Gacan gayso ka kortagga qiyaanada daryeelka caafimaadka

Dulmar

Khiyaanada Caafimaadka waa xatooyo qiyaano

Waa walaac darran loogu talo galay gabi ahaan wax soo saarka daryeelka caafimaadka. Sida laga soo xigtay qiyaas ahaan National Health Care Anti-Fraud Association (an industry trade group), 3-10% ee waxaa dadka Mareykanka ay ku bixiyaan daryeelka caafimaadka waxaa lagu lumiya qiyaasanad sanad walba inta u dhaxeysa $30 bilyan iyo $140 bilyan sanad walba.

Waxa aanu ka samaynayno

Waxaanu ku baarnaa wax isdaba marinta anagoo adeegsanayna cutubyadeena Baarista Gaarka ah (SIU). Kooxdani waxay u shaqeysaa si adag si ay wax uga qabato arrimaha iyo walaacyada ku saabsan wax isdaba marinta iyo xadgudubka. Yoolka SIU waa ka hortagga, ogaanshaha, baaritaanka, iyo warbixinta qiyaanada. Marka ay ku haboon tahay, waxay sidoo kale soo celiyaan lacag looga dhacay daryeelka caafimaadka qiyaano iyo ku tacadi. SIU waxay la shaqeysaa xubnaha iyo takhaatiirtooda iyo rugaha caafimaadka si ay wax uga qabtaan xaaladaha ku xadgudubka iyo wax isdaba marinta.

Tusaalooyinka

Tusaalooyin khiyaannada aafimaad

Dukaameysiga dhakhtiirta

Marka shaqsiyaad booqdaan dhakhaaiira ama qoolalka xaaladda si ay u helaan dhowr daawo oo maandooriaha xakamaysanayn

Ka beddelisa aqoonsiga

Oggolaanshaha qofka aan caymiska laheyn si loo isicmaalo shakhsiyaadka kaarka kale caymiska

Xatooyada aqoonsiga

Isticmaalka sharciyadda macluumaadka shakhsi kale si loo helo adeegyada caafimaadka ama dawooyinka dhakhtar qoray

Ku tiirsanayaasha aan u muuqanin

Haynta lamaanaha hore, ku tiirsanaha hore, ama xitaa haddii xubnaha qoyska ahen ee ku jira siyaasadda caymiska caafimaadka

Adeegyo aan la carqaladaynin

Adeegadda dhalacida ama daawo qorida marnaba la bixnin ama la qeybnin

Kala Furfuridda

Lacag dalacida goonida ah loogu talo galay qeybinta ama waa in loo kala saara koox hoos taaga hore habraac ama lacag caalami ah.

Kor u Qaadis

Marka Bixiye uu soo gudbiyo sheegasho adeeg qaali ah, sahay, ama qalab ka qaali ah kan dhab ahaantii la bixiyay

Khiyaano Telemarketing

Waxay ku lug leedahay bixiyaasha aan si toos ah ugu lug lahayn daryeelka bukaanka, iyagoo adeegsanaya telemarketers si ay u dhiirrigeliyaan alaabooyin caafimaad oo qaali ah ama adeegyo.

Adeegyada sida qaladan loo fasirtay

Habraacyada biilka magacyo kala duwan ama isticmaalka koodhadhka kale ee Eraybixinta Habraaca Hadda (CPT) si loo helo caymiska adeegyada aan caadi ahaan la caymin sida daaweynta qurxinta ama tijaabada

Kickbacks

Marka bixiyeyaasha ay isweydaarsadaan lacag ama waxyaabo qiimo leh si ay bukaanka u gudbiyaan adeegyo aan caafimaad ahaan loo baahnayn ama aan lahayn qiimo sax ah ama baaritaan, iyo sidoo kale ka dhaafista lacaga isla bixinta ama /iyo lacag ka jirisa qidmada.

Khiyaanada qalabka caafimaadka waara (DME)

Marka caafimaadka waara (DME) shirkaddaha ay isticmaalan tirada adeeg bixiye badan ama magacyada ganacsiga si loogu dalaco ama kirada ama iibashada isku qalab. Waxay sidoo kale lacag ka bixin karaan qalab ama qalabada aan bukaanku helin.

Soo sheegida Khiyaanada

Waxaa aad sameeyn karto

Xubnuhu waa inay mar walba hubiyaan bayaankooda Sharaxaadda Faa'iidooyinka (SHF) si ay u xaqiijiyaan in kharashaadka sharraxidda faa'iidooyinka si loo hubiyo isbeddelada bixiyaasha waa saxan yihiin. 

Ka warqab noocyada kala duwan ee qiyaanada ah ee dhici kara. Haddii aad aragto wax walaac ah, fadlan soo sheeg. 

Nala soo xiriir

Haddii aad ka shakisantahay khiyaano, fadlan nagala soo xiriir 1-800-382-2000, ext. 28363, warbixin online ah soo gudbi ama email reportfraud@bluecrossmn.com

Ma ahan inaad magacaaga sheegto. Haddii aad wacayso saacadaha shaqada ee caadiga ah ka dib, fadlan fariin u dhaaf.

Waxaad sidoo kale ku diri kartaa boostada ama fakis:

Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota
cutubka Baarista Gaarka ah
P.O. Box 64560
St. Paul, MN 55164-0560
Fakis: (651) 662-1099