sawirka wajiga ee waayeel dhoolacadaynaya banaanka oo xiran ookiyaale

Ku soo dhawoow xubnaha SecureBlue

yoolkeena waa inaan kaa caawino inaad sida ugu fiican uga faa'iidaysato iyo dheeraadka ah

Bilow

Samee akoonkaaga onlaynka xubin

Akoonigaaga xubin gaar ah ee xafidan wuxuu ku siinaya gelitaankaaga muhiimka
macluumaadka caafimaadka iyo ilaha gaarka ah ee faa'iidooyinkaaga qorshaha.

Abuur xisaab(akoon)

Horey ma u laheyd akoontiga?

Gal

SVG

Hubi faahfaahinta qorshaha iyo dib u eegida caymiska iyo faa'iidooyinka

SVG

Marin u helka Buug-gacmeedka Xubinta

SVG

Raadi daawda la caymiyay iyo bixiyeyaasha shabakadda.

SVG

Arag, soo dejiso oo daabaco kaarka aqoonsiga

Dib u eeg faa'iidooyinkaaga

Adeegyada iyo barnaamijyada caafimaadka

Dhammaan adeegyada caafimaadka dhimirka iyo barnaamijyadda waxay u yihiin bilaash xubanaha Medical Assistance (Medicaid).

Baro barnaamiyadda qorshaha oo dhan iyo adeegyada

Isku Xiraha Daryeelka

Isku duwaha Daryeelka waa shati laysiin ah, baraha bulshada ama bixiyaha daryeelka caafimaadka ee aqoonta leh kaas oo ka caawin inaad hesho daryeelka caafimaadka guriga, faham faa'iidooyinkaaga, isku xirista iyo maareynta daryeelkaaga ama wax badan. Caadi ahaan way kula soo xiriri donaan bisha koowaad gudahood ee isku biirista qorshaha.

Booqo bogga faa'iidooyinka si aad wax badan u barat

Wac 1-888-740-6013, TTY 711. Wicitaankan waa bilaash.

Adeegga Gaadiidka BlueRide

BlueRideSM waxay ku siineysa raacid lagu kalsoon yahay oo badqab ah si loo daboolo caafimaadka, ilkaha, iyo booqashooyinka farmashiye ee dhakhaatiirta aad ku jirto shabakadooda.

Waxaad sidoo kale isticmaali kartaa BlueRide si aad u tagto goobaha jirdhiska ee ka qaybgalaya, fasallada caafimaadka iyo fayo-qab, iyo kulamada Daroogada ee aan magac la'aanta ahayn iyo Aalkolika. 1

Maareynta Daaweynta Daawada

Haddii aad qaadanayso daawooyin badan, khabiirka farmashiistaha ayaa kula kulmi kara si uu uga hadlo daawooyinkaaga, u helo siyaabo lagu maareeyo saameynta dhinaca ah, iyo inuu raadiyo siyaabo lagu yareeyo kharashkaaga.

Gunnooyinka myFlexCard

A myFlexCard Mastercard ayaa laguu soo soo diri doonaa faa'iidooyinkan. Waxaad u isticmaali isla kaarka agabyada daawada aan la qorin (OTC) haddii aad u qalanta, cuntooyinka caafimaadka leh iyo taageerada reerka.

Su'aalo ama caawinta ku saabsan isticmaalka kaarkaaga, fadlan wac myFlexCard 1-844-451-1164, TTY 711.
Isniin ilaa Jimce 8 subaxnimo ilaa 5 fiidnimo, Central Time

Daawada dhakhtarka u qorin (OTC) agabyada caafimaadka iyo fayo-qab

Hel $75 sadex bil walbaa2 si aad u doorato alaabta qaarkood ee aan la iibsan karin. Agabyada waxaa laga dalban karaa onlaynka, telefoonka ama ka qeyb galida iibka dukaamada tafaariiqda.

Cuntooyinka caafimaadka leh iyo taageerada reerka

Haddii aad qabto xaalado caafimaad oo daba dheeraada, waxaa laga yaabaa inaad xaq u leedahay $275 dheeraad ah saddexdii bilood kasta si aad u bixiso adeegyada, kirada, iyo cunto caafimaad sida miro, khudaar, iyo hadhuudh dhan. 3

Raadi daryeel

Raadi bixiyeyaasha ku jira shabakadda

Waxaa laga yaaba inaad lacag badan ku bixiso daryeelkaaga ama daawadaada haddii aanad isticmaalin bixiye ku jira shabakadaada. 

SVG

Raadi dhakhtar

Marka aad leedahay qorshaha SecureBlue, waxaad dooranaysa dhakhtarka ama rugta caafimaadka ee shabakeedna inay noqoto rugta daryeelka farmashiyahaaga.

Waxaad kale heli kartaa daryeelka isha, maqalka ama dhakhatiir kale.

