Ka hotaggista kansarka minka
Baaritaanada joogtada ah ee Pap smear iyo tallaalka HP ayaa ka caawin karaa ka hortagga kansarka minka. Ka baro wax badan oo ku saabsan kansarka Minka Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota.
Baaritaanada joogtada ah ee Pap smear iyo tallaalka HP ayaa ka caawin karaa ka hortagga kansarka minka. Ka baro wax badan oo ku saabsan kansarka Minka Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota.
Kansarka minka waa kanska minka, wuxuu ka qeyb ka tahay nidaamka dhalamada ee dhediga. Caadi ahaan wuxuu ka bilowdaa inuu ku dhismo unugyada kansarka ka hor. Soo muuqashada unugyada kansarka ka hor inaysan aheyn darruuri micnaheedu ma ahan inuu kugu dhici doono kansarka minka. Waxaa loo helaya daawo unugyadan ka hor inta aysan isku beddelin kansarka.
Kansarka minka caadi ahaan ma ku muujiyo wax astaamo ah heerarka hore. Heerka dambe, dumarka ayaa laga yabaa inay ogaadan dhiig aan caadi aheyn oo ka yimaada siilka, dhacaan aan caadi aheyn ama xanuun inta lagu jiro galmada. Si kastaba ahaate, daryeelka ka hortagga joogtada, dhakhatriirta ayaan qaban kartaa oo isla markiiba daaweyn kartaa.
Dhakhaatiirta waxay rumeysan yihiin fayriska ku dhaca bani'aadamka ee papilloma (HPV) inuu yahay arrinta ugu weyn ee keenta kansarka minka, gaar ahaan noocyada halista-sare ee fayraska.
Waxaa jirto xooga arrimo halista ah ee kansarka minka, oo ay ku jirto caabuqa HPV, sigaar cabista iyo taariikhda qoyska ee kansarka miinkaa Kala hadal dhakhtarkaaga haddii aad ka walacsan tahay wax ku saabsan arrimaha halista ah ee kansarka miinka.
Waa muhiim in la fahmo waxaa caafimaad ahaan lagu taliyey iyo waxaa gaar ahaan u daboolayo qorshahaaga. U isticmaalan ilmaha si aad u baarto. Ka hel faafahinta dheeraadka ah buugga faa'iidada
Labo baaritaan ayaa kaa caawin kara kahortaga kansarka minka ama aad ogaato goor hore:
Tallaalka HPV wuxuu difaacaa noocyada khatarta badan ee caabuqa HPV ee keeni kara kansarka ilmagaleenka. Tallaalkan waxaa lagu taliyey ka hor da'da 13, kaas oo bixiya difaaca ka hor intaadan qaadanin HPV iyo inta uu xoogan yahay difaaca jirkaaga. Inkastoo tallaalka uu si wagaansan u shaqeeynayo marka lagu qaato ka hor da'da 13, hadda waxaa loo ansixiyey dumarka da'da oo dhan 45.
HPV ayaa sidoo kale ku faafi karaa galmada, marka kala hadal dhakhtarkaaga wax ku saabsan hagida galmo badqab ah.
Haa, haweenka qaatay tallaalka HPV waa inay weli sameeyaan baaritaanada joogtada ah ee minka. Tallaalka wuu ku difaaci inta badan, laakiin ma ahaan dhammaantooda, wasaqda HPV ee sababta kansarka minka.
Iyadoo ku xiran taariikhda qoyskaaga iyo arrimo kale oo halis ah, dhakhtarkaagu wuxuu go'aansan karaa in aad u baahantahay baaritaan isdaba joog ah oo aan ahayn waxa la soo jeediyay.
Haweenku waa inay ku bilaaban baarista Pap smear da'da 21 waana inay qaataan mid sadexdii sanaba hal jeer.
Kala hadal dhakhtarkaaga wax ku saabsan doorashada kugu haboon adiga:
Dhakhtarkaaga ayaa laga yaaba inuu kuu sheego inaad u baahnayn dib dambe laguu baaro haddii aad adiga:
Caymiska caafimaadka caadi ahaan wuxuu caymiyaa baaritaanada ka hortagga, baarista baaritaanka iyo tallaalada si ay uga caawiso ka hortaga ama in lagu ogaado walacyada surtagalka ah ee caafimaadka. Baarista Pap smear waxay ka qeyb ka tahay booqasho ka hortag ah ee loogu talagalay haweenka. Tallaal ka HPV waxaa caymiyey caymiska caafimaadka. Hubso inaad KA eegto qorshahaaga faahfaahinta caymiska.
Raadi dhakhaatiirta iyo adeeg bixiyaasha ku jirta-shabkadda aagaaga. Gal qorshaha hadda caymiska.