Oggow qorsahaaga Medicare Advantage
Ka hel inta ugu badan qorshahaaga adiga oo baaraya faa'iidooyinka qorshahaaga iyo ilahaaga.
Ka hel inta ugu badan qorshahaaga adiga oo baaraya faa'iidooyinka qorshahaaga iyo ilahaaga.
Qorshahaaga wuxuu bixinaya gundooyinka lagu iibsado daawooyinka dhakhtarka uu qorin iyo agabyada la xiriira-caafiaadka si ay kaga caawiso inaad ku noolaato qaab nololeed caafimaad qab ah.
Wixii ah qorshayaasha kaliya Medicare Advantage Core, Comfort iyo Freedom Blue.
SilverSneakers® waxay bixisaa marin u helka kumanaan goobaha jimicsi ah oo dalka oo dhan, fiidiyowyo jimicsi oo la heli karo iyo fasallo khadka tooska ah.
TruHearing® waxay kaa caawineysaa MAQALKAAGA, si aad u sii xiriirto. Hel baarista online-ka oo lacag la'aan ah, fahamka baarista maqalka, daryeelka kadib oo lacag la'aan, iyo faa'iidooyinkabadan ee TruHearing-kaaga.
Cunrooyinka hooyadda® waxaad heli kartaa labo cunto maalintii oo ah ilaa 14 maalmood, oo laguugu keenayo gurigaaga lacag la'aan kadib isbitaalka bukaan socodka caafimaadka daruuriga ah ama kalkaaliyaha aqoonta leh ee xarunta jooga.
Ilaalinta wanaagsan ee ilkaha iyo caafimaadka afka waxay la socotoa saameynta caafimaadka guud. Qorshahaaga Medicare waxaa laga yabaa inay ku jirto caymiska ilkaha sida baaritaanada joogtada ah iyo nadiifinta.
Faa'iidada araga Medicare Advantage waxay ka kooban tahay labo qeyb - baaritaanka indhaha iyo muraayadaha indhaha.
Ka hel dhakhaatiirta Shabakadda ku jirta aagaaga. Hubi inaad gasho ama dooro shabakadaada ka hor intaadan baadhin si aad u aragto kaliya dhakhaatiirta, rugaha caafimaadka iyo isbitaalada uu qorshahaaga Medicare daboolo.
Raadii farmasiyada shabakadda-ku jira iyo daawooyinka la daboolay (haddii qorshahaaga uu ku jiro cymiska daawada dhakhtar qoray).
Waxaad heysta dooashooyinka lacag bixinta oo ku raali gelinta haddii aad leedahay khidmada caymiska bilaha, taas oo ay ku jirto lacag bixinta-tooska ah iyo iimaylka xusuusinta.
Kaarkaaga Aqoonsiga ee xubinta ayaa lagu soo diri doonaa dhowr toddobaad gudahood kadib marka la xaqiijiyo is diiwaangelintaada
Haddii aad tahay xubin ka mid ah Blue Cross ee jira, ma heli doontid kaarka aqoonsiga xubinimada cusub ilaa aad wax ka beddesho qorshaha ama ay jiraan isbeddello ku yimid macluumaadka ku qoran kaarkaaga hadda.
Qeybaha muhiimka ah ee kaarka aqoonsiga:
Akoonti walba oo xubin waxay u baahan tahay cinwaan emayl oo gaar ah oo sax ah.
WAC 1-800-711-9865, TTY 711
8 a.m. to 8 p.m Waqtiga Dhexe
Isniin ilaa Jimce, Oktober 1 ilaa Maarso 31
Isniin ilaa Jimce, Abbril 1 ilaa Sebtember 30
Waxaad sidoo kale heli kartaa lambarka telefoonkan ku qoran qeybta gadaale ee kaarka aqoonsiga ee xubinta si aad ula hadasho wakiilka adeegga macmiilka taas oo ka caawin qorshahaaga gaar ah.
SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid. Blue Cross Medicare Advantage, Platinum Blue, Senior Gold iyo kuwa kale Kaabayaasha Medicare ah iyo qorshayaasha SecureBlue waa qalmaan.
TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.
S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M