
Sida looga hortago xanuunka bararka kala goysada
Ma jirto qaab la hubo oo looga hortagayo bararka kala goysyadda. laakiin waxaad qaadi kartaa tallaabooyinka aad ku dhimayso halista adayga iyo xanuunka bararka kala goysyadda inta aad koreyso
Ma jirto qaab la hubo oo looga hortagayo bararka kala goysyadda. laakiin waxaad qaadi kartaa tallaabooyinka aad ku dhimayso halista adayga iyo xanuunka bararka kala goysyadda inta aad koreyso
Bararka kala goysyadda waxaa sababta ugu badan ee keenta naafanimada Mareykanka.1 Inkastoo aadan awoodin inaad ka hortagto ama daaweynta lafo-xanuunka, waxaad maareyn kartaa qaar ka mid ah arrimaha halista ah iyo ilaalinta bararka kala goysyadaada adigoo samaynayo dhowr dhaqan oo caafimaad qab ah.
Bararka kala goysyadda waa xaaladd taas oo sababta barar, xanuun, adayg iyo dhimista kala duwan ee dhaqdhaqaaqa kala goysayada. Astaamaha bararka kala goysyadda ayaa kala duwanaan karo laga bilaabo dhexdhexaad ilaa darnaan waxaana laga yaaaba inay sii darsato in muddo ah.
Xigasho: Arthritis Foundation, 2017
Waxaa jiro wax kabadan 100 noocyo oo ah bararka kala goysyada. Labada nooc ee ugu caansan waa lafo xanuun iyo riix.
Bararka kala goysyadda "xirid iyo dilaaca" (wear and tear) waa nooca ugu caansan. Inta badan wuxuu ku yimaada da'da, laakiin waxaa sidoo kale sababa dhawaca iyo cayilka badan. Wuxuu dhaca marka unuga isku heysa xubnhagaaga kala xiranto, oo ay sababto xanuun iyo oo ay dhaqaaqi wayso xanuun la'aan. Lafo jilaaca ayaa saameyn karaa xubin walba oo jirkaaaga, laakiin waa tan ugu badan ee ku gacmaha, jilbaha, lafdhabarta.
Astaamaha lafo jilaaca
Astaamaha kala duwan, waxay ku xiran tahay xubnahaa saameysan. Muddo kadib ay ka sii daraan. La hadal dhakhtarkaaga haddii aad isku aragto astaamaha lafo-jileeca:
Cudurkaan lafo xanuunka ayaa sababa inay kala goysyada xubnaha noqdaan inay bararaan. Haddii aadan iska daaweynin, bararka ayaa u keeni karaa waxyeelo daraan kala goysyadda xubnaha.
Xanuunka bararka kala goysyad waxay caadi ahaan saameysaa in ka badan hal xubin kala goys waxayna ku faafi kartaa qeybaha jirka, oo ay ku jirto wadnaha, sambabada iyo indhaha. Qaar ka mid ah dadka qaba xanuunka bararka kala goysyadda waxay buro ugu dhacda meelaha kala goysyadda xubnaha, badnaa waxay ku yallaan lugaha, xusuladda, iyo cirbaha.
Dhakhaatiirta si dhab ah uma garanayaan waxaa sababa xanuunka bararka kala goysyadda. Qaar ayaa u maleeynaya inay dhacdo marka bakteeriya ama fayraska uu wareeriyo difaaca jirka waxayna sababta ay wareerto kala goysyadda xubnaha.
Astaamaha xanuunka bararka kala goysyadda
Astaamaha ayaa laga yabaa inay si degdeg ah u yimaadan ama muddo ku sameeysmaan. Waxay inta badan ka darran yihiin lafo -jileeca. Waa muhiim inaad aragto dhakhtarka haddii aad ogaato:
Haddii aad isku aragto bararka kala goysyadda, arag dhakhtarkaaha sidaa ugu dhaqsiyaha badan marka ay astaamaha soo baxaan. Inta badan ee aad sugeyso raadinta daaweynta, waa inta ay badanayso waxyeeladda kala goysyada xubina barbarka kala goysayadda ay keeni karto. Dhakhtarkaaga ayaa soo jeedin karaa daaweynta hoos u dhigi karto hormarka bararka kala goysyada waxayna ka caawin doontaa inaad dhaqdhaqaaqdo.
