Ilaha qorshaha ganacsiga

Caddeynta Wadarta Qiimaha ee Daryeelka (TCOC)

1TCOC 17% ka hoosea TCOC ka tartamayaasha qaranla
Singleton A, Tilley C, Rachlin S. "Falanqaynta Milliman ee Wadarta Qiimaha Daryeelka," Maarso 2025.

285% shaqaaleysiinta ayaa sheegay in kororka qiimaha caafimaadka uu yahay caqabadda ugu sareysa ee faa'iidooyinka.
2025 Xog ururinta Faa'iidooyinka Qaranka ee Lockton, Abril 2025.

3Qiimaha caymiska caafimaadka ee ay maalgeliso SHAAQAALEHU wuxuu ka badnaan doonaa $17.000 shaqaale kasta - ama qiyaastii $1.417 xubin kasta bil kasta (PMPM) - 2026 sida uu sheegay Aon
Kharashaadka Daryeelka Caafimaadka ee Shaqaale Mareykanka ayaa la filayaa inuu kor u kaco 9.5 boqolkiiba 2026,” Aon, Sebtembar 2025.

4Xisaabka gudaha 7% ee kaydadka
Xisaabaadka gudaha ee Blue Cross and Blue Shield of Minnesota.

5Waxaad doorbday Dadka Mareykanka 2x in ka badan tartamaha ugu dhaw
Market Insights, Blue Cross Brand Strength Measure Survey, Blue Cross Blue Shield Association, 2024.

674% dadka Mareykanka waxay sheegayaan inay u badan tahay inay dib u dhigaan daryeelka haddii bixiye uu ka baxsan yahay shabakadda.
"Daraasad Cusub oo ka socota Madaket Health ayaa muujisay in ku dhawaad kala bar dadka Mareykanka ay dib u dhigaan daryeelka caafimaadka sababo la xiriira kharashka iyo caqabadaha shabakadda," Business Wire, Luulyo 2025."

7Ka qaran ahaan, 98% dhammaan sheegashooyinka waxaa lagu bixiyaa shabakadda
Warbixinta Qiimeynta Qiimo dhimista ee Shirkadaha La talinta, CY2021, BlueCard PPO.

8In Minnesota, 99% dhammaan sheegashooyinka waxaa lagu bixiyaa shabakadda
Boqolkiiba sheegasho shabakadda waxay ku saabsan tahay Buugga Ganacsiga Minnesota ee Sanadka 2023aad ee la bixiyay, xogta sheegashooyinka gudaha ee Blue Cross.

920% xalaqada kaydadka daawaynta/daryeelka
Blue Cross Blue Shield Association, natiijooyinka COE iyo xogta diiwaangelinta, bixiyeyaasha u qalma BDC/BDC+ vs. kooxaha ay ku khsueyso is barbardhiga. Natiijooyinka waxay ku saleysan yihiin wareegga ugu dambeeyay ee magacaabista takhasus kasta. Kaydka ku saleysan qiimaha guud ee qarashka BDC/BDC.

1055% bixiye caafimaadka dabeecadda
Blue Cross Blue Shield Association, "Helitaanka Taageerada Caafimaadka dhimirka ayaa sii kordhaya iyadoo Blue ay ku darayaan bixiyeyaasha," Oktoobar 2023.

11Sanadkii 2025, Harvard Business Review waxay u aqoonsatay Blue Cross and Blue Shield of Minnesota sababtoo ah shaacinta furan oo diiradda saaraya asturnaanta ee nidaamka xogta, taasoo xaqiijisay in ay kordhisay ka qaybgalka shaqaalaha iyo maareynta daryeelka wanaagsan
Park A, Kietzmann J, Killoran J. “The Risk of Collecting Employees’ Biometric Data,” Harvard Business Review, May 2025.

12"Caqliga macmalka ah wuxuu dedejiyaa oggolaanshaha caafimaadka iyada oo aan xaddidin gelitaanka, iyadoo 60% oggolaanshaha la dhammeeyo shan daqiiqo ama ka yar"
Guudmarka wax soo saarka Prime Therapeutics product Gollaha La talinta Wax soo saarka Macmiilka. Janaayo 2023. Fiiro gaar ah: Kaliya oggolaanshaha hore ee daawooyinka maareynta khaaska ah.

