Shabakadeena waxay ka kooban tahay bixiyeyaasha daryeelka caafimaadka kala duwan ee aagagga adeeggooda. Waxa jira meelo ka mid ah degmooyinka qaar oo aanay shabakadu ku lahayn wax bixiyayaasha la caymiyay ah ee takhasusyada qaarkood.
Liisyaddan waxay muujinayaan ismaamulada iyo takhasusyada ay Waaxda Caafimaadka ee Minnesota ay oggolaadeen ka-dhaafitaanka ku filnaanshaha shabakadda.