
Barnaamijka Maareynta Xaaladda murqaha yo lafaha ee Hinge Health
Ka Maaree xanuunka kala baxyadda iyo dha arka adiga oo ku raaxeysanaya gurigaaga
Ka Maaree xanuunka kala baxyadda iyo dha arka adiga oo ku raaxeysanaya gurigaaga
Ka hortagga soo kabashada qaliinka kadib, Hinge Health waxay si dhaw ula shaqeysaa Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota si ka baxsan baxnaanin dhaqameedka jirka iyo in lagugu keeno taageerada aad u qalanto lacag la'aan. Ahaanshaha barnaamikani muuqaalka foogan iyo ka isticmaalida aaladda app-ka mobaylkaaga, waxaad buuxin kartaa qorshaha daryeelka caafimaadka meel walba. Jadwalka ballamaha waqti walba oo ku habboon jadwalkaaga adiga oo isticmaalaya app-kooda ku haboon.
15-daqiiqo kulan oo lagu yareynayo xanuunka loona kordhinayo kartida iyo dhaqdhaqaaqa.
Dhaqdhaqaaqa la socodka teknoolajiyadda ee loo marayo kaamirada waxay ku siinaysa jawaab celinta degdeg ah ee qaabkaaga iyo meelaynta lagu jiro jimicsiyada
Ku xiran tababaraha shaqaalaha caafimaadka ama baxnaaniyaha jirka waqti walba
"Toddobadkii la soo dhaafay, ugu dambeyntii waxaan dareemay nafteyda markale. Waxaan rabaana maanta inaan joogo goobteyda shaqada inaan iska ilaaliyo wiishka. Waxaan ku socday dulimaad iyadda aan ka fakarin, ma garanin inaan xanuunsaday, mana xiranin silsiladaeyda!BCBS MN xubin
Barnaamijkan ma laga helayo qorshayaasha oo dhan. Waxaad heystaa sadex dooraasho inaad aragto haddii aad u qalanto.
Gal websayadkaaga xubin si aad u xaqiijiso in barnaamijkan lagu qoray.
Booqo hingehealth.com oo raadi loo shaqeyaha.
Wac lambarka adeegga macaamiisha ee ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaaga aqoonsiga.
Hel caawinta xaaladdaha guud telefoonkaaga casriga ah, tablet ama kumbuyuuterka. Arag dhakhatiirta-guuda uu ansixiyey, dhakhatiirta dhimirka ama baxnaaniyaasha ruqsada he ee Doctor On Demand ee Included Health.
Learn to Live waa barnaamijka daaweynta dabeecada iyo garaadka oo onlayn ah oo loogu talo galay dadka qaba walaacyada ku saabsan isticmaalka maandooriyaha, walaaca, hurdo la'aanta, walbahaarka, walaaca bulshada, naxdinta ama adkaysiga
Xusuusin: Barnaamijkan ma heli karaan dhammaan qorshayaasha caafimaadka. Wac lambarka adeegga macmiilka ee Kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta si aad u aragto haddii uu ku jiro qorshahaaga.
Hinge Health waa shirkad madax-bannaan oo bixisa murqaha qalfoofta adeegyada daryeelka.