Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.

Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan 

Ilaha xubinta

SVG

Gal koontadaada xubin

Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.

Hel Daryeel

Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. 
Gal si aad ugu hesho adeeg bixiyaasha shabkadda kuwaas oo daboolada oo kaliya qorshaha caafimaadka ee hadda. 

National BlueCard PPO

Raadi shabakadda National BlueCard PPO ee dhakhaatiirta, isbitaalada iyo rugaha caafimaadka haddii aadan ku noolayn gobolada hoos ku qoran.

Dadka deggan Florida

Shaqaalaha ku nool Florida waxay ka raadin doonaan Network Blue network.

Kansas City, dadka degan MO

Shaqaalaha ku nool Kansas City, MO, waxay raadin doonaan shabakadda Preferred-Care Blue.

Dadka degan Maryland, Northern Virginia iyo Washington D.C.

Shaqaalaha ku nool Maryland, Northern Virginia (oo lagu qeexay Fairfax, Arlington, Alexandria), ama Gobolka Columbia waxay raadin doonaan BlueChoice Advantage Open Access network.

Dadka degan Oklahoma

Shaqaalaha ku nool Oklahoma waxay raadin doonaan Blue Preferred network.

St. Louis, Missouri dadka deggan

Shaqaalaha ku nool St. Louis, MO, ayaa raadinaya Blue Access Choice network.

Dadka degan Wisconsin

Shaqaalaha ku nool Wisconsin waxay raadin doonaan the Blue Preferred POS network.

Dadka degan Virginia (marka laga reebo Fairfax, Arlington, Alexandria)

Shaqaalaha ku nool Virginia (marka laga reebo Fairfax, Arlington, Alexandria) waxay ka raadin doonaan HealthKeepers POS network.

Faa'iidooyinka

Barnaamjiyada la soo bandhigay

Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.

Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.

Adeegyada daryeelka ka hortagga

Caafimaad qab ku joog intii suurtogal ah​​​​​​​

Wax badan ka baro adeegyadan, oo ay ku jiraan hubinta sannadlaha ah, baadhista iyo tallaalada.

HEALTHLINK

Ilaha Best Buy ee 24/7 ee dhammaan su'aalahaaga la xiriira caafimaadka.

La hadal kaaliye diiwaangashan ama Tababaraha fayo-qabka oo kaa caawin kara ka jawaabista su'aalaha iyo bixinta macluumaad ku saabsan xaaladaha caafimaad sida sonkorowga, kansarka, cudurka wadnnaha​​​​​​​, neefta iyo waxyaabo kale oo badan.

Wac 1-866-229-2810

GuidanceResources

Barnaamijka Kaalmada Shaqaalaha Best Buy

24/7, adeegyo qarsoodi ah adiga iyo qof kasta oo qoyskaaga ah. La hadal khabiirka oo hel ilaa sideed kulan oo bilaash oo dhacdadiiba ama ariintii. 

Wac 1-800-807-1530
(Isticmaalayaasha ugu horeeya: Diiwaangali > Geli Web ID-ga Ururka: BBYLife)

Ilaha taageerada

Taageerada si fudud u hel

Qof weyn oo xiran headset oo dhoolacadeynaya.

Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa

Wac adeega macmiilka Blue Cross 1-866-455-8220. 

  • Faham faa'iidooyinkaaga xubin
  • Hubi sheegasho 
  • Qorshaha guud ee ku saabsan su'aalaha caymiska

Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 8 p.m. CT

Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta. 

La xiriir badroonigaaga

Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:

  • Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
  • Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
  • U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.