Ku soo Dhawoow, Xubnaha Kooxda

Goobtaada xubinta ayaa kuu ogolaanaysa inaad aragto sheegashooyinka, lacagaha laga jarayo iyo ugu badnaan. Raadi dhakhtarka shabakada, hel caawimo doorashada daryeelka, ka faa'iidayso barnaamijyada caafimaadka iyo ladnaan, hel kaararka aqoonsiga iyo wax ka badan. Soo gal si aad u bilowdo 

Sawirka ciwaanka qoyska socda

La bilow La Taliyaha Blue Care

Marka aad gasho websaydkeena xubin, waxaa lagu hagaajin doonaa La taliyaha Blue CareSM. Waxay ku oggolaanaysa inaan ugu xiranto si kala joogsi laheyn dhammaan faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinkaaga, barnaamijyadda, abaalmarinada iyo wa badan. Waaad heli doontaa macluumaad ku saleysan faa'iidooyinkaaga iyo taariikhda ay la socoto tallaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.

La taliyaha Blue Care waxaa laga helaya Destop-ka iyo mobaylka iyada oo la isticmaalayo macluumaad isku mid ah ee lagu galo. Ka baro wax badanbluecrossmn.com/bca

Ka faa'iidayso barnaamijyada aad heli karto

Daawynta jirka oo dhib laheyn

U diyaar garow qaliinka, Ka guulaysiga xanuunka kala goysyadda iyo dhabarka. Caafimaadka qabka iyo xanuun la'aanta. Oo ku samee dhammaantood guriga, oo ku jir jadwalkaaga. Hinge Health waxaad ka helaysaan daboolka 100% ee Caribou Coffee iyo Bagel Brands,adiga iyo xubanaha qoyskaaga ee u qalma, waxayna ku siinayaan qalabyadda si laga caawiyo inaad mar kale si xor ah u socoto. Hel daryeelka aragtida oo laga yaabo inay ku jirto kooxdaada daryeelka iyo 1-ee-1 daawaynta jirka Hadda ku biir.

Omada - Macaanka iyo Barnaamijka Ka hortagga Wadne Xanuunka

Omada® waa barnaamij gaar ah oo loogu talagalay inuu ka caawiyo inaad gaarto yoolalkaaga caafimaadka, haddii tahay miisan dhimis, maareynta macaanka, ama kor u qaadista caafimaadka guud oo dhan. Waxaad heli doontaa tababar u go'an caafimaadka iyo teknoolajiyadii ugu dambeysay si adiga laga taageero sameeynta isbeddeladii ugu dambeysay taas oo ku haboon noloshaada, hal tallaabo mar walba.

Waxaad heli doontaa, 24/7 gelid ammaan ah:

  • Tabaraha caafimaadka Omada ayaa kugu haynaya wadada.
  • Aaladaha miisanka oo kale aad u baahan tahay
  • Dashboor gaarka ah ayaa kugu hagaya safarkaaga
  • Bulshada online-ka ayaa loo habayey danahaaga
  • Wado gaar ah si ay kaga caawiso inaad gaarto yoolalkaaga

Maantaba ka bilow  omadahealth.com/cariboucoffeeandbagelbrandsMaantaba ka bilow omadahealth.com/cariboucoffeeandbagelbrands

Barnaamijka Maareynta Macaanka ee Omada

Haddii adiga ama qofka kugu tiirsan ee hoos yimaada qorshaha caafimaadka uu qabo sonkorow, waxaad awood u yeelan kartaa in lagaa caawiyo maareynta xaaladaada. Booqo Omada online si aad wax badan uga barato oo aad u bilowdo.

Ma dareemaysaa culays? Waan ku caawin karnaa.

Learn to Live waxay bixisaa, 100 % barnaamijyo online ah, sir ah oo bilaash ah oo loogu talagalay: Cadaadiska, Walaaca & Walwalka, Niyad-jabka, Walaaca Bulshada, Hurdo La'aanta, Isticmaalka Maandooriyaha

Si aad isku diiwaangeliso, booqo learntolive.com/welcome/bcbsmn oo gali furaha:CBB

Wixii ah barnaamijyadda dheeriga ah iyo adeegyada xubin, gal.

Ku arag dhakhtar online-ka wakhti kasta

Shaqada, guriga ama wadada, waxaad kula kulmi kartaa dhakhtar online mar kasta oo aad u baahato. Ballan la'aan. Dhakhaatiirta dhabta ah waxaa heli karaan saacadaha 24 maalintii, 365 maalmo sanadkii, si ay kaaga caawiyaan inaad caafimaad hesho. Si aad wax badan u barato ama aad u hubiso in la heli karo goobtaada, booqo daryeelka onlaynka ah

Wax ka baro Doctor On Demand

Blue365

Blue365 waxay bixisa caafimaadka koowaad iyo qiimo dhimista fayo-qabka waa bilaasha madaama ay la xiriirto Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. Blue365 waxay bixisaa qiimo dhimisyada sanadkiiba xubinimada gym-ka, qalabka jimicisga, ikhtiyaarada cunto cunto caafimaad leh iyo wax badan. Marka aad iska diiwaangelinayso Blue365, geli xafaraha hore (sadexda xarfood ee ugu horeysa) ee ku yaala kaarka Aqoonsiga xubin Blue Cross.

Adeegyada daryeelka ka hortagga

Adeegyada daryeelka ka hortagga ahi waa mid ka mid ah siyaabaha ugu wanaagsan ee lagu ilaalin karo caafimaadkaaga iyo qoyskaaga. Adeegyadan waxaa ka mid ah baaritaanno sannadle ah, cabirro iyo tallaallo. Wax badan ka baro daryeelka ka hortagga.

Gal Xubin

Arag caymiska, sheegashooyinka, macluumaadka koontada iyo waxbadan.

App-ka La taliyaha Blue Care

Astaanta App-ka La taliyaha Blue Care

Ku xiran dhammaan faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinkaaga, barnaamijyaddaada abaalmarinadaada iyo wax kaloo badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga. 

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee Android

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee iOS

Doctor On Demand

24/7 dhakhtarka onlaynka

Kula kulan si fool ka fool ah dhakhtarka haysta shahaadada guddiga oo onliyn ah, dhakhtarka dhimirka ama khabiirka cilmi-nafsiga meel kasta oo aad la joogto Doctor On Demand-ka Included Health.

Faa'iidooyinka waxay ku kala duwan yihiin qorshe ahaan.