Tallaaladda loogu talagalay dhalinyarada iyo barbaarta
Ilmahaaga ha qaataan tallaaladda xoojiyadooda iyo tallaal ka qoorgoynta.
Ilmahaaga ha qaataan tallaaladda xoojiyadooda iyo tallaal ka qoorgoynta.
haddii ilmahaagu u dhaxeysa da'daada 11 iyo 13, waxaa laga yabaa inay tahay waqtigii laga fakari lahaa wax ku saabsan tallaalada xoojiyaha ama tallaada, sida tallaal ka Tdap iyo Meningococcal (qoorgoynta) u samayso jadwal dhakhtarkaaga booqashada si aad ugala hadasho waxay kula talinayaan ilmahaaga.
Tallaada xoojiyaaasha waa tallaalo dhisaya difaaca marka carruurta lagu siiyo tallaalka dhalashada iyo da'aada yar. Xitaa haddii ilmahaaga ay qaateen tallaalka hore, waxay u baahan doonaan mid kale si loo ilaaliyo difaacooda. Talaalku ma difaacaan kaliya qofka la tallaalay, laakiin dhammaan kuwa yimaadan oy la kulmaan.
Tallaada waxaa lagula taliyey da'daada oo dhan11 ilaa 13 waa Tdap (Teetano, Gowracatada iyo Xiiqo dheerta) iyo tallaal ka Qoorgoynta.
Tallaadda waxay ka hortagaan:
Tallaadadu gabi ahaan waa badqab Inkastoo laga yaabo waxaa aad maqashay, ma sabbaban dhakaakaha ama wax cudur ah oo keena dhakaakaha. Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo Centers for Disease Control.
Raadi dhakhaatiirta iyo adeeg bixiyaasha ku jirta-shabkadda aagaaga. Gal qorshaha hadda caymiska.
Tallaalka Tdap waxay difaacadaa cudur badan. Waa muhiim in la qaato dhalinyaranimo sidoo kale marka ilmahaaga dhallaan.
Teetanada ayaa halis ku noqon kartaa da'da walba, marka joogteynta tallaal waa muhiim.
Dadka inta badan waxay dhibane u yihiin xiiqo dheerta, ama qofca dheer, waa dhallaanka, dadka waaweyn iyo qof walba oo aan qaadanin tallaal ka. Xiiqo dheerta ma ku badna Minnesota. Si kasta ahaatee, caabuqyada ayaa ku soo kordhaya goobaha aan dadka laga tallaalinin.
Gowracata ayaa noqon kartaa halis, xitaa dhimasho, ayay noqon kortaa dhallaanka. Si aad ugu difaaco dhallaanka gurigaaga ama xaafadaada, waa muhiim in la qaato tallaal ka.
Gowracatada sidoo kale noqon kartaa cudur la soo wargelin karaa. Haddii dhakhtar uu ka helo ilmahaaga xiiqo dheer, waxay ogeysiinayaan Waaxda Caafimaadka ee Minnesota.
Caabuqa goorgoeynta aad ayay u faafaa wuxuuna u faafa si fudud. Waa halis, waxay waxyeelan kartaa maskaxda wuxuna sababi karaa dhimasho. Bakteeriyada caabuqa qoorgoynta ayaa sidoo kale sababi karta caabuqa ku jira qulqulka dhiiga iyo oofwareenka.
Astaamaha caabuqa maskaxda ayaa waxaa ka mid ah qandho iyo madax xanuun. Waxaa sidoo kale loo malayn karaa hergab, marka waa ay wanaagsan tahay in la qaato difaaca talaalka ee cudurkaan halista ah.
Waaxda Caafimaadka ee Minnesota waxay soo sheegtay lix xaaladdood oo ah caabuqa ku dhaca maskaxda 2015 markii loo barbardhigi laba iyo tobaank 2013. Mid ka mid ah xaaladdaahan ayaa sababay dhimasho.
Carruurta jirta [#0]} ama ka weyn ayaa laga tallaali karaa fayraska busbuska haddii ayaan weli laga tallaalin oo welyn uusan ku dhicin busbus.
Tallaal kale oo laga yabo inaad rabto inaad tixgeliso waa tallaal ka HPV. La hadal dhakhtarkaaga ama wax badan ka baro tallaal HPV.
Daryeelka ka-hortagga ee dhallinyarada sidoo kale waxay idin siisaa fursad adiga iyo dhakhtarkaaga inaad ka wada hadashaan walaacyada. Waxaad sidoo kale weydin kartaa dabeecada halista, cago juglaynta iyo isticmaalka tubaakadda ama waxyaabaha kale ee muhiimka kuu ah adiga.