Baarista Diiwaangelinta hore ee Blue Plus
Baaritaankan waxaa loogu talagalay xubnaha cusub ee BLUE ADVANTAGESM Qoysaska iyo Carruurta iyo xubnaha qorshaha MinnesotaCare.
Baaritaankan waxaa loogu talagalay xubnaha cusub ee BLUE ADVANTAGESM Qoysaska iyo Carruurta iyo xubnaha qorshaha MinnesotaCare.
Marka aad gasho, waxaad u baahan doontaa inaad gujiso bogga foomamka.
Haddii aanad qabin akoonti, waa fududahay samee akoontiga.
Baaritaanku wuxuu ka caawiyaa in la aqoonsado baahiyaha daryeelka caafimaadkaee degdegga ah ama joogtada ah ee aad qabto, isla markaana ku xiro ilaha bulshada iyo daryeelka caafimaadka ee laguu heli karo iyada oo loo marayo faa'iidooyinkaaga.
Blue Plus waxay sidoo kale aqoonsan doontaa wixii ah baahiyaha caafimaadkaaga/bulshada, iyo dhimirka/jirka, ilkaha ee aad u baahan tahay iyadda lagu saleynayo jawaabahaaga iyo helida kalkaaliye ama xubin kooxda daryeelka oo ku xiraya barnaamijyada ka caawin karaa inaad maareyso daryeelkaaga.
Ka jawaabida su'aalaha ma beddeli doonto faa'iidooyinkaaga. Baaritaanka ayaa naga caawinaya in aan ku fahanno adiga iyo qorshaha adeega ee laga yaabo inay kaa caawiyaan sida ugu badan.
Macluumaadka aad nala wadaagto waa Macluumaad Caafimaad oo Gaar ah mana la wadaagi doono haddii aysan bixinaynin taageero dheeraad ah iyo ilo.
ka jaawbida su'aalaha baarista ma isbeddeli doonto ama saameyn ku yeelan doonto u qalmitaanka qorshaha caafimaadka ama faa'iidooyinka
Haddii aad qabto su'aalo ama walaac, fadlan wac Adeegyada Xubin 1-800-711-9862, TTY 711, Isniin ilaa Jimce, 8 subaxnimo ilaa 5 habeennimo Waqtiga Dhexe. Wicitaanku waa bilaash.
Sidoo kale waxaad wici kartaa adeeyadda xubin si aad u codsato nuqulka baarista.
Qaadashada baaritaanka waa ikhtiyaari.
Baarista hore ee Diiwaangeliyaha ma heli karo xubnaha SecureBlueSM iyo xubnaha Minnesota Senior Care Plus.
DHS_111425_O02 DHS waa la ansixiyay 12/19/2025