Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Ilaha xubinta
Gal koontadaada xubin
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Hel aaladda La taliyaha Blue Care
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
Faa'iidooyinka
Barnaamjiyada la soo bandhigay
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.
Doctor On Demand
Telemedicine
Hel daryeel degdega ah marka onlayn looga baahdo 247. Haddii aad joogto guriga ama aad socoto wado, daryeelka caafimaadka ayaa ka xigo oo kaliya riixid.
Wac 1-800-997-6196
Waxaa loo heli karaa associates ku jira qorshaha caafimaadka
Tobacco cessation
Joojinta tubaakada iyo khadka taageerada ee uumiga
Waligaa goor dambe ma aha si aad u joojiso. Ka hel taageero tababare si aad ugu dambeyntii tobaakada uga takhalusto!
U wac 1-888-662-2583 (TTY 711) si aad ula hadasho Tababaraha fayoqabka.
Maternity Management
Caafimaadka uurka iyo ka dib dhalmada
Barnaamijka taageerada dhalmada ka hor oo xubnaha siiya agab waxbarasho oo qoto dheer iyo waxyaabo kale.
Wac 1-800-793-6916 si aad ula hadasho Daryeelka Caafimaadka.
Adeegyada daryeelka ka hortagga
Caafimaad qab ku joog intii suurtogal ah
Wax badan ka baro adeegyadan, oo ay ku jiraan hubinta sannadlaha ah, baadhista iyo tallaalada.
Dawooyinka dhakhtar qoray
Faa'iidooyinka, raadi daawooyinka caymisan, hel farmashiye iyo waxyaabo kale
Garashada sida faa'iidooyinka noocyada kala duwan ay u shaqeeyaan ee warqada dawada ee dhakhtar qoray ayaa ka caawin kartaa maareynta kharashaadka.
Ilaha taageerada
Taageerada si fudud u hel
Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa
Wac adeega macmiilka Blue Cross 1-855-374-2583.
- Faham faa'iidooyinkaaga xubin
- Hubi sheegasho
- Qorshaha guud ee ku saabsan su'aalaha caymiska
Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 6 p.m. CT
Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta.
La xiriir badroonigaaga
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
- Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
- Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
- U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.
Raadi mareegteena
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
- Su'aalaha soo noqnoqda FAQs ee xubinimada
- Caawinta gelida xubin
- Baro wax ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo caymiska
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada