Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Ilaha xubinta
Gal koontadaada xubin
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Hel aaladda La taliyaha Blue Care
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
Blue Cross Care Advocate
Ku hel dhammaan baahiyaahaga daryeelka caafimaadka iyo su'aalaha telefoonka ama kula shakeyso farinta tooska.
7 subaxnimo ilaa 8 galabnimo CT
Isniin ilaa Jimce
1-855-471-2583, TTY 711
Hel Daryeel
Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. Gal si aad ugu hesho adeeg bixiyaasha shabkadda kuwaas oo daboolada oo kaliya qorshaha caafimaadka ee hadda.
National BlueCard PPO
Raadi shabakadda National BlueCard PPO ee dhakhaatiirta, isbitaalada iyo rugaha caafimaadka haddii aadan ku noolayn gobolada hoos ku qoran.
Dadka deggan Florida
Shaqaalaha ku nool Florida waxay raadin doonaan Network Blue.
Dadka degan Georgia
Shaqaalaha ku nool Georgia waxay raadin doonaan Blue Open Access POS network.
Kansas City, dadka degan MO
Shaqaalaha ku nool Kansas City, MO, waxay raadin doonaan shabakadda Preferred-Care Blue.
Dadka Degan Maryland & D.C.
Shaqaalaha ku nool Maryland ama Degmada Columbia waxay raadin doonaan BlueChoice Advantage Open Access network.
Dadka degan New York
Shaqaalaha ku nool New York waxay ka raadin doonaan Empire POS network.
Dadka ku nool St. Louis
Shaqaalaha ku nool St. Louis, MO, ayaa raadinaya Blue Access Choice network.
Faa'iidooyinka
Barnaamjiyada la soo bandhigay
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.
Adeegyada daryeelka ka hortagga
Caafimaad qab ku joog intii suurtogal ah
Wax badan ka baro adeegyadan, oo ay ku jiraan hubinta sannadlaha ah, baadhista iyo tallaalada.
Doctor On Demand
Telemedicine
Hel daryeel degdega ah marka onlayn looga baahdo 247. Haddii aad joogto guriga ama aad socoto wado, daryeelka caafimaadka ayaa ka xigo oo kaliya riixid.
Wac 1-800-997-6196
Waxaa loo heli karaa associates ku jira qorshaha caafimaadka
Taleefanka Kalkaalka
Talobixinta khabiirka ee daryeelka caafimaadka 24/7
khadka kalkaalisada waxaa la heli karaa 24 saacadood maalintii, todoba maalmood todobaadkii si ay kaaga caawiso inaad hesho jawaabaha su'aalahaaga caafimaadka.
Wac 1-800-622-9524
Barnaamijka Maven Maternity
Barnaamijka Hooyada (Maternity Program)
taageero Digital ah oo ka bilaabma uurka ilaa 1 sano kadib dhalmada, oo ay ku jiraan tababarka soo laabashada shaqada iyo helitaanka khubaro.
Lamaanayaasha Daryeelka
Ku caawi ladnaantaada
Barnaamijkan waxa uu diyaar u yahay in uu ka ladnaanta shaqaalaha Andersen iyo kuwa ku tiirsan fayoqabkooda sida ay khusayso walbahaarka, barbaarinta, murugada, qabatinka, jirro halis ah iyo kuwo kale. Tan waxaa lagu sameeyaa wada hadal qarsoodi ah.
SupportLinc
Khayraadka Taageerada
Taageerada si fudud u hel
Blue Cross Care Advocate
Ku hel dhammaan baahiyaahaga daryeelka caafimaadka iyo su'aalaha telefoonka ama kula shakeyso farinta tooska.
7 subaxnimo ilaa 8 galabnimo CT
Isniin ilaa Jimce
1-855-471-2583, TTY 711
La xiriir badroonigaaga
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
- Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
- Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
- U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.
Faa'iidooyinka Andersen
Ilahaaga khadka ee habaysan ah ee loogu talagalay diiwaangelinta faa'iidooyinka, macluumaadka, iyo, haddii aad xaq u leedahay, Total Rewards at Andersen.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada
Maven Clinic Co. waa shirkad madax banaan oo bixisa tababaro iyo taageero ku saabsan caafimaadka dumarka iyo qoyska.