Raadi dhakhtar

Waxaad sidoo kale heysta dookh aad ugu xirmayso guddiga-xaqiijeysan ee dhakhatiirta iyo baxnaaniyaasha shatiga heysta ee online-ka adigoo isticmaalaya Doctor On Demand 24 saacadood maalintii, 7 maalmood toddobaadkii.

Booqo dhakhtar ama dhakhtarka baxnaaninta

SVG

Hel dhakhtar ilko

Qorshayaasheena waxay daboolayaan adeegyada aasaasiga ah ee ilkaha, oo ay ku jirto baaritaanada, nadiifinada iyo buuxinta.

Wixii ah su'aalaha faa'iidooyinka ilkaha ama ka caawinta helida adeeg-bixiyaha shabakadda-ku jira:

Wac khadka bilaashka ah 1-800-774-9049, TTY 711
Isniin - Jimco, 8 subaxnimo ilaa 5 galabnimo Waqtiga Dhexe

Waa inaad ku dartaa furaha boosta oo aad doorta "Minnesota Select Dental Network" si aad u gasho dhakhatiirta ilaha ee ku jra shabakadda.

Raadi tusiyaha dhakhtarka ilkaha

SVG

Raadi dhakhaatiir, farmashiyeyaal iyo daawooyin

Shabakadda farmashiye waa liiska farmashiyaal (farmashiye) kaas oo u buuxin karaa daawada qorshaheena xubnaha.

Waxaa laga yaaba inaad ku bixiso lacag badan daawada haddii aad isticaalin farmashiye ku jira shabakadaada ama daawadaada aysan ku jirin habeeyaha (liiska daawada).

Raadi farmashiye-yaal

Raadi habeeyaha (liiska daawada) onlayn

Ama khadka bilaashaka ah 1-888-877-6424, TTY 711
24 saacadood maalintii, todobo maalmood todobaadkii.

Taageero iyo agabyo

Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa

Wac adeegyada xubnaha lacag la'aanta:

1-888-740-6013, TTY 711.

8 subaxnimo ilaa 8 fiidnimo toddoba maalmood todobaadkii, Oktoobar 1 ilaa Maarso 31 iyo Isniinta ilaa Jimcada Abbriil 1 ilaa Sebtembar 30

Wicitaankan waa bilaash.

Kaalmada turjumaanka

Ka hel ballan turjubaan dhakhtarkaaga haddii Ingiriisku aanu ahayn luqaddaada koowaad.

Wac 1-888-740-6013, TTY 711.
Wicitaankan waa bilaash.

Magacaabidda wakiil

Waxaad magacawi kartaa xubin, saaxiib, ama qof aad ku kalsoon tahay si laga caawiyo sheegashooyinka caafimaadka, racfaanada, ama codsiyada. Adiga oo qof magacaabaya, waxaad muujinaysaa in qofkan uu kuu hadli karo, xog heli karo, oo uu arki karo faahfaahinta caafimaadkaaga ee gaarka ah.

1Ku daqabaqan xayiraahada iyo shuruudaha.

2Qaddarka faa'iidooyinka aan la isticmaalin ee saddex bilaha ma isbeddelo.

3U-qalmitaanka faa'iidada ma ahan mid lagu damaanad qaadi karo kaliya xaalad. Shuruudaha u qalmida waa in marka hore la buuxiya. Kala xiriir Adeegyada Xubin wixii faafaahin ah. Xubnaha waa inay lahaadaan mid ka mid ah xaaladaha daba-dheeraada ee soo socda: cudurka kelyaha ee joogtada ah, xanuunka wadnaha ee ciriiriga ah, COPD, cudurka halbowlaha wadnaha, sonkorowga, ama xaalado kale oo u qalma oo aan lagu xusin. Faa'iidooyinka sadex bilaha ee aan la isticmaalin ma isbeddeli doonaan sadex bil ee xigta.

Kaarka Blue Cross® iyo Blue Shield® ee Minnesota MasterCard® Prepaid Card, myFlexCard, waxaa bixiya Stride Bank, N.A., Xubin FDIC, iyada oo la raacayo liisanka MasterCard International. 

 

SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid.

Delta Dental of Minnesota wuxuu ka madaxbanaan yahay Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. Delta Dental® waxay bixisa adeegyada maamulka ee faa'iidooyinka ilkaha.

Doctor On Demand® waa shirkad madax-banaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada.

Prime Therapeutics LLC waa shirkad madax-bannaan oo laga helaayo maaraynta adeegyada waxtarrada farmashiyaha .

SecureBlueSM (HMO SNP) waa qorshaha caafimaadka taas oo heshiis la ah labada Medicare iyo Minnesota Medical Assistance (Medicaid) si loo bixiyo labada faa'iidooyinka barnaamijyada iska diiwaangeliyaha. Diiwaan-gelinta SecureBlueSM (HMO SNP) waxay ku xirantahay cusbooneysiinta qandaraaska.

H2425_090425_K01_M DHS La Ansixiyey 09/23/25 CMS La Aqbalay 09/30/25