John Uribe

Madaxweyne ku xigeenka sare iyo madaxa sarkaalka dhaqaalaha

John Uribe

Markuu ahaa madaxweyne ku xigeenka iyo madaxa sarkaalka dhaqaalaha, John Uribe wuxuu bixiyaa hogaanka dhaqaalaha oo dhan lagu maamulo iyo nidaamyadda ee Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. Wuxuu kormeera qeybta qiyaas ahaan 300dad ka kooban kooxo qorshaynta dhaqaalaha, canshuurta, qasnajiga, maalgelinada, shirkadda dhaqaale, xaqiijinta, xaqiijinta amaahinya, iyo caafimaadka dhaqaalaha.

Uribe wuxuu ugu soo biiray Blue Cross 2012 isagoo noqday madaxweyne ku xigeenka hormarinta shirkadda. Doorkiisu, wxuu masuul ka ahaa aqoonsiga hogaaminta, hormarinta iyo hirgelinta fursado ganacsiyo cusub oo la jaanqaada qorshaha istarajiyadda Blue Cross si ururka horey loogu sii wado ujeedooyinka kobaca mustaqbaleed. Isla markiiba ka hor inta uu ku soo biirin Blue Cross, Uribe wuxuu ka ahaa CFO qeybta Home Service ee Schwan Shirkadda Marshall, Minnesota.

Guulaha la xusi karo ee xirfadaha shaqo ee hormarinta ganacsiga ee uribe iyo dhaqaalaha waxaa ka mid ah hogaaminta ganacsiyadda waa weyn ee qeybta dhaqaalaha ganacsiga Elektrooniga Guud iyo u shaqaynta sida sarkaalka madaxa dhaqaalaha ee t RedBrick Health, shirkadd teknoolaji oo taageerta sinaanta gaarka ah. Intaa waxaa u dheer, Uribe wuxuu ka soo qabtay doorar badan oo hogaamineed General Mills, halkaas oo shirkadda ku hogaamiyey inay ka hesho $10.5 Pillsbury, wuxuu hogaamiyey dhowr ganacsi oo caalami wuxuuna kormeeray shaqada maaliyadeed oo aad u heersareya ee DuPont.

Uribe wuxuu ka qaatay labada shahaado heerka koowaad iyo MBA Jaamacaddda Indiana. Hadda wuxuu u shaqeeyaa xubinta guddiga ahaan ee dhaqaalaha Alerus, Madxafka Bakken, iyo Xarunta Hormarinta Dhaqaalaha ee Latino.