13Email soo dhaweyn ah ayaa kor u qaaday fahamka xubinada ee caymiska 8%; Xubinada ka qayb qaatay barnaamijyada maareynta kiiska Blue Cross waxay arkeen ilaa 19% hoos u dhac ku yimid qarashka caafimaadka
Xogta gudaha Blue Cross and Blue Shield of Minnesota, 2024.

14Axis® Bixiye Insights waxay la socotaa waxqabadka in ka badan 400,000 dhakhaatiita shaqsi ah oo ku kala socda 20 takhasusyo
Xogta gudaha Blue Cross Blue Shield Association, Maarso 2025.

15Blue Cross waa qorshaha caafimaadka ee kalsooni badan yahay
"Waa magac aad ku kalsoonaan karto" (wareysiyo telefoon ah oo la qabtay 2010 - 2013) ama "Waa shirkad aan ku kalsoonaan karo" (wareysiyo online ah oo la qabtay 2014 - 2024), Sahanka Awoodda Brandka, Blue Cross Blue Shield Association.

16Blue Cross qaran ahaan waxaa loo aqoonsaday adeeg macmiilka ku guuleysiga-abaalmarinta taas oo waafaqsan la jaanqaadida tartamayaasha.
Blue Cross waxay ka heshay abaalmarino badan oo adeega macmiilka oo ka yimid ilo kala duwan, oo ay ku jiraan Plant-A Insights Group, LLC, USA Today America's Best Customer Service 2025, sahanno badan oo online ah, U.S. Census 2024, ZoomInfo Technologies LLC, Etailinsights, Onclusive, iyo Critical Mention.

17Blue Care Advisor waxay leedahay 89% qiimeyn guud oo qanacsanaan ah; Isticmaalayaashu waxay 2 jeer u badan yihiin inay helaan baaritaanno daryeelka ka-hortagga marka loo eego kuwa aan diiwaangashanayn; 2024 sano, qalabka Blue Care Advisor wuxuu ka caawiyay 104,000 isticmaale inay xiraan farqiga daryeelka markii ugu horreysay muddo laba sano ah; 78% xubnaha waxay ku qanacsan yihiin awooddooda inay fahmaan kharashka daryeelka caafimaadka iyada oo loo marayo Blue Care Advisor; 62% isticmaaleyaasha ayaa ugu yaraan hal mar 90 maalmood kasta soo laabta
Xogta gudaha La talinta Blue Care 2024.

18$50 kaydadka qiimo dhimista ku shabakadda jirta PMPM
Shirkadda la-talin ee hormuudka ah MY2022 Heerka Qiimo Dhimis iyo 2023 Blue Cross Blue Shield Trend, Blue Cross Blue Shield Association.

19$115 PMPM kaydka maareynta daryeelka loo mariyo barnaamijka maareynta macaanka
Xisaabta gudaha Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, 2024, waxay ku saleysan tahay xogta kaydadka ganacisga ee barnaamijka macaanka2022.

20$35 Kaydka PMPM marka la isku milo Prime Therapeutic
Falanqaynta tartamaha X: Gleason, Patrick and Qui, Yang iyo Blue Cross and Blue Shield of Minnesota: Falanqaynta Faa'iidada Farmashiye, December 2022.

21$35 kaydka PMPM loo mariyo hufnaanta lacagta iyo barnaamijka maareynta isticmaalida
Xogta ganacsiga ee Blue Cross and Blue Shield of Minnesota, 2024.
 

Cadeynta sheegashada fariinta Omada

1.Xarumaha Xakamaynta iyo Ka Hortagga Cudurrada, 2023

2. Kharashyada Dhaqaale ee Sonkorowga Mareykanka, Daryeelka Sonkorowga, Nofeembar, 2023

3. 2024 Cudurka wadnnaha iyo Istaatikada Dhiig karka, Ururka Wadnaha ee Mareykanka

4. Saameynta Barnaamijka Ka hortagga Sonkorowga Dijital ah: RCT, Abriil 2022. https://pubmed.ncbi.nlm.nih.gov/35151522/

5. T2D Warqadda BoB 2022

6. HTN 12-bilood BoB Study 2022

7. Maruther NM, Ma Y, Delahanty LM, et al. Early responses to preventative strategies in the diabetes prevention program. (Jawaabaha hore si looga hortagoo istarajiyadaha sonkoworaga ee barnaamijka ka hortagga) JGenInternMed.2013;28(12):1629–36.

