Rugaha caafimaadka ee wareega
Keenida daryeelka caafimaadka bulshadaada iyo gurigaaga
Keenida daryeelka caafimaadka bulshadaada iyo gurigaaga
Mobile clinic wuxuu adeegyadda caafimaadka ugu geeya dadka guryahooda.
Qaabkaan daryeelka wuxuu ka gacan ka gaysanaya helida adeegyada daryeelka ee meelaha baahaan si loo helo daryeel.
Mobile clinic soo socda waxay u adeegaan xubnaha Blue Plus waxayna ku kala duwan yihiin, da'da bukaanakadda iyo aagaga adeegga.
Caarruurta
Dadka waaweyn iyo waayeelka
Da'aada oo dhan
Aagga adeegga: Ismaamulka Anoka, Becker, Benton, Cass, Clay, Crow Wing, Hennepin, Kanabec, Kandiyohi, Meeker, Mille Lacs, Morrison, Polk, Ramsey, Rice, Sherburne, Stearns, Todd, Wadena iyo Wright.
Maalmaha/waqtiyada adeegga: Arbaco - Axad ballan ah.
Luuqado: Soomaali, Isbaanish, Sawaaxili, Hmong, Vietnamese, Ingiriis, Dari, Pashto, Urdu
Adeegyadda turjumadda ayaa lagu helaya luuqadaha kale
Wac 612-871-2312 ama
Caarruurta
Daryeelka hooyada cusub
daryeelka dhallanka
Aagga adeega: Hennepin, Ramsey, iyo qaybo ka mid ah degmooyinka Anoka iyo Dakota.
Maalmaha/waqtiyada adeegga: Isniinta - Jimcaha, waa ballan.
Luuqadaha: Ingiriis, Isbaanish
Adeegyadda turjumadda ayaa lagu helaya luuqadaha kale
Wac 612-528-2403 ama
SecureBlue℠ (HMO SNP) waa qorshe caafimaad oo qandaraas kula jira barnaamijyada Medicare iyo Minnesota Medical Assistance (Medicaid) si isdiiwaangeliya yaasha loo siiyo faa'iidooyinka labada barnaamij. Diiwaangelinta SecureBlue (HMO SNP) waxay kuxirantahay cusbooneysiinta qandaraaska.
DHS_090825_K01 ANSIXINTA DHS 09/10/2025
H2425_090825_K01_C