Faa'iidooyinka iyo ilaha

SVG

Raadi daryeel

Senior GoldSM iyo Xubnaha Qorshaha Ballarinta Aasaasgiga waxay leeyihiin faa'iidooyinka ku jira shabakadda marka ay isticmaalaann bixiye ku jira the Aware® network kaas oo aqbala Medicare.

Waxaad ka raadisaa xayndaabka Aware takhtarrada

Dhammaan xubnaha kale ee Meciare Qorshaha Kaabida waxay arki karaan dhakhtar kasta (bixiyaha) oo aqbala Medicare in loo qoondeeyo manfacyada shabakadda.

Raadi dhakhtartiirta aqbalaysa shaqada Medicare

SVG

Barnaamijka jimicisga SilverSneakers

SilverSneakers® waxay bixisaa marin u helka kumanaan goobaha jimicsi ah oo dalka oo dhan, fiidiyowyo jimicsi oo la heli karo iyo fasallo khadka tooska ah.

SVG

Xulashooyinka Lacag Bixinta

Waxaad heysta dooashooyinka lacag bixinta oo ku raali gelinta haddii aad leedahay khidmada caymiska bilaha, taas oo ay ku jirto lacag bixinta-tooska ah iyo iimaylka xusuusinta.

Qof haysta kaarka AQOONSIGA xubinta Blue Cross Blue Shield.

Kaarka aqoonsiga ee xubinta

Kaarkaaga Aqoonsiga ee xubinta ayaa lagu soo diri doonaa dhowr toddobaad gudahood kadib marka la xaqiijiyo is diiwaangelintaada

Haddii aad tahay xubin ka mid ah Blue Cross ee jira, ma heli doontid kaarka aqoonsiga xubinimada cusub ilaa aad wax ka beddesho qorshaha ama ay jiraan isbeddello ku yimid macluumaadka ku qoran kaarkaaga hadda.

Qeybaha muhiimka ah ee kaarka aqoonsiga:

  • Magacaaga, aqoonsigaaga, iyo lambarka qorshaha
  • Inta doollarka ee aad bixinayso marka aad u tagto takhtarkaaga
  • Xogta ku saabsan waxtarrada farmashiyahaaga. hadday jiraan
  • Tilmaamaha takhaatiirta ka caawinaaya inay gudbiyaan sheega-shooyinka
  • Adeegga Macmiilka iyo lamabarada qorshaha telefoonka

Samee Koonto Xubin

SVG
Laba qof oo waaweyn oo ku fadhiya fadhiga oo eegaya tablet​​​​​​​ dijitaal ah.

Si dhakhso leh u hel macluumaadka muhiimka ah ee xubinta.

  • Eeg faahfaahinta qorshaha oo hubi caymiska
  • La soco sheegashooyinka iyo bixinta lacagta khidmada caymiska
  • Hubi lacagaha lagaa jarayo iyo inta ugu badan ee jeebka laga bixinayo
  • Ka raadi dhakhaatiirta shabakadda aagaaga
  • Eeg, soo dejiso oo daabac Kaarka aqoonsiga
  • Helida foomka qorshaha guud iyo dukumentiyada

Akoonti walba oo xubin waxay u baahan tahay cinwaan emayl oo gaar ah oo sax ah.

Taageero

Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa

Wac 1-800-531-6686, TTY 711

8 a.m. ilaa 5 p.m. Waqtiga Bartamaha
Isniin ilaa Jimce

Waxaad sidoo kale heli kartaa lambarka telefoonkan ku qoran qeybta gadaale ee kaarka aqoonsiga ee xubinta si aad ula hadasho wakiilka adeegga macmiilka taas oo ka caawin qorshahaaga gaar ah.

SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid. Blue Cross Medicare Advantage, Platinum Blue, Senior Gold iyo kuwa kale Kaabayaasha Medicare ah iyo qorshayaasha SecureBlue waa qalmaan.

TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.

S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M