8. Stratton IM, Adler AI, Neil HA, et al. Isku xirka glycemia iyo dhibaatooyinka nooca 2 sonkorowga (UKPDS35): BMJ.2000;321(7258):405-412.

9. Ettehad D, Emdin CA, Kiran A, et al. Dhiig karka hoos loo dhigayo si looga hortaggo cudurada wadnaha iyo dhimashada: Nidaamka qiimeynta iyo falaqantaynta meta(Blood pressure lowering for prevention of cardiovascular disease and death: a systematic review and meta-analysis.) Lancet. 2016;387(10022):957-967. doi:10.1016/S0140-6736(15)01225-8

10. Sharciga MR, Morris JK, Wald NJ. Isticmaalka daawooyinka hoos u dhigaya dhiig kaarka si looga hortago cudurrada wadnaha: meta-falanqaynta 147 tijaabooyin la kala soocay oo ku saleysan filashooyinka laga qabo daraasadaha faafa ee mustaqbalka. BMJ. 2009;338:b1665. La daabacay 2009 May 19. doi:10.1136/bmj.b1665 

Cadeynta fariinta caafimaadka dabeecadda

Caafimaadka dabeecadda waxay ku xisaabisa 57% wadarta kharashaadka daryeelka caafimaadka.

Davenport S, Gray TJ, Melek S, "Sida ay ugu tabaruci karaan Shakhsiyaadka leh Xaaladdaha caafimaadka dabeecadda Jirka iyo Wadarta Kharashka ku baxaya Daryeelka Caafimaadka?" Warbixinta Cilmi Baarista Miliman, Agosto 13, 2020.

12 bilyan ayaa dhunta maalmaha shaqada sanadkiiba, ay oo qasaasrineysa badrooniyaasha$1 sanad ahaan tirilyan.

"Caafimaadka Dhimirka ee Shaqada," Ururka Caafimaadka ee Dunidda, Sebtembar, 2, 2024.

Shabakadda caafimaadka dabeecadda ee Blue Cross Blue Shiled waxay kordhisay 55% tan iyo 2019

"Helida taageerada Caafimaadka Dhimirka waa Koraya maadama Blue Add ay bixiso," Blue Cross Shield Association, Oktobar 20, 2023.

120 malyan oo qof ayaa ku nool meelaha yar ee caafimaadka dhimirka

"Meelaha Ay ku yar tahay Caafimaadka Shaqada Muruq Maalka," Waaxda Caafimaadka & Adeegyada Bani'aadamka, Ilaha Caafimaadka & Adeegyada Maamulka, Oktobar 9, 2024.

Badrooniyaddaha miyiga waxay leeyihiin natiijooyinka caafimaadka marka loo eego dhigooda magaaladda

Xogta Minnesota, Qiimeynta Caafimaadka Ismaamulka & Qorshayaasha, 2023.

Xubnaha miyiga waxay safaraan labo jibaar masafada ballamaha.

Akinlotan, M, Primm, K, Khodakarami, N, et al., "Rural-Urban Variations in Travel Burdens for Care: Natiijooyinka laga helay 2017 Xog ururinta Safarka Reerka ee Qaranka," Southwest Rural Health Research Center, Luulyo 2021.

Baahiyaha caafimaadka dhimirka carruurta ayaa loo baahan yahay in ay kororto tan iyo 2011

Bommersbach TJ, McKean AJ, Olfson M, et al., "Booqashooyinka Waaxda Xaaladda degdeg ah ee La xiriira Isbeddelada Caafimaadka Dhimirka ee Qarana 2011  2020," JAMA, Maajo 2, 2023.

80% carruurta u baahan daawaynta ma awooddan inay arkaan adeeg bixiyaha dabeecada daryeelka caafimaadka

"Carruur badan Ayaa Helin Daryeelka Caafimaadka Dhimirka," Xarumaha Ka hortagga iyo Xakameynta Cudurka, Nofember 30, 2017.

Waxaa lagu dhawaaqay xaaladda degdeg ah ee caafimaadka dhimirka carruurta iyo dhalinyarada 2021

"Ku dhawaaqida Xaaladda Degdega ah ee Caafimaadka Dhimirka ee Ilmaha iyo Dadka qaangaarka ah," ," American Academy of Pediatrics, Oktoober 19, 2021.

