsan sababtoo ah siday u badan tahay waxaad daawadaadii ka bixinaysaa lacag ka yar intaad jeebkaaga ka bixin jirtay.
Haddii aad su'aalo qabto, fadlan wac lambarka ku yaalla dhabarka kaarkaaga aqoonsiga.
S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M