Isdiiwaangelinta gaarka ah ee loogu talagalay qorshayaasha shakhsiga iyo qoyska

Hel qorshaha oo iska diiwaangeli

Ma seegtay mudada diiwaangelinta furan?

Waxaa laga yaaba inaad u qalanto weli qorshaha iyadda oo lo marayo is diiwaangelinta gaar ah.

Iska diiwaan gali khadka

Qorsheyaasha caafimaadka qofka iyo qoyska ee reer Minnesota ee lagu bixiyo Blue Plus waxay ku saleysan yihiin meesha aad ku nooshahay.

Qorsho walba wuxuu leeyahay shabakadd daboosha adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka ee aagaaga.

Is diwaangali adoo adeegsanaya MNsure

MNsure waa meesha kaliya ee aad codsan karto kaalmada dhaqaale si hoos loogu dhigo qiimaha khidmada caymiska ee bilaha ah iyo kharashaadka laga-bixiyo jeebka

Isku diiwaangeli boosto, fakis ama iimayl

Ansixinta ugu dhaqsiyaha badan, ku codso caymiska onlaynka.

Ku soo dir foomka boostada
Ku dir foomkaaga codsiga oo saxiian oo buuxa oo wata dhukumiinti walba oo loo baahan yahay:

Blue Plus
Xarunta baarandedigga
P.O. Box 982806
El Paso, TX 79998

Ku soo dir foomka iimaul ama fakis
Ku soo dir Email ama fakis foomkaaga codsiga oo buuxa oo saxiixan:
iimayl: enrollment.forms@bluecrossmn.com
Fakis: (651) 662-6439

IYO

Ku dir lacagtaada ugu horeysa ee khidmada caymiska:

Blue Plus
P.O. Box 860448 
Minneapolis, MN 55486-0448

Dhacdooyinka nolosha ee diiwaangelinta gaarka ah

Dhacdooyinka nolosha caadiga ah ee u qalmi kara is diiwaangelinta gaarka ah waxaa ka mid ah:

  • Shaqo lumin
  • Hawlgabinimada hore
  • Luminta heerka ku tiirsnaanta
  • Guurka
  • furiin
  • Dhalashada ama korsashada ilmaha
  • Wareejin

Waa inaad isdiiwaangelisaa waqtiga loo baahan yahay 60 maalmood gudahood ka dib dhacdada nolosha.

Taageero

Qof weyn oo xiran headset oo dhoolacadeynaya.

Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno

WAC 1-800-262-0823 (TTY 711) si aad ula hadasho wakiilka iibiyaha.

Haddii aad hadda tahay xubin ka tirsan Blue Cross ama Blue Plus, fadlan wac lambarka adeega macmiilka ee gadaasha kaarka aqoonsiga xubinnimadaada.

Macluumaadkaan waxaa loogu talagalay dadka iibsada caymiska. Macluumaadkani ma khuseeyo qorshaha Medicare iyo Qorshayaasha Medical Assistance (Medicaid) Haddii aad caymiska ka heshay shaqaale haaga, la hadal shaqo-bixiyahaaga fursadahaaga.