Daryeelka kahortagga maadaama aad gaboobayso
Baro wax ku saabsan adeegyada kala duwan ee daryeelka ka hortagga kaas oo kaa caawinaya inaad hesho daryeelka aad u baahan tahay.
Baro wax ku saabsan adeegyada kala duwan ee daryeelka ka hortagga kaas oo kaa caawinaya inaad hesho daryeelka aad u baahan tahay.
Maadama aad koreyso, hubaantii waxaad la kulantay isbeddelada maskaxda iyo jirka.
Qorshahaaga Medicare waxaa ku jira adeegyada kala duwan ee daryeelka ka hortagga kaas oo ku siinaya fursado aad ku weydiiso su'aalo ama ku sii xirnaanto adeeg bixiyashadaada daryeelka caafimaadka ku jira yolalka daryeelka caafimaadka iyo sida aad dareemayso.
Adeegyada daryeelka ka-hortagga waa booqashooyin dhakhtar ama bixiye daryeel marka aad guud ahaan dareemayso caafimaad. Booqashooyinkan sidoo kale waa qaabka ugu muhiimsan si loo aqoonsado xaqiiqooyinka khatarta ah ama dhibaatooyinka hore, si aad u hesho caawin ama daryeelka aad u baahan tahay.
Ma jiraan hal lambar oo la eg dhammaan nidaamka ka hortagga, laakiin waa kuwaan booqashooyinka aan ku talinayno dhammaan safarka caafimaadkaaga.
Waxaa loogu talo galay xubanaha Medicare
Daryeelka caafimaadka wanaagsan wuxuu ku bilowdaa Soo dhaweynta booqashada Medicare. Booqashadan waxaa la daboolaya inta lagu jiro 12 bilaha koowaad ee aad leedahay Part B ee Medicare. Waxay ka caawinaysa aasaaasiga marka loo barbardhigo wixii ah isbeddelada caafimaadka in muddo ah.
Soo dhawaynta booqashada Medicare adeeg bixiyaha caaadi ahaan:
La xiriir adeegy bixiyaha (dhakhtarka si jadwaleeyo Soo dhawaynta booqashada Medicare.
Wixii ah xubnaha Medicare Advantage iyo SecureBlueSM (HMO SNP)
Haddii aad xubin ka tahay Blue Cross Medicare Advantage ama qorshayaasha caafimaadka SecureBlue, waxaad u qalantaa inaad hesho dhakhtiir aqoon sare u leh caafimaadka ee Signify Health si laguu siiyo adiga iyo Booqashooyinka sanadleh ah ee Fayoqabka Guriga iyadda aad abidaa ka tagin gurigaaga.
Blue Cross waxay la shaqyasa Signify Health si loo bixiyo booqashada muhiimka ah si ay kaga caawiso maareynta wanaagsan ee caafimaadka socda iyo fayo qabka guriga ee kharash kugu aheyn ama aan laheyn kharash qorsoon.
Inta lagu jiro booqashaaada, dhakhtar aad u tabaran ayaa:
Waxa aad ka filan karto inta lagu jiro qiimeynta caafimaadka ee gurigaaga.
Waxaan sidoo kale bixinaa adeega muuqalka foogaanta. Waxaad jadwalaysan kartaa booqasho muuqaal ah (onleen) waxaadna kula hadli kartaa dhakhtarka wicitaan muqaal ah adiga oo isticmaalaya kombuyuutar, tablet-ka, ama taleefoon casri ah Isku xiraha jadwalayaha Signify ha ogaaddoo haddii aad rabto Booqashada Fayo-qabka Muuqaalka Foogan.
Marka la dhamaystiro Booqashadaada Fayo Qabka:
Waxaad heli doontaa soo koobid qoran, nuqulna waxaa kuu soo diri doonaa dhakhtarkaaga koowaad.
Si aad ugu mahadceliso inaad qaado masuuliyadda caafimaadkaaga, waxaad heli doontaa $25 gift cared ee lagu soo diray boostada muddo 4 ilaa 6 toddobaad gudahood ka dib markaad booqashadaada dhamayso. Gift card-ka wuxuu ka imaan doonaa Signify Health waxaana lagu beddeli karaa meelaha Mastercard la aqbalo. Xubnaha u qalma hal kaadhka hadiyada ah oo guriga ah ama booqashada fayo qabka ee dhakhatiirta Signify ee buuxisay isla sanadka kalendherka.
Wac khadka bilaashka ah 1-844-226-8218, TTY 711
Isniin - Jimco 7 subaxdii. - 7 galabtii iyo Sbati 8 subaxdii. - 4:30 galabtii., Wakhtiga Dhexe
Dhammaan xubnaha Medicare
Aan ku cusbayn Medicare?Weli waxaad leedahay caymiska Booqashada Fay Qabka ee taariikh tirsiga sanad walba.
Waxaad u baahan doontaa inaad oggolaato bilaha 12buuxda ee laga bilaabo waqtigaaga soo dhawaynta booqashada Medicare ka hor inta aad yeelanini Booqashada Xigta ee Fayo qabka. Booqashadan dhakhtarkaaga ayaa ka caawin kartaa inaad soo saarto ama cusbooneysiio qorshahaaga ka hortagga.
