Codsado Gaadiidka BlueRide
Raadi gaadiid marka aad u baahato.
Wac 1-866-340-8648, TTY 711.
Raadi gaadiid marka aad u baahato.
Wac 1-866-340-8648, TTY 711.
BlueRideSM oo ka socota Blue Plus waxay ku siineysa raacid lagu kalsoon yahay oo badqab ah si loo daboolo caafimaadka, ilkaha, iyo booqashooyinka farmashiye ee dhakhaatiirta aad ku jirto shabakadooda.
Waxaad sidoo kale tagi kartaa BlueRide si aad uga qeybgasho jimicsiyadda maxaliga ah iyo fasalada ladnaan, iyo Ogeysiiska Qarsoodiga ah iyo Kulmada Qarsoodiga ah ee La qabasiga ah.*
BlueRide waxay bixisaa raacitaanada soo soocda:
Waxaa laga yaaba inaad hesho baabuur raaca si aad u qalanto ballamaha caafimaadka haddii aanad heysanin baabuur raacaaga oo aad xubin ka tahay mid ka mid ah qorshayaan Blue Plus:
Wakiilka BlueRide wuxuu hubin doonaa inaad u qalanto. Haddii aad u qalanto, waxaad heli kartaa mid ka mid ah adeegyada soo socda:
Buuxi foomka hoos si aad u jadwalaysato ballanta baabuur raaca ugu yaraan shan maalmood oo shaqo ka hor taariikhdda aad rabto baabuur raacaaga. Waxaad sidoo kale wici kartaa 866-340-8648 si aad u ballansato ballanta safarkaaga ugu yaraan laba maalmood oo shaqo ka hor taariikhda aad rabto inaad safarto.
Haddii aad u baahan tahay inaad bedesho ama joojiso safarkaaga, fadlan wac BlueRide sida ugu dhakhsiyaha badan, ugu yaraan afar saacadood ka hor waqtiga qaadistaada la qorsheeyay. Ku guuldareysiga inaad joojiso raacida aan loo baahnayn waxay keeni kartaa waayista kuu meelgaar ah ee adeegyada BlueRide.
Waqtiga qaadista waa ilaa iyo lixan daqiiqo ka hor ballantaada. Darawalka ayaa kugu sugi doonaa shan daqiiqo goobta laga qaadayo. Waxaa loo baahan yahay dabeecad xushmad leh xiliga qaadista.
Haddii aad leedahay naafanimada ama baahiyaha gaark ah ee kale BlueRide ayaa ku heli doontaa nooc kale oo gaari ah si ay u daboosho baahiyahaaga.
Ilmo yar oo ka yar da'da 18 oo kaligooda safaraya ayaa u baahan doonaa foomka oggolaanshaha ee waalidku uu saxiixay ama masuulka ka hor inta aan loo jadwalayn baabuur raaca.
Iimayl ku soo dir: BlueRideSTS@bluecrossmn.com
Ama fakis ku soo dir: (651) 662-2844
Haddii aad ku nooshahay mid ka mid ah ismaamulada soo socdee ee Minnesora, waxaa laga yabaa inaad u qalanto dukaanka qudrada ama dukaanka cuntada ee madaniga ah.
Isticmaal Mareegta Ilaheena Bulshada haadii aad baaahantahay inaad hesho caawinta helida dukaanka quradda ama qolka cuntada.
Wac khadka bilaashka ah 1-866-340-8648, TTY 711 ama (651) 662-8648
Isniinta ilaa Jimcaha, 8 a.m. ilaa 5 p.m.
*Xayiraadaha iyo xaaladdaha ayaa lagu dabi doonaa.
SecureBlueSM (HMO SNP) waa qorshaha caafimaadka taas oo heshiis la ah labada Medicare iyo Minnesota Medical Assistance (Medicaid) si loo bixiyo labada faa'iidooyinka barnaamijyada iska diiwaangeliyaha. Diiwaangelinta SecureBlue (HMO SNP) waxay kuxirantahay cusbooneysiinta qandaraaska.
DHS_100424_K01 ANSIXINTA DHS 11/19/2024
H2425_070723_O04 CMS waa aqbashay 07/19/2023