Qof weyn iyo cunug ilkahooda cadayaya.

Ku soo dhawoow qorshahaaga Ilkaha ee Blue Cross

Hawlgeli qorshahaaga oo hel faa'iidooyinka ugu badan.

Bilow

Samee akoontiga xubin onlaynka

Si aad u aragto macluumaadka qorshaha ilkaha, oo ay ku jiro caymiska iyo sheegashooyinkaaga, qaado daqiiqad si aad u diiwaangashto akoontii. Goobtu waa ammaan, shakhsiyeysan oona fudud in la isticmaalo.

SVG

Eeg cidda la daboolay, iyo sidoo kale sheegashooyinka dhawaan

SVG

Fiiri lacagaha laga jari karo caymiska, wadaaga lacag bixinta caymiska, qorshaha ug badan iyo muddada sugitaanka, haddii ay wax jiraan

SVG

Hel dhakhtarka ilkaha ee ku jira shabakadaada*

SVG

Hel koobiga kaarka aqoonsiga ee xubinta ee ilkaha

Kaarka aqoonsiga

Heyso kaarka AQOONSIGA xubinta

Waxaad si degdeg ah u heli doontaa kaarka AQOONSIGA xubinta ilkaha Blue Cross ee boostada ka dib markii la xaqiijiyo diiwaangelinta. Hubso inaad soo qaadato marka aad soo booqanayso dhakhtarka ilkaha. 

Waxa ku jira macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan dheefahaaga:

SVG

Magacaaga iyo lambarka aqoonsigaaga

SVG

Nooca qorshaha ilkaha

SVG

Tilmaamaha si looga caawiyo adeeg bixiyaasha ilkaha inay soo gudbiyaan sheegashooyinka

SVG

Xubnaha adeegga Macmiilka waxaa loogu talo galay adiga iyo adee bixiyaasha ilkaha.

Caymis

Fahmaan qorshaha

kala duwanaanta caymiska waxay ku xiran tahay qorshaha aad dooratay.

Dib u eeg faa'iidooyinkaaga

Gal akoontiga xubin ee online-kat si aad u aragto wax ku saabsan faafahinta caymiska iyo baro wax ku saabsan:

  • Lacagta laga rabo caymiska wadaaga lacag bixinta caymiska iyo qorshaha ilkaha
  • Qorshaha ugu badan qorshaha ilkaha  
  • Kala duwanshaha waxaa aad ka bixin doonto jeebkaaga haddii aad isticmaalays shabakadda gudaha vs ama adeeg bixiyaha ilkaha shabakadda dibadda (waxaa laga yaaba inaad bixiso lacag badan haddii aad aado shabakadd dibadda ah)
  • Taaslooyinka adeegyada ilkaha aas la daboolin, sida qaliinada qurxinta

Hel dhakhtar ilko

Xubnaha qorshaha ilkaha ee Blue Cross waxay heli karaan national United Concordia Advantage Plus 2.0 network oo ka mid ah shabakadaha ilkaha ee ugu weyn dalka. 

Waaxad arki kartaa hakhtarka ilkaha, laakiin waxaad badbaadin doontaa lacag haddii aad doorato dhakhtarka ilkaha ee ku jira shabakadda.

Ilaha taageerada

Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa

Haddii aad qabto su'aalo, la xiriir adeegga macmiilka ee ku qoran qeybta dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta.

*Haddii aad isticmaasho bixiyaal ka baxsan-shabakadda, waxaad bixin doontaa lacag badan