Iskaashiga ay la leedahay Blue Cross Association Naadiyadaha Mareykanka ee Wiilasha & Gabdhaha

"Iskaashiga ay la leedahay Blue Cross Association Naadiyadaha Mareykanka ee Wiilasha & Gabdhaha si wax looga qabto Dhibaatooyinka Caafimaadka Dhimirka ee Dhalinyarada," Blue Cross Blue Shield Association, Juun 22, 2023.

Adeegyada looga baahan yahay caafimaadka dabeecadda ayaa kordhay tan iyo 2019, dhibaatooyinka cuntada iyo booqashooyinka isticmaalka maandooriyaha aragtida kororka weyn

"Isbeddelada Qaabaynta Dhaqaalaha Caafimaadka: Caafimaadka Dabeecadda,"Trilliant Health, Maarso 2023.

In ka badan 15 milyan oo qof oo ku nool Mareynka ayaan buuxinin baahiyahooda caafimaadka dabeecadda

"Isticmaalka Maandooriyaha Sare iyo Tilmaamyaasha Caafimaadka Dhimirka ee Mareykanka: Natiijooyinka 2021 Xog Ururinta Qaranka ee Isticmaalka Daaawada iyo Caafimaadka," Si xun U Isticmaalka Maandooriyaha iyo Maamulka Adeegyada Caafimaadka Dhimirka (SAMHSA), Adeegyada Bani'aadamka iyo Waaxda Caafimaadka ee Mareyknka (HHS), Deseember 2022.

80% Ismaamulada Minnesota waa meelaha ugu yar ee caafimaadka dhimirka

"Daryeelka Caafimaadka Miyiga eee Minnesota: Qodobada Xogta," Siyaasadda Caafimaadka ee Qeybta, Nofember 16, 2023.

Qiyaamka Muujinta taageeerada faca ee xaaladdaha caafimaadka dhimirka

"Cadeynta Taageerada Faca," Mental Health America, Maajo 2019.

Kala bar ismaamulada Mareyknka ma lahan dhakhtarka maskaxda

Weiner, Stacy, "Kororka Dhakhtarka Maskaxda ee sii yaranaya iyo Rabitaanka Ballaran ee Adeegyada Caafimaadka Dhimirka," Association of American Medical Colleges, Agosto 9, 2022.

Dhaqaanka yaraanta aqoonta bixiye-yaha, iyadoo kooxaha laga tirada badan yahay ay ilaa 80% u badan tahay inay daaweynta si degdeg ah u joojiyaan.

Mongelli F, Georgakopoulos P, Pato M, "Caqabadaha iyo Fursadaha Lagu Buuxiyo Baahiyaha Caafimaadka Dhimirka ee aan U qalmin iyo Dadka Xuquuqdooda la Diiday ee Mareykanka ," American Psychiatric Association, 2020.

In ka badan 50% dadka qaangaarka ah ee qaba xanuunada dhimirka ee aan helin daawada

Reinert M, Fritze D, Nguyen, T, "The State of Mental Health in America 2022" Mental Health America, Oktober 2021.

Cunto xumida wax ku oolka telemedicine

Steinberg D, Perry T, Freestone D, et al., "Wax ku oolka Bixinta Cadeynta Ku Saleysan- Daawada Cunto Xumida iyada loo marinayo Carruurta Telemedicine,Dadka Qaangaarka, iyo Dhalinyarada," Cunto Xumida, Joornaalka Daawaynta iyo Ka hortagga, 2022.

Wakhtiga la arkayo baaritaanka dhakaakaha

"Sida loo Caawiyo Qoysaska Baaritaanka Sugida Dhakaakaha," The REACH Institute, November 20, 2023.

70% jiilka dhalinyarada ayaa doorbidaya adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

"Waxaa laga yaaba inay jirto Baahiyaha Jiilka ee Mustaqbalka Telehealth," American Hospital Association, Juun 29. 2021
 

Cadaynta fariinta qorshaha ganacsiga ee Blue Cross iyo Blue Shield-ga Minnesota

Qorshaha Caafimaadka #1 Minnesota
Isdiiwaangelinta NAIC ee Shaksiga, Kooxda Yar, Kooxda Weyn: ee la soo wargeliyay 2024; isdiiwaangelinta is caymiska: ilhaha gudaha, SEC, EMMA buuxinta dhaqaalaha bayaanka EMMA iyo macluumaadka dadweynaha ay helayaan.

