Si aad u ogaato qorshahaaga (Kharashka ) Group Platinum Blue
Ka hel inta ugu badan qorshahaaga adiga oo baaraya faa'iidooyinka qorshahaaga iyo ilahaaga.
Ka hel inta ugu badan qorshahaaga adiga oo baaraya faa'iidooyinka qorshahaaga iyo ilahaaga.
Qorshahaaga wuxuu bixinaya gundooyinka lagu iibsado daawooyinka dhakhtarka uu qorin iyo agabyada la xiriira-caafiaadka si ay kaga caawiso inaad ku noolaato qaab nololeed caafimaad qab ah.
SilverSneakers® waxay bixisaa marin u helka kumanaan goobaha jimicsi ah oo dalka oo dhan, fiidiyowyo jimicsi oo la heli karo iyo fasallo khadka tooska ah.
TruHearing® waxay kaa caawineysaa MAQALKAAGA, si aad u sii xiriirto. Hel baarista online-ka oo lacag la'aan ah, fahamka baarista maqalka, daryeelka kadib oo lacag la'aan, iyo faa'iidooyinkabadan ee TruHearing-kaaga.
Faa'iidada aragtida ee PLATINUM BLUE waxay ka kooban tahay laba qeyb - baaritaanka isha iyo il gashi.
Wixii faahfaahin dhammaystiran gal koontada xubinamadaada si aad u hesho dukumiintiga Cadeynta Caymiska.
Ka hel dhakhaatiirta Shabakadda ku jirta aagaaga. Hubi inaad gasho ama dooro shabakadaada ka hor intaadan baadhin si aad u aragto kaliya dhakhaatiirta, rugaha caafimaadka iyo isbitaalada uu qorshahaaga Medicare daboolo.
Haddii khidmada caymiska wuu lacag ku soo dalaco Blue Cross, waxaad leedhay dookhyada lacag bixinta ay ku lacag bixinta-tooska ah (auto-pay) iyo imaylka xusuusinta.
Haddii khidmada caymiskaaga waxaa lagu soo dalacyada ku bixiyo shaqaale ama maamulahaaga, tallaabo dheeraad ah looma baahna.
Kaarkaaga Aqoonsiga ee xubinta ayaa lagu soo diri doonaa dhowr toddobaad gudahood kadib marka la xaqiijiyo is diiwaangelintaada
Haddii aad tahay xubin ka mid ah Blue Cross ee jira, ma heli doontid kaarka aqoonsiga xubinimada cusub ilaa aad wax ka beddesho qorshaha ama ay jiraan isbeddello ku yimid macluumaadka ku qoran kaarkaaga hadda.
Qeybaha muhiimka ah ee kaarka aqoonsiga:
Akoonti walba oo xubin waxay u baahan tahay cinwaan emayl oo gaar ah oo sax ah.
Wac 1-866-340-8654, TTY 711
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha
Isniin ilaa Jimce, Oktober 1 ilaa Maarso 31
Isniin ilaa Jimce, Abbril 1 ilaa Sebtember 30
Waxaad sidoo kale heli kartaa lambarka telefoonkan ku qoran qeybta gadaale ee kaarka aqoonsiga ee xubinta si aad ula hadasho wakiilka adeegga macmiilka taas oo ka caawin qorshahaaga gaar ah.
SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid. Blue Cross Medicare Advantage, Platinum Blue, Senior Gold iyo kuwa kale Kaabayaasha Medicare ah iyo qorshayaasha SecureBlue waa qalmaan.
TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.
S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M