Waa maxay Medicare Star Ratings?

Star ratings waxay cabirtaa tayada qorshayaasha Medicare

Sannad walba, Medicare waxay qiimayn ku samaysaa qorshe-yaasha oo ku salaysan 5-habka qiimaynta star. Medicare waxay isticmaasha macluumaadka ay ka heshay xog ururinada qancida xubinta, qorshayaasha iyo adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka si ay bixiso qiimeynta xidiga natiijooyinka guud ee qorshayaasha. Qorshaha wuxuu heli karaa qiimeynta u dhaxeysa xidigta 1 iyo 5. Qiimeynta 5-xidigta waxaa loo tixgeliya heer sare.

Qiimeynada waxay ka caawiyaan inaad isbarbardhito qorshayaasha ku saleysan tayada iyo natiijada. Medicare waxay cusbooneysiina qiimnadan deyrta sanadka xigga. Qiimeynadan ayaa isbeddeli karaa sanad walba.

Blue Cross waxay soo ban dhigtaa Qiime, qorshe-yaasha PPO iyo PDP ay weheliyaan qandaraasyada Medicare. Ku-biiritaanka qorsha-yaashaan waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska.
Sannad walba, Medicare waxay qiimayn ku samaysaa qorshe-yaasha oo ku salaysan 5-habka qiimaynta star.

S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_N01_M