
Baarista naasaha ayaa ka caawin karaa in lagu ogaado kansarka naasaha
Hel jaawabaha su'aalaha baaristaada naasahaaga ee daryeelka ka hortagga ah
Hel jaawabaha su'aalaha baaristaada naasahaaga ee daryeelka ka hortagga ah
Baarista naasha waa muhiim in baarista daryeelka ka hortagga kaas oo ka caawinaya ogaanshaha baarista nasasaha. Ogaanshaha hore ee kansarka naasaka, waa qaab ugu fudud ee lagu daaweyo cudurka.
Blue Cross ayaa ka jawaabaysa su'aalaha ugu caansan ee baarista naasaha iyo sida loo ilaaliyo caafimaad qabka ka dhanka ah kansarka naasaha. Haddii aad buuxiso tallooyinka baarista naasha, jadwalayso ballantaada maanta.
Baarista naasaha waa raajooyinka taxanaha ee naaska marka dhakhaatiirta ayaa arki karaa astaamaha xuubka ee kalshiyaamka yar ee ku jira kuwaas oo muujinya meelaha cadcad ee raajada.
Sida laga soo xigtay Waaxda Caafimaadka ee Minnesota, haweenka ugu badan ee Minnsota ee laga helay kansarka naasha ma oga xaqiiqda halista.
Kansarka naaska waa kansarka ugu badan ee haweenka waana sababta labaad ee keenta dhimashada kansarka ee haweenka. War wanaagsan: Rajada baaritaanka kansarka wuxuu caawinaya aqoonsiga hore iyo daaweynta, taas oo si weyn hoos ugu dhigta xajmiga dhimashada.
Dhammaan haweenka ka weyn da'da 40 waa inay iska baaraan ugu yaraan labo sano walba. Haddii aad leedahay taariikhda qoyska ee kansarka naasaha, dhakhtarkaaga ayaa laga yabaa inuu amro raajada hore ee baarista kansarka ama inta badan.
Waa ay ka fududahay abid sii hore in bulshado laga dhex helo baarista.
Si aad ugu diyaargorowdo rajada naasaha, ka dheeraw looshinada ama carfisada maalinta ballantaada. Waxay qaadanaysa ilaa 30 daqiiqo
Ballantaada, farsamo yaqaanka ayaa ka qaadi doonaa labo sawir naas kasta xaglo kala duwan. Kadib, dhakhtarka rajada ayaa dib u eegi doonaa raajooyinkaaga, sidoo kale wuxuuna u barbardhigaya raajooyinkaaga hore haddii aad hadda ka hor iska baartay.
Haddii raajooyinkaaga aysan muujinin wax ah astaamaha kaydka yar ee kalshiyaamka, waxaa lagu soo ogeysiin doonaa boostada inay rajada nasahaaga ay yihiin caadi, oo ay unugta naaska caafimaad qabto.
Haddii rajooyinka ay muujiyaan astaamaha yar ee kaydka kalshiyaamka, waa lagu soo wacaya waxaa lagu faraya tallaabooyinka xiga, sida baarista nasaha ee xiga, ama ultrasound si loo arko unugyada badan ee naaskaaga. Haddii raajooyinka ay muujiyaan in unuga naaska uu caadi aheyn, dhakhtarka ayaa laga yaaba inuu amaro qaliinka unug bixinta.
Qorshayaasha caafimaadka Blue Cross iyo Blue Plus ayaa caymiya labada 2D iyo 3 ka hortagga baarista rajada nasaha wax kharash ah ma ku ahan xubnayaasha marka ay isticmaalaya adeeg-bixiyaha shabakada ku jira. Rajada baarista nasaha oo dheeraad ah ayaa loo baahan karaa in kharashka la wadaago. Sida marwalba, hubi inaad fiirso qorshaha gaarka ah ee caymiska oo arag adeeg-bixiyaha shabakada ku jira.
Raadi dhakhaatiirta iyo adeeg bixiyaasha ku jirta-shabkadda aagaaga. Gal qorshaha hadda caymiska.