Shabakadda ugu weyn qaranka
Kaydka Xogta adeeg bixiyaha (PDR), January 2021. Laga soo bilaabo qeybta qaranka ee BlueCard PPo ee laga soo saarayo adeegyada warbixinta shabakadda (NRS) ee xogta PDR Xogta waxay ku xadidan tahay ruqsada diiwaanada aaga adeega.

Waxaa lagu qiimeya kalsooniada ugu sareya 15 sano oo isku xigta
"Ma magac aad ku kalsoonaan kartaa." (wareysiyada taleefoonka oo la sameeyay 2010-2013) ama "Waa shirkad aan ku kalsoonaan karo." (wareysiyada internetka ee la sameeyay 2014-2024), Daraasadda Cabbiraadda Awoodda Brand, Ururka Blue Cross Blue Shield Association.

Doorbida qaranka ee qorshaha caafimaadka
"… keebaa inta badan u dooran laheyd inaad u heysto shirkadaada caymiska caafimaadka". Brand Strength Measure, Blue Cross Blue Shield Association, 2022.

97% ee sheegashooyinka lagu bixiyey shabakadda
Tirakoobka diiwaanka Shabakadda Blue Cross Blue Shield Association, Desembar 2021, Hogaanka Shirkadda La talinta ee CY2019 Discount Benchmark.

Qiimaha guud ee daryeelka hoos u dhaca leh Blue Card®
Tirakoobka diiwaanka Shabakadda Blue Cross Blue Shield Association, Hogaanka Shirkadda La talinta ee Consulting Firm CY2019Wadarta Daryeelka Benchmark. 

56% isku celcelin kaydadka BlueCard PPO 
Tirakoobka diiwaanka Shabakadda Blue Cross Blue Shield Association, , CY2019 Warbixinta ValueQuest Nationwide.

BlueHPN waxay bixisaa 11% kaydada ka badan BlueCard PPO
Falanqaynta Qorshayaasha Daladda Caafimaadka, 2021

$219 bilyan kaydka sanadlaha ee leh qiimaha-ku saleysan lacag bixinta
Ururka Blue Cross Blue Shield, 2020 Barnaamijka Ku saleysan-Qiimaha RFI Topline National Stats. Desember 2020.

Fargelinta kaydka caafimaadka ee 11,852 xubin tiba sanadkiiba 
Xogta gudaha Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, falanqaynta caafimaadka dadka2019.

Qiimaynta ugu sareya ee maskaxda degan markii loo barbardhigo tartamayaasha qaranka.
Cabirada Furaha Ururka Qaranka ee Blue Cross ee Blue Shield, Darasadda astaanta sifada.

Mid ka mid ah 3 Mareykanka la daboolay
Ururka Blue Cross Blue Shield, 2022 Qiimaha Sheekada. 4 Ururka Blue Cross Blue Shield, Falanqaynta Hantida, July 2019. 5Fortune magazine, 2021 liiska shirkaddaha, xogta gudaha Blue Cross.

343 Ururada 500 Fortune waxaa daboolay
Ururuka Blue Cross Blue Shield, Falanqaynta Fortune, Luulyo 2019.

59% ee shirkadaha la daboolay 500 ee Minnesota Fortune
Fortune magazine, 2025 liiska shirkadda, xogta gudaha ee Blue Cross.

Cadaynta fariinta La taliyaha Blue Care

Qiimaynta La taliyaha Blue Care SM ee xubnayaasha ka diiwaangashan ee leh xaaladda halista ee gaarka ah ayaa hela tallada talaabo qaadista xigta ee ugu fiican, kadib waxay riixi karaan macluumaadka dheeraadka ah iyo/ana waxay qaadanayaan tallaabada lagu taliyay.

  • Booqashooyinka Fayo-qabka Sanadlaha: 64%
  • Caafimaadka dabeecadda: 62%
  • Xanuunada Murqaha: 62%

Warbixinta Gudaha La taliyaha Daryeelka Blue Caret: Q1 - Q2 Cabirka CX iyo Xogta Aragtiyada. Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. Luulyo 2023.

Xubnaha Ka diiwaangashan La taliya Daryeelka Blue CareSM waxaa laga yabaa labo jibaarmaan baaritaanada daryeelka ka hortagga in ka badan kuwa aan diiwaangashnayn xubnaha.

Warbixinta Gudaha La taliyaha Daryeelka Blue Caret: Q1 - Q2 Cabirka CX iyo Xogta Aragtiyada. Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. Luulyo 2023.