Miaja Cassidy

Sarkaalka caafimaadka sare iyo madaxweyne ku xigeenka sare.

Miaja Cassidy

Miaja Cassidy waxay u shaqaysa sida sarkaalka madaxa sharciga iyo madaxweyne ku xigeena Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. Kaalintan, Cassidy waxay kormeerta maamulida adegyada sharciga Blue Cross iyo sidoo kale u hogaansamida, qiimeynta iyo arrimaha dadweynaha.

Cassidy waxay ku soo biirtay Blue Cross 2023, iyadda oo keentay in ka badan 25 sano waayo aragnimada maareynta khatarta ah, arrimaha sharci dejinta iyo hogaansamida, isbeddelka beecmushtarka iyo sharciga guud. Intaa waxaa dheer shaqada ay u madax bananta ee macaamiisha daryeelka caafimaadka ee wadanka oo dhan, Cassidy waxay soo qabatay dhowr jagooyin oo hogaamin ah ee ururo caan ah oo ku saleysan Minnesota.

Barta Medtronic, Cassidy waxay masuul ka ahayd barnaamijyada miisaanka-weyn iyo hawlaha guud ee shaqada caalamiga ah 90,000. Intaa waxaa u dheer, waxay kormeertay sharciga iyo hindisaha u hogaansamida caafimaadka iyo hawlaha farmashiyega Target Corp.; waxay u shaqayneysa sida madaxa khatarta iyo sarkaalka u hogaansamida Hennepin Healthcare Systems, Inc.; waxaana la saiiyey taageerada u hogaansamida iyo talada sharciga Medica.

Cassiday waxay ka heystaa shahaada heerka kowaad ee ganacsiga, dhaqaalaha; iyo maalgelinta University of Minnesota iyo J.D. from Drake University Law School. Iyada waa saqaale u Hogaansamida Daryeelka Caafimaadka ee la Xaqiijiyey (CHP)iyo u Hogaansamida iyo Anshaxa Shaqaalaha oo la xaqiijiyay (CCEP). Cassidy hadda waxay u shaqaysa guddiyada ennepin Healthcare Research Institute, Steven Rummler Hope Network iyo March of Dimes Minnesota.