Baarista malawadka ayaa caawin kartaa in la ogaado ama laga hortago kansarka mindhiciirka

Baarista malawadka waxay muhiim u tahay daryeelka ka hortagga ee baarista baaritaanka taas oo caawinaysa in hore laga ogaado kansarka ama mandhiciirka kansarka. Waaxaa la ogaanaya astaamaha hore ee kansarka mindhiicrka, way fududahay in laga hortago ama daaweynta cudurka.

Dulmar

Waa maxay baarista malawadka?

Baarista malawaadka waa qaliin kaas oo u oggolanaya dhakhtar inuu gudaha mindhiciirkaaga/mindhiciir weynaha, isaga oo isticmaalayo tubo nal iyo kamiiro oo loo yaaqaano soo dhaweyso (endoscope). Haddii dhakhtarku uu arko buro ama kobaca aan caadi aheyn xiliga qaliinka, isaga ama iyada ayaa qaadi karta baarista unuga si u arko baaraha yaaqana waxaa sababay cudurka.

Qaliinka wuxuu ka caawinaya dhakhtarka inuu baaro astamaaha hore ee kansarka mindhiciirka, sidoo kale inuu ka saaro burooyinka ama kobacyada si ay uga hortagaan inay kansar noqdaan.

Sidee ayuu caan u yahay kansarka mindhicirka

Sida laga soo xigtay American Cancer Society, mindhiciitka iyo kansarka malawadka waa kansarka sadexaad ee ugu caansan iyo kansarka sadexaad ee keena dhimashada raga iyo haweenka Mareykanka.

Labada baaris ee kansarka malawadka iyo xajmiga dhimasha ayaa hoos u dhacay labadaba raga iyo dumarka dhowr tobanedeydii sano ee la soo dhaafay, inkasto, qeyb baaritaanada la kordhiyay. Taasi waa war wanaagsan.

Goorma ayaa la iska qaadaya baarista malawadka?

Dhammaan raga iyo dumarka ka weyn da'da 45 waa inay is baaraan, ugu yaraan 10 sano.

Haddii aad qabto arrimaha halista ah, sida taariikhda qoyska ee kansarka mindhicirka ama xaaalad saameyneysa mindhicirkaaga (tusaale ahaan, taariikhda burada ama cudurka barariya malawad, sida mindhaciirka isku xira malawadka ama cudurka Crohn), dhakhtarkaaga ama amarka malawadka ka hor da'da 45 ama in ka badan 10 sano.

Baadhitaan helida

Halkee ayaan u aadi karaa baarista?

Caadi ahaan dhakharka wuxuu qabanaya baarista malawadka bukaan socodka ku jira isbitaalka ama xarunta qaliinka degdeg ah (isbitaalka maalinta). Baro wax ku saabsan sida aad lacag ugu badbaadin karto xarunta qalliinka yar.

Maxaan sameeynaya marka aan isu diyaarinayo baarista malawadka?

Waa inaad sameeysa waxyaabo dhowr ah marka aad isku diyarinayso baarista malawadka. Inta lagu 24 sacadaha ka hor qaliinka, waxaad u baahan doontaa inaad raacdo cuntada dareeraha, cab cabitaanada lagu bixiyo caloosha si aad u nadiifiso mindhiciirka oo aad joog meel u dhaw gurigaaga iyo musqushaada.

Diyaarinta waa muhiim sidaas ayuu dhakhtarka u awoodi doonaa inuu arko dahaarka mindhicirkaaga.

Maxaa ka dhacaya baarista malawadka?

Qaliinka, waxaad qaadan doontaa cirbad dejin ah si ay kaga caawiso dejinta. Inta lagu jiro qaliinka, dhakhtarka ayaa ku fiirin doonaa mindhicirkaaga soo dhaweyso, sidoo kale ka saari doonaa burooyinka. Waa soo jeedi doontaa laakin ma ogaan doonti iyada ama ma xusuusanaysid.

Qaliinka kadib, waxaad uga ka soo kaban doontaa cirbada dejisada qolka soo kabashada, dhakhtarka ayaa dib u kula eegi doonaa natijooyinka baarista malawadka. Haddii dhakhtarka uu ka saaro wax burooyin ah, dhakhtar aqoon u leh waxaa sababa cudurka ayaa kula wadaagi doono natiijooyinka adiga dhowr maalmood.

Ma jiraan beddel kale oo ah baaritaanka xiidmaha waawayn?

Baarista waa loo tixgeliya heerka dahabi ka ah ee lagu qiimeeyo kansarka mindhiciirka. Waxaa laga yaabaa inaad maqashay tijaabooyinkan
kale, laakiin looma tixgeliyo inay toos yihiin ama inay u dhameystiran yihiin sida baaritaanka xiidmaha waawayn.

Flexible sigmoidoscopy

wuxuu eegtaa oo kaliya xidmaha waawayn

Imtixaanka saxarada

kaliya wuxuu eegaa dhiigga ku jira saxarada

Baaritaanka hida sidaha ku jiro saxarada

wuxuu eegaa oo keliya unugyada kansarka ee laga yaabo in ay ku shubmeen walxaha saxarada

Sawirida raajada ee xiidmaha waawayn (sidoo kale loo yaqaan muuqaalka xiidmaha waawayn)

wuxuu isticmaalaa shucaaca yar-yar si uu u arko sawirka mindhicirka iyada oo aan awood u lahayn in la sameeyo baaritaanka biopsy polyps haddii la arko.

Ka hortag

Maxaan sameeyn karaa si aan uga hortago kansarka mindhicirka?

Waxaa jiro aarimaha halista ee kansarka minidhiirka, waxaad yareyn karaa halistaada adiga ka dhiga dookhyada caafimaadka qabka, sida:

Ha cabbin sigaarka oo xaddid isticmaalka aalkoliga.

Cun cunto ay aad ugu badan tahay fiber oo leh cagaar badan

Ku daaal miisaanka caafimaad qabka

La hadal dhakhtarka haddii aad qabto gaas badan, sida dhiig bax

Caymis

Qorshaha caafimaadkeyga ma daboolaya baarista malawadka?

qorshayaasha Blue Cross iyo Blue Plus ayaa daboolaya ka hortaga baaritaanada malawadka ee raga iyo dumarka da'da 45 iyo ka weyn ama dadka ay dhakhaatiirtooda ay u aqoonsadaan halis.

Ma jiro kharash haddii aad isticmaasho adeeg-bixiyaha shabakada ku jira. Waxaa laga yabaa inaad leedahay kharashaad haddii aad leedahay daryeelka caafimaad dheeraadka ah loo baahan yahay, sida saarida burada.

 

SVG

Raadi daryeel

Raadi dhakhaatiirta iyo adeeg bixiyaasha ku jirta-shabkadda aagaaga. Gal qorshaha hadda caymiska.