Ku soo dhawoow, ilahah shaqaalaha MDU

Ma u baahan tahay caawin? Fadlan la xiriir adeegga macmiilka Blue Cross 1-866-537-7719, 7 subax ilaa 8 galabnimo.CT, Isniinta ilaa Jimcaha.

Buugaagta yar ee faa'iida, liisaska daawooyinka ka hortagga ah iyo agabyada la xiriira

Ka hel bixiyeyaal caafimaad oo daboolan shabakada qorshahaaga

Qaad tallaabooyin yaryar oo caafimaad qaba si aad u taageerto caafimaadkaaga

Macluumaadka qorshaha

Ilaha shaqaalaha MDU ayaa dooraan karaa labada farqi ee u dhaxeysa qorshayaasha caafimaadka lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo (HDHP). Labada qorshe ayaa bixin caymiska daryeelka ka hortaggar qoray, xafiiska booqashooyinka, isbitaal seexinta, qaliinka, qaliinka,warqada dawada ee dhakhtar qorayiyo wax badan. Qorshe walba oo caafimaad wuxuu bixiya caymiska warqada dawada ee dhakhtar qoray ee ku jira liiska Ka hortagga FlexRx. Rajadda ku liiskan waxay ku heli karaan shaqaalaha lacag la'aan iyo waxayna daboolaysa xubnaha qoyskooda. Rajeetooyinka ku jira dhammaan shabakaddaha kale axaa lagu dabolay 80% (lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo kadib). Qorshayaasha lacagta laga rabo caymiska way kala duwayihiin waxayna ka baxsan tahay jeedbka ugu badnaan.

  • Qorshaha KKC 1 waxay bixisa wadarta guud ee lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo xadiga lacagta jeebka laga bixinayo. Qorshaha wadarta guud wuxuu bilaabaya lacag bixinta lagu daboolayo adeega marka gabi ahaan lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ama la buuxiyo xadiga lacagta jeebka laga bixinayo. Tani waxaa bixin karaa mid ama xubnaha qoyska oo la isku geeyay.
  • Qorshaha KKC 2 waxay bixisa qiimaha go'an ee lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo wadarta guud xadiga lacagta jeebka laga bixinayo. Qorshaha lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ee qiimaha go’aan waxay bilaabanaysa bixinta adeegyadda la daboolay ee loogu talo galay xubinta buuxiya qorshaha hal mar ka jari karo lacagta. Wadarta guud lacagta ugu badan ee xadiga lacagta jeebka laga bixinayo waxay bilaabaysa inay bixiso adeeg lagu daboolay marka gabi ahaan la buuxiyo xadiga lacagta jeebka laga bixinayo Tani waxaa bixin karaa mid ama xubnaha qoyska oo la isku geeyay.

Labada qorshe ayaa lagu xiri karaa Koontada Keydka Caafimaadka (KKC). Tani waxay ku oggolaanaysa inay ku badbaadiso lacag xor ka a canshuurta ee loogu talo galay kharashaadka daryeelka caafimaadka. Lacagta ku jirta xirmooxinka KKC in ka badan sanad kadib sanad waxaana iska leh shaqaalaha xitaa haddii aad beddesho shaqooxinka ama qorshaxaasha caafimaadka.


Khayraad


La bilow La Taliyaha Blue Care

Marka aad gasho websaydkeena xubin, waxaa lagu hagaajin doonaa La taliyaha Blue CareSM. Waxay kaa caawinaysaa inaad si sahlan ugu xiranto dhamaan dheefahaaga, magdhowyadaada, barnaamijyadaada iyo in ka badan. Waaad heli doontaa macluumaad ku saleysan faa'iidooyinkaaga iyo taariikhda ay la socoto tallaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.

Gal mareegta xubin ama soo degso app-ka si aad u bilowdo. 

Gal      Isdiiwaangeli 

Raadi daryeel

Hel garab si aad u hesho daryeelka saxda ah ee adiga kugu habboon. Marka isticmaalayso Raadi Dhakhtar, gal ama ka xaqiiji shabadaada inaad dooratay si aad u aragto oo kaliya adeeg bixiyasha daboolaya qorshahaaga.

Raadi dhakhtar

Daryeelka Koowaad ee Muuqaalka Foogan

Doctor On Demand waxay bixisa daryeelka koowaad ee muuqaalka foogaan waxay ku jirto dhakhtarka koowaad koowaad u go'an, isdhexgalka caafimaadka dabeecadda,247 daryeelka degdeg ah daryeelka ka hortagga iyo Taageerada Kooxda Daryeelka, dhammaantooda waxaa laga helaya smartphone-kaaga tablet-tablet, ama kombuyuuterkaaga. Booqashada lacagta ayaa lagu soo dalaci karaa. Si aad u jadwalaysato ballan ama aad u aragto adeeg bixiye, booqo  doctorondemand.com/mdur.
 

Ku noqo kor

 

Taageerada ladnaan

Blue Cross waxay rabtaa inay ku taageerto fayoobida, kaliya maahan jirro. Tallaabooyin yar yar oo caafimaad qaba ku qaado barnaamijyadan:

  • Barnaanijka Caawinta Shaqaalaha:  waa bilaash, qiimeyn qarsoodi ah/la talin/adeegyada soo gubinta waxaa shaqaalaha waxaa tababaro shaqaale u tabaran kuwaas oo ka caawiya shakhsiyaadka iyo qoysaska inay qiimeeyaan dhibaatooyinkooda iyo qaadista tallaabada wanaagsan ee lagu xalinayo.
    • Wixii ah Shaqaalaha Kooxda Sharci dejinta, la xiiir St Alexius Health at (800) 327-7195
    • Shaqaalaha Everus Construction, Inc., la xidhiidh Caawinta Awoodda guidanceresources.com ama (800) 964-3577
  • Learn to Live: Waxay bixisa barnaamijyadda onlaynka ah ee xawaraha-iskaada ah ee loogu talo galay in wax looga qabto walaca, walbahaarka, walaca bulshada, hurdo la'aanta ama isticmaalka maandooriyaha. Shaqaalaha iyo xubnaha qoyskooda 13 + ayaa u qalma. Ka baro wax badan: learntolive.com/welcome/bcbsmn adiga oo isticmaalaya koodhka MDUR
  • Omada:  Qaad tillaabooyin aad isaga ilaalinayso xanuunka macaanka iyo wadne xanuunka. Waxaad heli doontaa qalab, waxbarasho, tababar caafimaad iyo kooxaha isku faca ee khadka tooska ah. Shaqaalaha iyo xubnaha qaangaarka ah ee qoyskooda ee la nool macaanka 1 ama 2 iyo nooca khatarta 2 macaanka ama wadne xanuunka ayaa u qalma. Bilow: omadahealth.com/mdur
  • Hinge Health: Barnaamijka daawaynta jirka ee muuqaalka foogaan si ay kaga caawiso dhabarka xanuunka iyo kala baxyo xanuunka, ka soo kabashada dhawacyada, diyaarinta qaliinka ama caafimaad qabka iyo xanuun la'aanta. Kharash ma ku ahan shaqaalaha ama xubnaha qoyska ee dadka waa weyn,hingehealth.com/for/mdur ama (855) 902-2777
  • Adeegyadda Daryeelka Ka hortagga: Daryeelka ka hortagga waa mid ka mid ah siyaabooyinka ugu wanaagsan si adiga iyo qoyskaaga looga dhigo caafimaad qab. Adeegyadan waxaa ka mid ah baaritaanno sannadle ah, cabirro iyo tallaallo. Baro wax badan oo ku saabsan daryeelka ka hortagga

 

Ku noqo kor