


Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Ilaha xubinta
Gal koontadaada xubin
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Hel aaladda La taliyaha Blue Care
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
Hel Daryeel
Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. Gal si aad ugu hesho adeeg bixiyaasha shabkadda kuwaas oo daboolada oo kaliya qorshaha caafimaadka ee hadda.
National BlueCard PPO
Raadi shabakadda National BlueCard PPO ee dhakhaatiirta, isbitaalada iyo rugaha caafimaadka haddii aadan ku noolayn gobolada hoos ku qoran.
Dadka deggan Florida
Shaqaalaha ku nool Florida waxay raadin doonaan Network Blue.
Dadka deggan Georgia
Shaqaalaha ku nool Georgia waxay raadin doonaan Blue Open Access POS network.
Dadka degan Maryland/D.C.
Shaqaalaha ku nool Maryland ama Degmada Columbia waxay raadin doonaan BlueChoice Advantage Open Access network.
Dadka dean New Hampshire
Shaqaalaha ku nool New Hampshire waxay raadin doonaan BlueChoice Open Access network.
Dadka ku nool New Jersey
Shaqaalaha ku nool New Jersey waxay raadin doonaan shabakadda Horizon Managed Care.
Dadka degan Wisconsin
Shaqaalaha ku nool Wisconsin waxay raadin doonaan the Blue Preferred POS network.
Faa'iidooyinka
Barnaamjiyada la soo bandhigay
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.
Doctor On Demand
Ku arag dhakhtar online-ka wakhti kasta
Shaqada, guriga ama wadada, waxaad kula kulmi kartaa dhakhtar online mar kasta oo aad u baahato. Ballan maya. Si aad u hubiso goobta aad ku taalo helitaanka, booqo daryeelka onlaynka.
Shakhsiyadda
Dhibaatooyinka fayo-qab
Virgin Pulse waxay noqoneysa shakhsiyadd waxaa laga heli doonaa 2025dhibaayooyinka hore ee fayo-qabka.
- Dhibaatooyinka shakhsiga ah
- Dhibaatooyinka dhaqanka caafimaad qabka
- Caqabadaha tallaabadda
Headspace
Taageerada caafimaadka dhimirka On-demand
La xiriir tababaraha adigoo kula xiriira qaraal-ku saleysan si aad u hesho taageero shaqsiyadeed oo ku saabsan wixii aad marayso. Raadi kheyraad xirfad-dhisid iyo taageero taterabiye iyo dhakhtarka dhimirka sidoo kale.
Daryeelka jinsiga
La-taliyaha Adeegyada Jinsiga
Waxaan kuu siinaynaa hagida si ay kaga caawiso maareynta daryeelka iyo hagida caymiska labeebka iyo xubnaha laga roonyaasha iyo qoyskooda. Haddii aad qabto wax su'aal ah oo la xiriirta daryeelka jinsiga, waxaad wici kartaa 1-866-694-9361.
Maternity Management
Caafimaadka uurka iyo ka dib dhalmada
Barnaamijka taageerada dhalmada ka hor oo xubnaha siiya agab waxbarasho oo qoto dheer iyo waxyaabo kale.
Wac 1-800-793-6916 si aad ula hadasho Daryeelka Caafimaadka.
Kindbody
Taageerada taranka
Medronic waxay bixisa Kindbody sida faa'iidada taranka. Waxaad heli doontaa 3 caadada taranka oo ay ku jirto daawada laga helo faa'iidaada.
Kindly Human
Taageerada xaaladedd On-demand
Kindly Human waxay bixisa taageerada habaysan ee loogu talo galay qof walba oo ku jira haya'adda ee ku dhisan isku xirada faa ee lagu wadaagay waayo araganimada nolosha.
Taageerada hooyada
Taageerada waalidnimada
App-yadda Ovia Health waxay bixiyaan mawduucyo iyo talooyin khabiir ah, aragtiyo caafimaad oo shakhsiyadeed ah iyo tababar caafimaad oo baahi loo qabo oo ay bixiyaan kalkaaliyayaal diiwaangashan si ay kaaga caawiyaan uurka, bilowga qoyska iyo dheellitirka nolosha carruurta.
Bend Health
Daryeelka caafimaadka dhimirka ee muuqaalka foogan
Muuqaalka foogaan daryeelka caafimaadka dhimirka ee loogu talo galay qoysaska, ciyaalka, dhalinyarada iyo barbaata jirta da'da 25, including therapy, tababaraha caafimaadka dabeecadda iyo adeegyadda gaarka ah.
Voya
Faa'iidooyinka Kaabida Caafimaadka
Voya waxay diyaar u tahay inay ka caawiso u diyaargarowga saameynta cudurka aan la sadaalinin ee aan la cayminin, dhacada shilka, ama joogida isbitaalka. Haddii ka diiwaangashan tahay Faa'iidooyinka Caafimaadka Kabida, xusuusnow inaad soo gudbiso sheegashooyinka aad u qalanto.
Ilaha taageerada
Taageerada si fudud u hel
Blue Cross Care Advocate
Ku hel dhammaan baahiyaahaga daryeelka caafimaadka iyo su'aalaha telefoonka ama kula shakeyso farinta tooska.
7 subaxnimo ilaa 8 galabnimo CT
Isniin ilaa Jimce
1-866-455-8221, TTY 711
La xiriir badroonigaaga
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
- Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
- Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
- U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.
Raadi mareegteena
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
- Su'aalaha soo noqnoqda FAQs ee xubinimada
- Caawinta gelida xubin
- Baro wax ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo caymiska
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada
Ovia waa shirkad madaxbannaan oo bixisa daryeelka kooban ah oo loogu talagalay fayo-qab qoyska.