Daawoyinka bararka kala goysyadda waxaa ku jira:
Qaar ka mid ah waxyaaabaha sababa bararka kala goysyadda waxay ka baxsan yihiin xakameyntaada, sida koriimada gabowga, inaad tahay qof dhediga ama qoys leh taariikhda bararka kala goysyadda. Laakiin waxaad qaadi kartaa tallaabooyinka lagu yareeynayo halistaada bararka kala goysyadda ama dib loogu dhigayo bilowgeeda.
Waatan sida aad uga dhigayso kala goysyadaada kuwa caafimaad qaba inta aad koreyso:
Miisanka dheeraadka ayaa cadaadis geliya kala goysada xubnaha sida miskaha iyo jilbaha. Miisaan walba oo kugu kordha ayaa ku dhawaad ku dara afar miisan ee walaca ah jilbahaaaga wuxuuna cadaadis gelinaya lix jeer miskahaaga.
Sokorta oo kacsan ayaa sii adkeyn karaa xuubka taageera kala goysyadaada waxayna ka dhigayaan kuwa aad ugu nugul walaca.
Daqiiqdo30 jimicsi oo kaliya shan jeer toddobaadkii ayaa ka caawinaya kala goysyada inay noqdaan kuwa xoojiya murqaha taageera jilbahaaga iyo miskahaaga. Xooga saare jimicisyada saameynta-hoose sida socodka, baskiil wadista iyo dabaasha.
iskala bixinta degan ayaa kor u qaadi kartaa dhaqdhaqaaqa kala duwan oo ka dhigaya kala goysyaada inay dhaqdhaqaaqan. Isku day inaad ku shaqeyso is kala bixin fudud maalin walba.
Dhawaca xubnaha waxaa uu keeni karaa inuu ku keeno bararka kala goysadda marka loo eego qof aan weligii aan dhawacmin. Xiro qalabka difaaca marka aad ciyaareyso isboortiska marwalba kor u qaad jilbahaaga iyo miskahaaga, maya dhabarkaaga.
Sigaar cabista ayaa gelinaysa walaca unugyada difaaca kala goysyaada waxayna keeni kartaa xanuunka bararka kala goysyadda. Ka baro Blue Cross siday kaakga caawin karto inaad joojiso sigaarka.
Cun kaluun uu ku adan yahay Omega 3 sida, salomon jeedar, iyo yuubis. Omega-3 waxay leedahay faa'iidooyinka badan oo caafimaad waxayna yareyneysa bararka.
Dhakhtarkaaga ayaa laga yaaba inuu awoodo inuu soo jeediyo isbeddelada qaab nololeedka ka caawin karaa yareynta halistada ama hoos u dhigista hormarka bararka kala goysyadda.
Blue iyo Blue Plus waxay ka dhigaan fudayd jawaabaha su'alahaaga caafimaadka. Qorshahaaga ayaa ku siin karaa isticmaalista online-ja ee dhakhaatiirta amna 24-saac khadka kalkaalisada. Waaxad sidoo kale heli doontaa ilaha caafimaadka ee ku jira farahaaga fiidooda. Xitaa waxaa lagugu abaalmarin karaa jimicsiga joogytada ah, sidoo kale.2
Haddii aadan heysanin caymiska caafimaadka, Blue Cross iyo Blue Plus ayaa bixiya qiimaha kala duwan ee qorshayaasha caafimaadka si loo buuxiyo miisaaniyadaada iyo baahiyaahaga. Dhammaan qorshayaasha caafimaadka waxaa ku jira daryeelka ka hortagga ama caymiska oo ay la socdan qalabyada iyo ilaha si ay kaga caawiyaan inaad caafimaad qabto iyo ilaalinta caafimaadka qoyskaaga oo dhan.
La hadal wakiilka ama La taliyaha Blue Cross si aad u barato wax badan.
1 Mu'asasada Arthritis, 2017. www.arthritis.org
2 Fiiri faafaahinta qorshaha caymiskaga ama soo koobida faa'iidooyinka si loo go'aamiyo u qalmista barnaamijka.