
Cusbooneysiinta Caymiska caafimaadkaaga ee Medical Assistance
U diyaar garow cusboonaysiintaada sanadlaha ah
U diyaar garow cusboonaysiintaada sanadlaha ah
Waaxda adeegyada Bani'aadamka (DHS) waxay u baahan tahay hanaanka dib u qiimeynta sanadlaha ee loogu talo galay xubnaha ka qeybgalaya barnaamijyadda Caafimaadka Dadweynaha. Waxaad u baahan doontaa inaad u qalanto dib u eegida sanahala ku saleysan ka hor taariikhda isdiiwaanelintaada ramsiga ah.
Qorshayaasha soo scda ee Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota iyo Blue Plus waxay u baahan yihiin dib u cusoobeysiinta sanadlaha ee gobolka Minnesota oo dhan.
DHS waxay isticmaaali doontaa macluumaadka hadda ay heyaan si u go'aamiyaan haddii adiga ama xub(naha qoyskaaga weli u qalmaan caymiska. Haddii DHS ay kaga baahan tahay macluumaad badan si loo gaaro go'aanka caymiska, waxay kugu soo diri doonaan warqadda dib u cusbooneysiinta boosto.
Ogow marka DHS ay ku soo diri doonto warqadda dib u cusbooneysiintaada adiga oo galinaya doorashooyinka soo socda ee Taariikhda dib Cusbooneysiinta qalabka raadinta: Aqoonsiga Xubinta, Lambarka Kiiska ama Lambarka Ammaanka Bulshada.
Xaqiiji in hay'addaada gobolka ama hay'adda qabiiladu ay hadda leedahay cinwaankaaga boostada, lambarka telefoonka ama macluumaad kale oo xiriir ah, hubina in la cusbooneysiiyo mar kasta oo aad guurto. Tani waxay hubin doontaa DHS inay awooddi doonto inay adiga kula soo xiriirto marka waqtiga aad dib u cusbooneysiinayso caymiskaaga.
Haddii aad hubin cida aad wacayso, fadlan tixraaca Diwaanka qabiilka iyo degmada ee Minnesota ama khadka Taageerada Macmiilka daryeelka caafimaadka si aad u hesho lamabarada ku caawin karaa inaad hesho macluumaadka xiriir ee ugu dambeyey ama su'aalaha aad qabto ee ku saabsan u qalmidaada ama dib u cubooneysiinta.
Fadlan hubi inaad ku darto ciwaanka iimaylka lambarada telefoonka gacanta sidoo kale haddii aad mid qabto si aan kuula soo xiriiri karno haddii ay dhacdo ciwaankaaga boostada inaan la cusbooneysiinin sida ugu dhaqsiyaha badan haddii aad rabto inaad beddesho ciiwaanka.
DHS waxay ku soo diri doontaa boosto ku ogeysiineysa marka aad dib u cusbooneysiineyso hanaankaaga sanad walba. Boostadan waxay ku ogeynsiin doontaa haddii aad u baahan tahay inaad buuxiso foomka dib u cusbooneysiita si aad u arago haddii aad weli u qalmayso Medical Assistance ama haddi aad dib u cusbooneysiineyso si toos ah.
Dib u eegida saxnaanta foomkaaga marka aad hesho. Haddii loo baahan yahay, buuxi foomka oo isla markiiba ku soo celi DhS si ay gacan uga gaysato baahiyaadada caymiska.
Haddii aadan u qalmin Medical Assistance ama MinnesotaCare, waxaa laga yabaa inaad u qalanto caymiska caafimaadka iyada oo la soo marinayo badrooniga haddii ama lamanahaaga uu shaqayanayo. La xiriir badroonigaaga (caadi ahaan Ilaha Bani'aadamka ayaa tani maamula) wuxuuna ku weydiina sida aad isku diiwaangelin karto.
Haddii aad u qalanto inaad iska diiwaangeliso badrooniaaga, waxay awoodi doonaan inay ku diiwaangeliyaan mudada iska diiwaangelinta gaarka ah ee codsigan.
Haddii aad luminayso Medical Assistance ama MinnesotaCare oo aad ka yar tahay da'da 65, waxaad u qalantaa Qorshayaasha Shakhsiga iyo Qoyska ee Blue Cross iyo Blue Shield. La Taliyaasheena ayaa kaa caawin karaa inaad doorato mid ka mid ah qorshayaasha ku haboon baahiyahaaga.
Wac: 1-866-426-2302
Haddii aad weyneyso Medical Assistance ama MinnesotaCare ama aad ka weyn da'da 65 , waxaa laga yaaba inaad u qalanta iska diiwaangelinta qorshaa Blue Cross iyo Blue Shield Medicare Ku xiran la taliyaha si aad wax badan oo ku saabsan xulshada qorshahaaga aad u barto iyo iska diiwaangelinta qorshaha.
Wac: 1-844-632-6162
Waaxda Adeegyada Dadweynaha ee Minnesota waxay leedahy dhowr ilood oo ka caawinaya hanaanka dib u cusbooneysiinta oo ay ku jirto jiheynta kaa cawinta soo gudbinada dib u cusbooneysiinta.
SecureBlueSM (HMO SNP) waa qorshe caafimaad oo qandaraasyo lala yeesho barnaamijka Medicare iyo Barnaamijka Kaalmaynta Caafimaadka Minnesota (Medicaid) si ay u bixiyaan faa'iidooyinka labada barnaamijba si dadka loo qoro. Is diiwaangelinta SecureBlue waxay ku xiran tahay dib u cusbooneysiinta heshiiska.
DHS_100424_K01 ANSIXINTA DHS 11/19/2024