Neefsashada fudud: Ka hortagga wareerada neefta
Baro wax sababa neefta, jimicsiyada neefashada ee loogu talagalay neefta, tallooyinka ka hortaga neeftada, iyo waxyaabo badan oo ka yimaada Blue Shield of Minnesota.
Baro wax sababa neefta, jimicsiyada neefashada ee loogu talagalay neefta, tallooyinka ka hortaga neeftada, iyo waxyaabo badan oo ka yimaada Blue Shield of Minnesota.
Neefta waa cudur sambabka ku dhaca taas ooo neefsashada adayg ka dhigaysa. Waad ka hortaggi kartaa wareerada neefta adiga si taxadr leh u beddelaya deegaanka oona ka foganaya dhibaatooyinka. Dhakhtarkaaga ayaa sidoo kale ku qori karaa dawo ku caawin kartaa.
Neefta waa dhaxal, marka hadii mid ama labadaada waalidiinta ah aya qabeen neefta, waxaa laga yabaa inaad qabto neef sidoo kale. Intaa waxaa dheer hidayaasha, xasaasiyadaha, xanuunka, sigaar cabista, xawayaanka la dhaqdo, hawada qabow, walaaca, ama xitaa jimicsiga ayaa keeni karaa neefta.
Astaamaha waxaa ka mid ah neef yari, hindhiso, qufac, ama dareemida inuu xabadka xiran yahay.
Sambabada ayaa la siyaabood u filceliya:
Waa muhiim in la fahmo waxaa caafimaad ahaan lagu taliyey iyo waxaa gaar ahaan u daboolayo qorshahaaga. U isticmaalan ilmaha si aad u baarto. Ka hel faafahinta dheeraadka ah buugga faa'iidada
Kicista neefta ayaa laga yaaba inay kala duwan tahay qof walba. Barashada sida looga fogaado ayaa ka hortagi kartaa wareerada neefta.
Waa kuwaan xooga ka mid ah waxyaabana saameyan si aad uga fogaato waxyaabaha kiciyada neefta
Daaweynta iyo daawooyinka waxay ku xiran tahay sida ay neeftaada u darran tahay iyo sida neeftaada joogto u tahay.
Kala hadal dhakhtarkaaga hadii aad qaadanayso dawadaada sida lagu faray oo ka fogow dhibaatooyinka laakiin weli leh wareerada neefta.
Gaar ahaan neefta walaca uu keeno ama astaamaha neefta inta lagu jiro xiliga naxdinta, jimcicsiga neefta ayaa ka caawin karaa. Waxay ku siinayaan qalab si aad u degsato inta aad xooga saareyso neeftashadaada. Isku day inaad u neefsato gudaha iyo banaanka adiga oo si tirtiib ah u tirinaya ilaa toban.
Baaritaanka ugu caasan waxaa loo isticmaalay baaritaanka neefta waa baarista shaqada sambabka. Baarista xasaasiyadaha ayaa go'aamin karta surtagalnimada waxaa sabab neefta sidoo kale. Wac lamarka adeegga macmiilka ee qoran kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta si aad u ogaato haddii baaritaanada la daboolo.
Blue Cross sidoo kale waxay bixisaa maareeyayaasha kiisaska iyo waxbarashada boosootooyinka oo loogu talagalay dadka waaweyn iyo carruurta si ay u maareeyaan neefta. Barnaamijkan maaraynta daryeelka waa u bilaash xubnaha xaqa u leh, waa iskaa iyo qarsoodi ah. Si aad wax badan uga barato barnaamijka, wac lambarka adeegga macmiilka ee kaarka aqoonsiga ee xubinta.
Raadi dhakhaatiirta iyo adeeg bixiyaasha ku jirta-shabkadda aagaaga. Gal qorshaha hadda caymiska.