Soo dhawaada, xubnaha Degmada Anoka

Gal goobta xubintaada si aad u aragto sheegashooyinka, lacagaha laga jarayo iyo ugu badnaan. Hel dhakhtarka shabakada, hel caawinta doorshada daryeelka, ka faa'iidayso caafimaadka iyo barnaamijyada fayo-qabka, hel kararka aqoonsiga iyo wax badan.

La bilow La Taliyaha Blue Care

Marka aad gasho websaydkeena xubin, waxaa lagu hagaajin doonaa La taliyaha Blue CareSM. Waxay kaa caawinaysaa inaad si sahlan ugu xiranto dhamaan dheefahaaga, magdhowyadaada, barnaamijyadaada iyo in ka badan. Waaad heli doontaa macluumaad ku saleysan faa'iidooyinkaaga iyo taariikhda ay la socoto tallaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.

Gal mareegta xubin ama soo degso app-ka si aad u bilowdo. 

Gal      Isdiiwaangeli 

Barnaamijyada iyo adeegyada

Raadi dhakhtar

Ka raadso dhakhtar, cisbitaal ama rug caafimaad shabakada qorshahaaga.

Daryeelka khadka

Kala hadal onlineka dhakhtarka lagu kalsoon yahay daqiiqado gudahood.

Hel daryeelka xaga internetka ah

Dawooyinka dhakhtar qoray

Fiiri liiska daawada, foomamka iyo barnaamijyada gaarka ah ee laga yaabo inay saameyn ku yeeshaan. (Waxaad u baahan doontaa inaad doorato liiskaaga daroogada ama shabakada farmashiye.) 

Bal eeg liiska daawada dhakhtar qoray

Daryeelka ka hortagga

Isticmaal faa'iidooyinkaaga daryeelka ka hortagga, oo ay ku jiraan baaritaanno iyo tallaallada hargabka.

Baro wax badan oo ku saabsan daryeelka ka hortagga

Dhiirigelinta Jimicsiga

Is dhis. Abaal marin hel 

Dhiirigelinta Jimicsiga

Barnaamijyada Caafimaadka

Ka faa'iidayso adeegyadan si ay kaaga caawiyaan inaad caafimaad lahaato.

Taageerada joojinta sigaarka

Caafimaadka & macluumaadka ladnaanta

Adeegyada ra'yiga labaad

La xidhiidh Adeegyada Xubnaha

M-Th: 7 subax-7 galabnimo F: 9 subax-6 galabnimo CT 
1-866-870-0348 | (651) 662-5004 | TTY 711

App-ka La taliyaha Blue Care

Astaanta App-ka La taliyaha Blue Care

Ku xiran dhammaan faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinkaaga, barnaamijyaddaada abaalmarinadaada iyo wax kaloo badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga. 

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee Android

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee iOS