Barnaamijka Xigashada ee Waara

Dulmar

Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota (Blue Cross) waxay ku hawlan tahay in ay keento qalabaynta, hal-abuurka, iyo tayeynta geeddi-socodka iibka alaabteenna iyo adeegyadayada, iyadoo la kordhinayo xiriirka aan la leenahay alaab-qeybiyeyaasha. 

Ilo siinta Waara ee Blue Cross waa istiraatiijiyad ganacsi oo ujeedadeedu tahay in la aqoonsado alaab bixiyeyaasha u qalma si ay u bixiyaan adeegyadda wax ku ool ah, alaabooyin iyo barnaamijyo (programs) khuseeya oo kor u qaada natiijooyinka caafimaadka, iyaga oo u adeegya dadka bulshooyinka meesha ay ku noolyihiin.

Yoolkeena waa in aan abuurno jawi fursad u ah qeybiyeyaasha u qalma, iyadoo loo marayo xiriir shaqo oo keenaya faa'iido ganacsi, isla markaana helaya qiimo tartan ah, tayo sare leh, iyo adeeg aan caadi aheyn.

Xeerka anshaxa

Blue Cross waxaa ka go'an hubinta inaan la kaashno saad bixiyaasha taageerada ee u hogaansama udub dhaxaadkeena iyo waxaan aaminsanahay. Xeerkeena qeybinta ee Anshaxa wuxuu ku adeega inuu sharaxo filashooyinka si loo hubiyo hogaasanmida joogtada ha ee qeybiyaasha kooxda-sadexaad oo dhan.

2025 Xeerka Anshaxa ee Kooxda Sadexaad

Siyaasadda Lacag celinta Safarka

Blue Cross waxay lacagta u soo celinaysa qandaraslayda, la taliyaasha iyo ganacsatada wixii ah kharashaadka safarka ee lagama marmaanka ah inta la qabanayo ganacsiga Blue Cross. Fiiri siyaasadeena si aad u barato waxaa ay yihiin kharashaadka ay daboolaan sida loo codsado lacag celinta. 

Akhri Siyaasadda Lacag celinta Kharashka Ganacsadaha

Taageero

Warbixinada qeybiyaha

Cusboonesiin walba ama isbeddelada bogga qeybiyaha waa iimaylka loogu diraa e-mail vendorinfo@bluecrossmn.com.

caawinta bixiye

Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan diiwaangelinta alaab-qeybiyaha ama habka RFP, fadlan noogu soo dir Iimaylka vendorinfo@bluecrossmn.com.