Dhakhtarka oo hagaajinaya qalabka caawinta maqalka ee qofka waaweyn.

Faa'idada kaalmada maqalka

Hel baaritaan onlayn oo lacag la'aan ah, baaritaan dhageysiga oo dhamaystiran, daryeel bilaash ah iyo waxyaabo kale oo badan oo leh faa'iidada TruHearing®.

Faafaahinada faa'iidada

Faafaahinta Faa'idada kaalmada maqalka

Faa'iidada kaalmada maqalka iyada oo marao Truhearing waxaad heli kartaa baaritaanka maqalka $0 wadaaga lacag bixinta iyo ilaa labo nooca tayada-sare ee TruHearing kaalmooyinka maqalada sanadkiiyada ee jabjabka qiimaha tafaariiqda.

Faa'iidooyinka kaalmada maqalinka qorshaha ahaan waa kala duwan yihiin marka hubi inaad xaqiijiso Caddaynta caymiska (EOC) ama la xiriir faa'iidada caymiska TruHearing iyo faafaahinada muhiimka ah. Waxad ka heli kartaa EOC ee bogga caymiska kadib gal akoontigaaga xubin

Faa'iidada kaalmada maqalka waxaa laga heli karah qorshayaasha Medicare soo socda Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota:

  • Medicare Advantage (PPO)
  • Platinum Blue (Cost)
  • Group Medicare Advantage (PPO)
  • Group Platinum Blue (Cost)
SVG

Caawi oo kaalmee

Wac TruHearing si aad ula hadasho La-taliyaha Maqalka oo xaqiijin doona caymiskaaga iyo ka jawaabi doona su'aalahaaga ku saabsan faa'iidada TruHearing, qiimaha, alaabooyinka, iyo safarkaaga dhageysiga wanaagsan.

1-855-219-5289, TTY 711
Isniin-Jimcaha 8 a.m. - 8 p.m. Waqtiga Dhexe

TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.

S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M