Booqashada Fayo Qabka Sanadlaha ah waxaa ku jiri karaa:
La xiriir adeeg bixiyahaaga (dhakhtarkaaga) si aad u jadwalaysato Booqashada Fayo Qabka Sanadlaha.
Xubnaha Medicare Advantage, SecureBlue, iyo Platinum Blue
Baaritaanka jirka waa qaab kale oo wanaagsan oo dhakhtarkaaga aad ka hubin karto wax ku saabsan caafimaadka. Adeegan waxaa daboolaya qorshaha sanad walba.
Halkaas oo Booqashada Sanadlaha Fayo qabka aad looga wada hadlno wa ku saabsan taariikhda caafimaadkaaga iyo walaacyadaada, Baaritaanka jirka wax badan looga qabanayo. Dhakhtarka ayaa fiirin doonaa, dareemaya oo dhageysanaya jirkaaga si loo go'aamiyo haddii loo baahan karo baaritaano kale.
Imtixaanka Jirka waxaa ku jiri karaa:
La xiriir bixiye (dhakhtarkaaga) si aad u jadwaleyso Baaritaanka Jirka.
Dhammaan xubnaha Medicare
Caadi ahaan caymiska caafimaadka wuxuu daboola baaritaano badan oo sanadle ah iyo baarista baaritaano ka caawinaya inaad ka hortaggto ama aad ogaato walacyada caafimaadka ee surgtagalka ah, laakiin baaritaanada qaar ma la daboolin. Hubi inaad qorshahaaga loogu talagalay faafaahinta caymiska. Fadlan wac lambarka ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaaga aqoonsiga ee xubin haddii aad wax su'aalo ah ka qabto baaritaanka, tallaalka ama caymiskaaga.
Arag tallooyinka daryeelka ka hortagga
Cuduro iyo xaaladdo badan, dhaqsiyadda aad ku ogaato, waa inta ugu badan wax sameeyn karto. Taasi waa sababta ay u wanaagsantahay la shaqeeynaynta dhakhtarkaaga si aad hesho daryeelka ka hortagga ee lagula taliyey.
Dhakhtarkaaga ayaa tixgelin doonaa caafimaadkaaga gaarka ah iyo taariikhda qoyska ee ku talineysa jadwalka baaritaanada adiga kugu haboon, laakiin waxaad isticmaali kartaa tilmaamaha hoose bilowga.
| Baarista baaritaanka | Waxaa la fiirinayo | Inta badan |
| Dhiiga sokorta iyo baaritaanka A1C | Macaanada | Sadex sano walba ama ka badan si joogto ah haddii arrimaha halista |
| Baarista cufnaanta lafta | Lafo-jileeca | Sanadle |
| Baarista kolesteroolka | kolesterool badan, kaas oo ku keeni karaa cudur | Shan sano walba ama ka badan si joogto ah haddii arrimaha halista |
| Baarista malawadka | Kansarka mindhiiciirka | Sano10 walba ama go'aaminta dhakhtarka |
| Qiimeynta niyad-jabka | Niyad-jab | Sanadle |
| Baaritaanka indhaha | Arrimaha arraga | 1-2 sano kasta ama sida uu dhakhtarkaaga talo bixiyay |
| Baarintaanka maqalka | Waayista maqalka | Joogteynta |
| Ka baarista naaska | Kansarka naasaha | Labo sano walba ama go'aaminta dhakhtarka |
| Baarista Pap | Kansarka ilmo-galeenka | Sadex sano walba ama go'aaminta dhakhtarkaaga |
| Baarista qanjiirka xaniinta | Qanjiirka xiniinta | Kala hadal dhakhtarkaaga |
U isticmaal ilahaan cilmi baaris:
Isticmaal qalabkeena raadi dhakhtark haddii aad u baahan tahay caawinta hekida dhakhtarka daryeelka aasaasiga ah ee loogu talagalay baaritaanka sanadlaha ah iyo daryeelka ka hortagga.
Akhri macluumaadka caafimaadka ee muhiimka ah sida jimicsiyada dhaqdhaqaaqa fudud, ka hortagga dhicidda, maareynta xanuunka, firfirconida dhimir ahaan iyo jimicsiga iyo wax badan.
Signify Health waa shirkad madaxbanaan oo bixinaysa Adeega Booqashada Fayoqabka.
Waxaan muujinaa shabakadda ballaran ee adeeg-bixiyaasha daryeelka caafimaadka. Adeeg bixiye walba waa qandarasle madax-banaan mana ahan wakiilkeena.
Blue Cross Medicare Advantage waa qorshaha PPO oo leh heshiiska Medicare. Is diiwaangelinta Blue Cross Medicare Advantage waxay ku xiran tahay dib u cusbooneysiinta heshiiska. SecureBlueSM (HMO SNP) waa qorshaha caafimaadka oo qandaraas la leh Medicare iyo barnaamijka kaalmada caafimaadka ee Minnesota si loo siiyo faa'iidooyinka labada barnaamij ee diiwaangashanayaasha. Iska diiwaangelinta SecureBlueSM waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska.
H2425_042426_K02_C DHS la ansixiyey 04/28/2026
Y0138_120325_P01_M