Macluumaadka qorshaha
Xubnaha koxda Knife River ayaa dooraan karaa labada farqi ee u dhaxeysa qorshayaasha caafimaadka lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo (HDHP). Labada qorshe ayaa bixin caymiska daryeelka ka hortaggar qoray, xafiiska booqashooyinka, isbitaal seexinta, qaliinka, qaliinka,warqada dawada ee dhakhtar qorayiyo wax badan. Qorshe walba oo caafimaad wuxuu bixiya caymiska warqada dawada ee dhakhtar qoray ee ku jira liiska Ka hortagga FlexRx. Warqada takhtarka qoray ee ku jirta liiskan waxay ku heli karaan shaqaalaha lacag la'aan xubnaha kooxda iyo waxayna daboolaysa xubnaha qoyskooda. Rajeetooyinka ku jira dhammaan shabakaddaha kale axaa lagu dabolay 80% (lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo kadib). Qorshayaasha lacagta laga rabo caymiska way kala duwayihiin waxayna ka baxsan tahay jeedbka ugu badnaan.
- Qorshaha HDHP Medical1 (Qorshaha KKC 1) waxay bixisaa lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo xadiga lacagta jeebka-laga-bixinayo. Qorshaha wadarta guud wuxuu bilaabaya lacag bixinta lagu daboolayo adeega marka gabi ahaan lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ama la buuxiyo xadiga lacagta jeebka laga bixinayo. Tani waxaa bixin karaa mid ama xubnaha qoyska oo la isku geeyay.
- Qorshaha HDHP Medical 2 (Qorshaha KKC 2) waxay bixisaa lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo and xadigae xadiga lacagta jeebka-laga-bixinayo. Qorshaha lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ee qiimaha go’aan waxay bilaabanaysa bixinta adeegyadda la daboolay ee loogu talo galay xubinta buuxiya qorshaha hal mar ka jari karo lacagta. Wadarta guud lacagta ugu badan ee xadiga lacagta jeebka laga bixinayo waxay bilaabaysa inay bixiso adeeg lagu daboolay marka gabi ahaan la buuxiyo xadiga lacagta jeebka laga bixinayo Tani waxaa bixin karaa mid ama xubnaha qoyska oo la isku geeyay.
Labada qorshe ayaa lagu xiri karaa Koontada Keydka Caafimaadka (KKC). Tani waxay ku oggolaanaysa inay ku badbaadiso lacag xor ka a canshuurta ee loogu talo galay kharashaadka daryeelka caafimaadka. Lacagta ku jirta xirmooxinka KKC in ka badan sanad kadib sanad waxaana iska leh xubinta kooxda xitaa haddii aad beddesho shaqooxinka ama qorshaxaasha caafimaadka.