Medicare iyo shaqadii hore 65
Baro waxaa ay yihiin dookhyada isdiiwaangelinta Medicare haddii aad qorsheyneyso inaad dhaafa 65y da'da shaqada
Baro waxaa ay yihiin dookhyada isdiiwaangelinta Medicare haddii aad qorsheyneyso inaad dhaafa 65y da'da shaqada
Haddii badroonigaaga inuu leehay in ka badan 20 shaqaale waxaa ku caymiyay caymiska caafimaadka badroonigaaga, waxaa laga ybaa inaad awoodo inaad dib u dhigto iska diiwaangelinta Medicare Part A iyo Part B.
Waxaad iska diiwaangelin kataa Medicare Part A iyo Part B marka aad gaarto 65, xitaa haddii aad qorshaynayso inaad sii wado shaqada. Medicare waxay noqon doontaa caymiskaaga koowaad iyo qorshaha badroonigaaga ayaa bixin doonta lacagta labaad ee Medicare.
Waxaa suurtogal ah inaad u qalanto muddada ku-biiritaanka gaar ahaaneed hadii:
Muddadda kuu-biiritaanka gaar ahaaneed waxay soconaysaa siddeed bilood. Waxay bilaabmaysaa marka caymiska loo-shaqee-yahaagu dhammaado ama marka shaqadaadu dhammaato - hadba kii soo hormara.
Ka codso foom loo-shaqee-yahaaga si aad u bilawdo muddada ku-biiritaanka gaar ahaaneed, kadib la dir foomka, foomka ku-biiritaanka Medicar-kaaga Part B una dir Ammaan Bulsheedka. Haddii caymiska loo-shaqee-yahaagu kaaga sii socdo COBRA, waa inaad ku biirtaa Medicare Part B inta lagu jiro seddexda bilood oo ugu horreysa ee caymiska COBRA si aad uga fogaato ganaaxa ah ku-biiritaanka daahay.
Baro wax badan oo ku saabsan u qalmida & isdiiwaangelinta Medicare
Isticmaal hagahan bilaashka ah ee tallaabo-tallaabada ah si aad u barato waxyaabaha aasaasiga ah ee Medicare. Waxa uu sharrxayaa afarta qaybood ee Medicare, goorta la isdiiwaangelinayo, sida looga fogaado ganaaxyada, iyo waxyaabo kale oo badan.
La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:
S5743_090926_P01_M
Y0138_090926_P01_M