qof weyn iyo ilmo oo dhexmaraya dhul bareed

Ka Caawinaya inaad ku noolaato noloshaada caafimaad qabta

Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan

Ilaha xubinta

SVG

Gal koontadaada xubin

Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan. Wac Blue Cross 1-877-258-3760 si aad u hesho taageero dheeraad ah.

Wixii macluumaad ah ee 2024/2025, fadlan booqo mn.exploremyplan.com ama la soo xiriir Accolade 1-866-336-0801.

Hel Daryeel

Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. Gali si aad u hesho bixiyeyaasha shabakadda daboola qorshaha-haaga hadda. 

Faa'iidooyinka

Barnaamjiyada la soo bandhigay

Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.

Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale. 

Adeegyada daryeelka ka hortagga

Caafimaad qab ku joog intii suurtogal ah​​​​​​​

Wax badan ka baro adeegyadan, oo ay ku jiraan hubinta sannadlaha ah, baadhista iyo tallaalada.

Tobacco cessation

Joojinta tubaakada iyo khadka taageerada ee uumiga

Waligaa goor dambe ma aha si aad u joojiso. Ka hel taageero tababare si aad ugu dambeyntii tobaakada uga takhalusto! 

U wac 1-888-662-2583 (TTY 711) si aad ula hadasho Tababaraha fayoqabka. 

Doctor On Demand

Telemedicine

Hel daryeel degdega ah marka onlayn looga baahdo 247. Haddii aad joogto guriga ama aad socoto wado, daryeelka caafimaadka ayaa ka xigo oo kaliya riixid. 

Wac 1-800-997-6196

Express Scripts

La socoshada dawooyinka dhakhtar qoray waxay noqon kartaa mid adag, waana sababta qorshaha farmashiye uu halkan u joogo si loo fududeeyo geeddi-socodka. Laga soo bilaabo caawinta buuxinta warqadaha qorista, ku soo dirista boostada, ilaa u beddelida daawooyinka jeneeriga ah, waxaad leedahay awood aad ku hesho warqadaha saxda ah waqtiga saxda ah, si kasta oo kugu habboon!  

Wac 800-987-8362

Vida Health

Maarey culeyska luminta iyo sonkorowga

Vida waxay bixisaa taageero ku saabsan xaalada dabadheeraata, yoolalka luminta culeyska, caafimaadka dhimirka, sonkorowga iyo dhiig karka sare.

Wac 1-833-732-2242

Hinge Health

Dhabar xanuun iyo kala goysyo xanuun

Hel baxnaaninta jirka muuqaalka foogaan iyo wax kharash ma kugu ahaan. Kaa caaewinta yareynta kala baxa maalin walba iyo murqo xanuunka, ka soo kabashada dhawaaca, iyo kor u qaadida dhaqdhaqaqa iyo xooga, iyo baxnaaninta xanunka misigta. 

Wac 1-855-902-2777

Lyra

Noloshu way adkaan kartaa, waana wax caadi ah in aan fiicnayn. Lyra Health ayaa halkan u joogta inay ku caawiso! Lyra waxay bixisaa taageero daryeelka caafimaadka dhimirka iyo shacuurta iyada oo loo marayo tababar, daaweynta muddada-gaaban, iyo aaladaha is-daryeelka si ay kaaga caawiyaan inaad si fiican u maamusho shucuurta, fikradaha, iyo dabeecadaha si xun u saameeya noloshaada.

Wac 844-904-2558

Ilaha Cariloop Family

Cariloop waxay bixisaa 1:1 tababar shaqsiyeed, aalado dijitaal ah iyo ilaha, iyo shabakad daryeel bixiye oo ballaaran si ay uga caawiso shaqaalaha arrimo kala duwan. Kuwaas waxaa ka mid ah helitaanka nolol caawin ah oo loogu talagalay qof gaboobay oo aad jeceshahay, abuurista dardaaran nololeed, helitaanka daryeelka carruurta, helitaanka taageerada waalidnimada, marinka diyaarinta Jaamacadda iyo maalgelinta, iyo waxyaabo kale oo badan.

Wac 972-325-5836 

Ilaha taageerada

Taageerada si fudud u hel

Blue Cross Care Advocate

Ku hel dhammaan baahiyaahaga daryeelka caafimaadka iyo su'aalaha telefoonka ama kula shakeyso farinta tooska.

7 subaxnimo ilaa 8 galabnimo CT

Isniin ilaa Jimce

1-877-258-3760, TTY 711

Blue Cross Care Advocate waxaa taageera dhakhaatiirta, kalkaaliyayaasha caafimaadka, farmashiistayaasha, takhasuska, iyo khubarada kale ee goobta jooga, si haddii aysan garanaynin jawaabta su'aashaada, ay heli karaan.

  • Baro oo fahma faa'iidooyinkaaga
  • Soo hel daryeel bixiyeyaal oo diyaari balamo
  • Is barbar dhig oo fahan fursadaha daawaynta
  • Go'aanso haddii nidaamka lagu taliyey la daboolay
  • Ka jawaab su'aalaha ku saabsan sheegashooyinka
  • Wareejinta diiwaanka caafimaadka
  • Deji oo gaar yoolaalka caafimaad

La xiriir badroonigaaga

Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:

  • Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
  • Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
  • U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm. 

Hinge Health waa shirkad madax-bannaan oo bixisa murqaha qalfoofta adeegyada daryeelka.

Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada